Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 715)

DaaWO Sawiraddii Shirweynaha Arap Ee Baligubadale

DaaWO Sawiraddii Shirweynaha Arap Ee Baligubadale Sawiraddii Shirweynaha Arap Ee Baligubadale SOURCE WDaaWO Sawiraddii Shirweynaha Arap Ee Baligubadale SOURCE WaaRYaa TV

Waxaa goor dhawayd Ciidamada RRU-du ay la wareegeen xarunta Xawaalada JUPA Express ay ku leedahay Magaalada Hargeysa.

Waxaa goor dhawayd Ciidamada RRU-du ay la wareegeen xarunta Xawaalada JUPA Express ay ku  leedahay Magaalada Hargeysa.

Waxaa goor dhawayd Ciidamada RRU-du ay la wareegeen xarunta Xawaalada JUPA Express ay ku leedahay Magaalada Hargeysa. Sida ay hada noogu soo waramayaan dad goob joogayaal ah oo ku sugan agagaarka xarunta ayaa noo sheegay in Ciidamada RRU-du ay la wareegeen gacan ku haynta Xawaaladasi oo ciidamo aad u fara badana lagu daadiyey Xarunta horteeda, […]

Haweenka Beesha Subeer Awal ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland u soo jeediyey dhaliilo aad u culus, waxayna sheegeen inay siiyeen codkii ugu badnaa Doorashadii Madaxtooyada, isla markaana aanu u abaalgudin.

-Haweenka Beesha Subeer Awal ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland u soo jeediyey dhaliilo aad u culus, waxayna sheegeen inay siiyeen codkii ugu badnaa Doorashadii Madaxtooyada, isla markaana aanu u abaalgudin. Munaasibada balaadhan oo si weyn loo soo agaasimay oo xalay Haweenka Subeer Awal ku qabteen Crown Hotel ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay taageere u muujiyey […]

Shirka Beelaha Arab ee afgarad saddexaad ayaa maanta uga furmay Magaaladda Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd. -ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Magaaladda Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd.

Shirka Beelaha Arab ee afgarad saddexaad ayaa maanta uga furmay Magaaladda Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd. -ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Magaaladda Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd.

Shirka Beelaha Arab ee afgarad saddexaad ayaa maanta uga furmay Magaaladda Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd. -ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Magaaladda Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd. – : Shirkan oo ay ka soo qayb galeen Madaxdhaqameedka Beelaha Arab, Wasiirada Beesha ugu jira Xukuumadda, Xildhibaano, Siyaasiyiin, Aqoonyahan, Dhalinyaro iyo dadweyne kale oo aad […]

-Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta furay shir ay iskugu yimaadeen hay’ado caalami ah oo Somaliland ka caawiya dhinacyo kala duwan.

-Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta furay shir ay iskugu yimaadeen hay’ado caalami ah oo Somaliland ka caawiya dhinacyo kala duwan.

-Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta furay shir ay iskugu yimaadeen hay’ado caalami ah oo Somaliland ka caawiya dhinacyo kala duwan. Shirkan oo sanad kasta lagu qabto magaaladda Hargeysa, ayaa lagu qiimeeyaa wixii sanadkaasi u qabsoomay iyo sanadka soo socda waxa u qorshaysay taas oo xukuumaddu ay doonayso inay hagto meelaha u baahan […]

Guddidii Golaha Guurtidda ee ku jirtay Dhex dhexaadinta Khilaafka Xisbiga Kulmiye ayaa ku dhawaaqday go’aankii ay ka soo saareen dhagaysiga labada garab

Guddidii Golaha Guurtidda ee ku jirtay Dhex dhexaadinta Khilaafka Xisbiga Kulmiye ayaa ku dhawaaqday go’aankii ay ka soo saareen dhagaysiga labada garab

Guddidii Golaha Guurtidda ee ku jirtay Dhex dhexaadinta Khilaafka Xisbiga Kulmiye ayaa ku dhawaaqday go’aankii ay ka soo saareen dhagaysiga labada garab . brrGo’aanka Koowaad waxay Guddidu ayiday go’aamadii ka soo baxay gudidii shirweynihii kulmiye iyo liisaskii ay soo saareen ee golaha fulinta iyo golaha dhexe, kuwaasoo ay guddida diiwaangelinta Ururada siyaasaddu hore u ansixisay. […]

DAAWO:Hadalkii Cabdi Warabe Ka Jeediyey Madashii Ay Kaga Dhawaqeen Go’anadii Xalka Khilaafka KULMIYE

DAAWO:Hadalkii Cabdi Warabe Ka Jeediyey Madashii Ay Kaga Dhawaqeen Go’anadii Xalka Khilaafka KULMIYE

DAAWO:Hadalkii Cabdi Warabe Ka Jeediyey Madashii Ay Kaga Dhawaqeen Go’anadii Xalka Khilaafka KULMIYE Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf ayaa ugu baaqay Garabayaddii isku hayay awoodda Xisbiga KULMIYE u hogaansamaan Go’aamadda ay Golaha Guurtiddu ku xaliyeen Khilaafkii Xisbiga KULMIYE

-wasiir ku xigeenka wasaarada ganacsiga Somaliland iyo badhasaabka gobolka Hawd ayaa maanta dalka ka dhoofiyey masuuliyiinta shirkada maraykanka ah ee SGI.

-wasiir ku xigeenka wasaarada ganacsiga Somaliland iyo badhasaabka gobolka Hawd ayaa maanta dalka ka dhoofiyey masuuliyiinta shirkada maraykanka ah ee SGI.

(msl):-wasiir ku xigeenka wasaarada ganacsiga Somaliland iyo badhasaabka gobolka Hawd ayaa maanta dalka ka dhoofiyey masuuliyiinta shirkada maraykanka ah ee SGI. Hargeysa(HWN):-wasiir ku xigeenka wasaarada ganacsiga Somaliland iyo badhasaabka gobolka Hawd ayaa maanta dalka ka dhoofiyey masuuliyiinta shirkada maraykanka ah ee SGI. Xubnahan ka tirsan shirkada SGI oo ah shirkad maalgashi oo mudo afar cisho […]

“Anigu markii aan idhi Musharrax baan ahay dagaal Cir iyo Dhul ah baa la igu qaaday, taasina waa qalad…”

“Anigu markii aan idhi Musharrax baan ahay dagaal Cir iyo Dhul ah baa la igu qaaday, taasina waa qalad…”

“Anigu markii aan idhi Musharrax baan ahay dagaal Cir iyo Dhul ah baa la igu qaaday, taasina waa qalad…” “Waxaan maqlaayey Hub baa guriga lagu qabtay, Guri walba Hub wuu yaallaa, ninka guriga ku dagaallamay Diintaa oggol marka gurigaaga, sharaftaada iyo naftaada saq-dhexe lagugu soo weeraro..” “Xukuumadda iyo Madaxweynaha waxaan weydiinayaa Goorta Sawirkayguna dembiga iyo […]

daawo filim Burburkii Dalka iyo noloshii Qaxoontiga dulcad iska eeg in aad

Burburkii Dalka iyo noloshii Qaxoontiga dulcad iska eeg in aad

DAAWO: Guddoomiyaha Guurtida oo ka Hadlay Waan-waantii ay ka dhex wadeen KULMIYE

DAAWO: Guddoomiyaha Guurtida oo ka Hadlay Waan-waantii ay ka dhex wadeen KULMIYE

Degdeg : Garabka Muuse Biixi oo hakiyey shirkii golaha dhexe ee barri ku beegnaa.

Degdeg : Garabka Muuse Biixi oo hakiyey shirkii golaha dhexe ee barri ku beegnaa.

Warsaxaafadeed uu ku sexeexan yahey Xildhibaan Siciid Cilmi Roobla oo kamida Xisbiga Kulmiye ayaa lagu sheegay in Shirkii Goloha dhexe ee kulmiye dib loo dhigey ilaa mudo aan cayineyn,shirka golaha dhexe ee garabka Muuse Biixi ayaa ku beegnaa beri oo ay taariikhdu tahey 31/05/2014. xildhibaanka ayaa ku sheegey war saxaafadeedkiisu wuxu udhignaa sidan Uj : […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com