Home » Entries posted by MaantaSomaliland (Page 63)

Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ku Soo Laabtay Dalka

Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ku Soo Laabtay Dalka

Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ku Soo Laabtay Dalka Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu socdaal qaatay muddo 4 cisho ah ugu maqnaa wadanka Itoobiya. Wasiirka arrimaha dibadu wuxuu kulamo kala duwan la yeeshay Masuuliyiinta dalka Itoobiya, sidaasna waxa lagu sheegay warsaxaafadeed […]

Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir Oo Xaalad Caafimaad Loogu QaadJabuutiay

Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir Oo Xaalad Caafimaad Loogu QaadJabuutiay

Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir Oo Xaalad Caafimaad Loogu QaadJabuutiay Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir, oo ah Suldaanka guud ee beelaha Somaliland, ayaa maanta xaalad caafimaad darteed loogu qaaday cisbitaal ku yaala wadanka Jabuuti,ka dib markii uu xanuunsanay muddo laba ilaa sadex bilood ku dhow. waxa gacan weyn ka geystay qorshaha lagu qaaday Suldaanka Xukuumadda Somaliland, sida […]

Mudaneyaal Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay Inay Faraha kala Baxdo Golaha Wakiilada

Mudaneyaal Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay Inay Faraha kala Baxdo Golaha Wakiilada Mudaneyaashii watay mooshinkii wax ka bedelka xeer hoosaadka ee shirgudoonku sheegeen inuu buray maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Hargeysa waxay ku difaaceen sharcinimada dacwad ay u gudbiyeen Maxkamada Sare ee Somaliland Sabtidii. Mudaneyaashani intii aanay maanta gudo gelin shirkooda jaraa’id waxay […]

Wasiirka Kalluumaysiga Oo Sii Daayay Maraakiib Shisheeye Ah Iyada Oo Ay Weli Xidhan Yihiiin Maraakiib Ay Leeyihiin Dad Muwaadiniin Ahi

Wasiirka Kalluumaysiga Oo Sii Daayay Maraakiib Shisheeye Ah  Iyada Oo Ay Weli Xidhan Yihiiin Maraakiib Ay Leeyihiin Dad Muwaadiniin Ahi

Hargeysa (MAANTASOMALILAND)- Xukuumada Somaliland ayaa shalay sii daysay laba Markab oo ka mid ahaa afar Markab oo ay Ciidamada ilaalada xeebahu 17- kii bishan Dicembar ka soo qabteen xeebta galbeedka ee magaalada Saylac, oo ay sifo sharci darro ah uga kalluumaysanayay. Warku wuxuu intaas ku darayaa in labadan markab ay ruqsad ka haysteen Wasaaradda Kaluumaysiga […]

Ugaadhsato Carbeed Oo Lagu Arkay Deegaamo Ka Tirsan Degmada Lughaya

Boorama (MAANTASOMALILAND) Wararka ka imanaya degaanada Lughaya iyo Cabdi Geeddi oo ka kala tirsan gobolada Awdal iyo Hargeysa ,ayaa la sheegey in lagu arkay deegaamadaas ugaadhsato Carbeed oo hawlo ugaadhsi ah ka wada deegaamadaas. Warkan oo uu magaalada Boorama nooga soo diray weriyaha Wargeyska Maantasomaliland uga soo warama gobolka Awdal weriye Maxamed Cumar Sheekh (HYNE) […]

Biyo Yaraan Ba’an oo Soo Food Saartay Buuhoodle Iyo Sicir Barar Saameyay Nolashii danyarta

Buuhoodle (MAANTASOMALILAND)- Magaalada Buuhoodle iyo deegaamada hoos yimaada waxa soo waajahay xaalad biyo yaraan ah oo ba’an, waxaana qaaliyoobay qiimaha biyaha. Biyo yaraanta Magaaladaasi waxa sababay roobkii dayrta oo yaraa. Foostada biyaha ah ayaa gaadhay 2 Dollar waxaanay arrintaasi saamayn xun ku yeelatay qoysaska danyarta ah ee degan deegaamadda Buuhoodle. Waxa magaalada Buuhoodle dadweynuhu ka […]

Xeer Ilaaliyaha Guud Oo Sheegay Inay Sii Daynayaan Laba Suxufi Oo Saarnaa Diyaarada Hargeysa ku Xidhan

Hargeysa (MAANTASOMALILAND)- Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliland Xasan Axmed Aadan, ayaa sheegay in wax dambi ah lagu waayay laba Nin oo Suxufiyiin ah oo saarnaa diyaaraddii u socotay magaalada Boosaaso ee maamul goboleedka Puntland, muddada tobanka cisho ah ku xidhan madaarka Hargeysa oo ay soo fadhiisatay markii shiidaal yaraani soo waajahday. Xeer Ilaaliyaha guud ee […]

Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Diyaaradii Madaarka Hargeysa Ku Xidhan ee Puntland Ku Socotay

Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay  Diyaaradii Madaarka Hargeysa Ku Xidhan ee  Puntland Ku Socotay

Hargeysa (MAANTASOMALILAND)- Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa sheegay inay qaramadda midoobay u gudbiyeen baadhista diyaaraddii dirayska ciidamadda iyo saanadda milatari u siday maamul goboleedka Puntland ee tobankii cisho ee la soo dhaafay ku xidhnayd Madaarka Hargeysa ka dib markii ay soo wajahday shiidaal yaraani. Wasiirka arrimaha […]

Guddoomiyaha NEERAD Oo Ka Digay Abaaro Ku Soo Fool Leh Somaliland

Hargeysa (Maantasomaliland)- Guddoomiyha Hay’adda ka hortaga aafooyinka Dabiiciga ah ee Somaliland (NERAT) Dr. Maxmed Muuse Cawaale ayaa sheegay in Soamliland ay soo food saaratay Abaar Iyo Biyo la’aan ba’an, taas oo uu tilmaamay in ay saamayn ku yeelan nolosha dad ka badan 30% . Dr. Maxamed Muuse Cawaale oo shalay u waramay qaar kamida warbaahinta […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com