Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 620)

Guddoomiye Saleebaan Oo Go’aanka Guurtida Ku Tilmaamay Mid Aan Ka Noqosho Lahayn.

Guddoomiye Saleebaan Oo Go’aanka Guurtida Ku Tilmaamay Mid Aan Ka Noqosho Lahayn.

Guddoomiyaha Golaha Guurtida somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Maanta kulan Layeeshay Safiirka Ingiirska u fadhiya Dalka Ethiopia. Waftigan ayaa guddoomiyaha shir Albaabadu u xidhan yihiin layeeshay oo Aan warbaahinta loo ogolaan in ay goob joog ka noqdaan. Shirkaasi markii uu soo dhamaaday waxa saxaafada la hadlay Guddoomiyaha Golaha Guurtida somaliland oo sheegay in Go’aan guurtidu […]

Wada hadalkii u socday labada dhinac ee xukuumada iyo Axsaabta Siyaasada ayaa maanta kulan lagu balan Sanaa in lagu qabto Huteel Maansoor laga soo raray kaas oo ka dhacay guriga madaxwayne ku xigeenka ayaa ilaa hada u muuqda mid Aanay waxba ka soo bixin.

Wada hadalkii u socday labada dhinac ee xukuumada iyo Axsaabta Siyaasada ayaa maanta kulan lagu balan Sanaa in lagu qabto Huteel Maansoor laga soo raray kaas oo ka dhacay guriga madaxwayne ku xigeenka ayaa ilaa hada u muuqda mid Aanay waxba ka soo bixin. Agagaarka Guriga Madaxwayne ku xigeenka ayaa waxa Buux dhaafiyay Ciidamada kala […]

Muxuu Suleiman gaal sadexda xisbi iyo komishanku waxay isla aqbaleen u diidayaa. musharax wariye xuseen xarbi

Muxuu Suleiman gaal sadexda xisbi iyo komishanku waxay isla aqbaleen u diidayaa. musharax wariye xuseen xarbi

Golahii guurtida ee la doortay ee beeluhu soo xuleen wuxuu ka koobnaa 82 xubnood. Iminka tirada ka nooli waa 11 ay weliba afar ka mid ihi bukaan jiif yihiin. Waxa soo hadhay 7 ay ku jiraan dhowr oday oo maskaxda ka daalay sida Suleiman gaal, Cabdi Waraabe iyo Dheeg iyo weliba qaar kale. Sidaa marka […]

wada hadalkii u dhaxeeyay Xukuumada iyo Axsaabta Mucaaradka oo burburay ka dib markii la isku af garan waayay mudada ay xukuumadu tanaasulayso.

wada hadalkii u dhaxeeyay Xukuumada iyo Axsaabta Mucaaradka oo burburay ka dib markii la isku af garan waayay mudada ay xukuumadu tanaasulayso.

wada hadalkii u dhaxeeyay Xukuumada iyo Axsaabta Mucaaradka oo burburay ka dib markii la isku af garan waayay mudada ay xukuumadu tanaasulayso. Shirkan oo Saacado badan qaatay ayaa waxa dibada uga soo baxay xisbiga mucaaradka ah ee wadani waxaana uu guddoomiye ciro sheegay inuu wada hadaladii burbureen. waxa uu beesha caalamka baaq ugu diray in […]

Madaxtooyada Oo Wasiirka Waxbarashada Ka Dalbatay In Uu Xilka Ka Qaado Maamulayaasha Dugsiyo Xuskii 18-kii May, Gurigiisa Ku Booqday Muj Xasan Ciise

Madaxtooyada Oo Wasiirka Waxbarashada Ka Dalbatay In Uu Xilka Ka Qaado Maamulayaasha Dugsiyo Xuskii 18-kii May, Gurigiisa Ku Booqday Muj Xasan Ciise

Madaxtooyada Somaliland, ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dalbatay Wasiirka Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, Faarax Cilmi Maxamuud (Geedoole), in uu xilka ka qaado Af-hayeenka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare, ahna maamulaha guud ee dugsiga sare ee Mujaahid Quule Adan, Cabdilaahi Ibraahin Xaaji Xasan, iyo Maamulaha Dugsiga sare  ee Mujaahid Dayib Guray, Guuleed […]

Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku laalay mooshin sahlaayay in Maayarada dalka xilka lagaga qaadi karo si sahlan oo cod hal dheeriya.

Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku laalay mooshin sahlaayay in Maayarada dalka xilka lagaga qaadi karo si sahlan oo cod hal dheeriya.

Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku laalay mooshin sahlaayay in Maayarada dalka xilka lagaga qaadi karo si sahlan oo cod hal dheeriya. Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada ayaa cod loo qaaday in xeerka gabi ahaanba la laalo iyo in la ansixiyo, waxaana u codeeyay in xeerkaas la laalo 25 Xildhibaan halka 21 Xildhibaan […]

Wasiirka arimaha gudaha Somaliya Md Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (odowaa) ayaa ka hadlay qadiyada Somaliland iyo wada hadaladdii u dhexeeyay Somaliland iyo Somaliya,waxaanu sheegay in dawlada Somaliya diyaar ula tahay Somaliland wada hadal bilaa shuruud ah.

Wasiirka arimaha gudaha Somaliya Md Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (odowaa) ayaa ka hadlay qadiyada Somaliland iyo wada hadaladdii u dhexeeyay Somaliland iyo Somaliya,waxaanu sheegay in dawlada Somaliya diyaar ula tahay Somaliland wada hadal bilaa shuruud ah. Wasiirku wuxuu sidaa ku sheegay waraysi uu siiyay telefishinka Univeral, wuxuuna yidhi isagoo arrimaha ka hadlaya “Dawladda Federaalka ee Somalia, […]

Maxamed Xaashi Oo Isbarbar Dhig Ku Sameeyay Mushaharkii Rayaale, Siinaayo, Ku Xigeenadooda Iyo Madaxda Caalamka Qaarkood

Maxamed Xaashi Oo Isbarbar Dhig Ku Sameeyay Mushaharkii Rayaale, Siinaayo, Ku Xigeenadooda Iyo Madaxda Caalamka Qaarkood

Siyaasiga caanka ah ee Maxamed Xaashi Cilmi, oo noqday wasiirkii maaliyadda ee ugu horeeyay ee Madaxweyne Siilaanyo, ayaa mushaharka madaxda caalamka qaarkood barbar dhigay mushaharkii madaxweynihii hore Daahir Rayaale Kaahin iyo ku xigeenkiisii Axmed Yuusuf Yaasiin iyo mushaharka Madaxweynaha wakhtigan Axmed Maxamed siilaanyo iyo ku xigeenkiisa Saylici. Maxamed Xaashi ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu […]

Wararka hadda ka imanaya Hotel Ambassador ee Magaaladda Hargaysa,ayaa sheegaya in hadda lagu soo kala kacay shirkii sacaaddihii ugu danbeeyay u socday Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland.

Wararka hadda ka imanaya Hotel Ambassador ee Magaaladda Hargaysa,ayaa sheegaya in hadda lagu soo kala kacay shirkii sacaaddihii ugu danbeeyay u socday Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland. Ma cadda sababta keentay inuu natiijo la’aan kusoo xidhmo wadahalka oo si weyn ay qeybaha kala duwan ee Shacabka iyo Bulshadda Caalamku uga dhur sugayayeen. Wararka,ayaa intaas […]

Agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa ugu baaqay bulshada reer Somaliland inay taageero laxaad leh u muujiyaan dhallinyarada qurba-jooga ah ee kooxda kubadda cagta qaranka oo ka qeyb-galaya tartan heerka caalami

Agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Md. Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye) ayaa ugu baaqay bulshada reer Somaliland inay taageero laxaad leh u muujiyaan dhallinyarada qurba-jooga ah ee kooxda kubadda cagta qaranka oo ka qeyb-galaya tartan heerka caalami oo ka qabsoomaya toddobaadka soo socda wadanka Ingiriiska, maadaama ay ku ciyaarayaan magaca Jamhuuriyadda Somaliland. […]

Waa Maxay siyaasadda Somaliland ka lahayd in Hargeysa laga furo xafiis ka shaqeeya Danaha Turkiga ee Soomaaliya?

Waa Maxay siyaasadda Somaliland ka lahayd in Hargeysa laga furo xafiis ka shaqeeya Danaha Turkiga ee Soomaaliya?

Qunsulka dalka Turkiga u fadhiya Somaliland Mr. Muzaffer Yuksel ayaa ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo warar sheegaya in xafiiskiisa Hargeysa ku bixiyo fiisayaasha baasaboorka Soomaaliya, isla markaana sheegay in arrinkaasi yahay mid siyaasadeed oo aanu awood u lahayn ka hadalkeeda Wargeyska Himilo oo shalay wax ka weydiiyey Qunsulka Turkiga u fadhiya Somaliland Mr. Muzaffer […]

18kii may waxa ay ahayd mid si wayn o aad u qiimo badan looga xusay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba shacabka reer somalilandna meelkasta o ay joogaan,

18kii may waxa ay ahayd mid si wayn o aad u qiimo badan looga xusay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba shacabka reer somalilandna meelkasta o ay joogaan,

18kii may waxa ay ahayd mid si wayn o aad u qiimo badan looga xusay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba shacabka reer somalilandna meelkasta o ay joogaan, Waxa ay muujiyeen wadaniyad iyo jacaylka ay dalkooda u hayaan, sidii looga bartayna caalamka ayey tuseen sida ay ugu go an tahay qaranimada iyo madaxbanaanida jamhuuruyada Somaliland, Madaxweynaha jsl […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com