Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 761)

Wakaaladaha Wararku Maxay ka Qoreen Doonidii Ku Haligantay Xeebaha Talyaaniga?

Wakaaladaha Wararku Maxay ka Qoreen Doonidii Ku Haligantay Xeebaha Talyaaniga?

(maantasomaliland):-Kooxaha gurmadka ayaa illaa hadda ka soo saaray 111 meyd burburka doontii ku degtay duleedka Sicily ee Talyaaniga taasi oo ay ku naf waayeen qiyaastii 300 oo qof. Waxaana nolol lagu soo badbaadiyay khamiistii dad gaadhaya 155 qof. Hase yeeshee jawiga badda oo kacsanayd ayaa ka hor istaagtay shalay Jimcihii inay soo saaraan tiro badan […]

Daawo Muuqaalka La Helay Oo Ku Saabsan Tiriada Nimankii Weerartey Xarunta Ganacsiga Westgate Lana Xaqiiqsaday Inay Somaliyihiin.

Soo Dhaweyn Balaadhan Oo Wadanka Finland Loogu Sameeyay Musharxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Jamal Cali Xuseen(DAAWO)

Ciidamo An La Garaneynin Oo Watay Diyaaradaha Dagaalka Ee Helakobtariska Oo Waaberigii Saaka Weerar Ku Qaaday Guri Ku Yaala Degmada Baraawe

Ciidamo An La Garaneynin Oo Watay Diyaaradaha Dagaalka Ee Helakobtariska Oo Waaberigii Saaka Weerar Ku Qaaday Guri Ku Yaala Degmada Baraawe

(maantasomaliland):-Diyaarado dagaal oo aan la ogeyn dalka laga leeyahay ayaa waaberigii hore ee saaka weerar ku qaaday guri ku yaala degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada Hoose halkaasi oo ay ku sugnaayeen horjoogayaal ka tirsan kooxda argigixisada ah ee Al-Shabaab. Weerarkan ayaa la sheegayaa in ay geysteen ciidammado aan la garaneyn dalka ay ka socdaan, waxa […]

Musharaxa Jagada Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID Ee Madaxweynaha Oo Soo Dhaweeyay Socdaalka Madaxweyne Siilaanyo Ee Turkiga

Musharaxa Jagada Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID Ee Madaxweynaha Oo Soo Dhaweeyay Socdaalka Madaxweyne Siilaanyo Ee Turkiga

(maantasomaliland):-Musharaxa jagada Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa soo dhaweeyay safarka Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed (Siilaanyo) iyo weftiga uu hogaaminaayaa ay ku joogaan dalka Turkiga. Jamaal Cali Xuseen oo ku sugan wadanka Finland caasimadiisa Helsinki waxa uu sheegay inuu u arko socdaalka madaxweyne Siilaanyo ee Turkiga guul isla markaana uu wax weyn ku […]

Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Booliska

Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Booliska

(maantasomaliland):-Fadhigii maanta ee Golaha Wakiiladda oo uu shir gudoominayay Guddoomiyaha golahaas Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa mudanayaasha aqalkaasi waxay cod gacan taag ah ku meel mariyeen xeerka booliiska Somaliland iyo mooshin ku saabsan inay xildhibaanada goluhu mushaharadooda boqol dolar uga jaraan mashruuca wadada isku xidha Burco iyo Ceerigaabo. Fadhigaasi oo ay ka soo xaadireen 49 […]

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (xaglo Toosiye) Oo Tababar u xidhay Adeegeyaasha Caafimaadka Gabiley

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (xaglo Toosiye)  Oo Tababar u xidhay Adeegeyaasha Caafimaadka Gabiley

(maantasomaliland):-Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Ciise Axmed (xaglo Toosiye) ayaa maanta magaalada Gebiley tababar ugu soo xidhay daryeelayaasha caafimaadka ee deegaankaasi, daryeelayaashaas oo bixin doona barnaamijka loo yaqaan “Marwo Caafimaad”. Ka qayb galayaashii tababarkan ayaa noqon doona dufcadii labaad ee daryeelayaal caafimaad ah ee dhamaysta tababarka “Marwo caafimaad” Badhasaabka Gobolka Gebiley iyo odayaasha deegaankaasi […]

cawayska jimcaha

http://www.youtube.com/watch?v=7jWyvIUjzzk  riwaayadii dacaraiyo sooraan

Wasiiweeyay Guddida 13-ka Xubnoodka kooban ee uu Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) u u magacaabay qaadhaan ururinta dhiska Waddada Ceerigaabo oo uu ka mid yahay, waxaanuu sidoo kale jawaab ka bixiyay dhaliisha Mucaaridku ugu jeediyeen Madaxweynaha dhagax dhiga waddadaasru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani), ayaa soo dhai.

MSL)Wasiiweeyay Guddida 13-ka Xubnoodka kooban ee uu Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) u u magacaabay qaadhaan ururinta dhiska Waddada Ceerigaabo oo uu ka mid yahay, waxaanuu sidoo kale jawaab ka bixiyay dhaliisha Mucaaridku ugu jeediyeen Madaxweynaha dhagax dhiga waddadaasru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani), ayaa soo dhai. Md Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Cadaani) […]

-Gudoomiyaha madasha wadatashiga Mujaahid Xasan Guure Jaamac,ayaa si kulul uga jawaabay jawaab uu madaxweyne Axmed Siilaanyo ka baxiyay wadatashiga ay ku baaqeen

(msl)Gudoomiyaha madasha wadatashiga Mujaahid Xasan Guure Jaamac,ayaa si kulul uga jawaabay jawaab uu madaxweyne Axmed Siilaanyo ka baxiyay wadatashiga ay ku baaqeen,waxaanu madaxweynaha ku dhaliilay in wakhtigii uu mucaaradka ahaa banaanbaxyada iyo wadatashiyadaba uu ku baaqi jiray. Waxaanu sheegay in wadatashiga ay xukuumadu u fahantay in la inqilaabayo,waxa sida oo kale uu naqdiyay weedho ka […]

Siyaasi baayacaya Kursi Golaha Guurtidda ah oo uu ku Hanto Guddoomiyanimadda

Siyaasi baayacaya Kursi Golaha Guurtidda ah oo uu ku Hanto Guddoomiyanimadda

C/raxmaan Xirsi Faarax (Uur-bayte) oo ah siyaasi ka soo diga rogtay Puntland ayaa ku hawlan sidii uu u Iibsan lahaa Kursi ka mid ah Kuraasta Golaha Guurtidda si uu fursad ugu helo in uu Hanto Kursiga Guddoomiyaha Golaha Guurtidda oo loo balanqaaday. C/raxmaan Uur-bayte waxa weeyi siyaasigii daaha dabadiisa ka hagayay Ciidan Beeleedkii dhawaan Xukuumadda […]

XUKUUMADA OO SADEX WASIIR U DIRTAY XALINTAA KHILAAFAAD KA JIRA GOBOLKA SANAAG

(msl)Dawlada Somaliland ayaa sadex wasiir u dirtay xalinta shaqaaqooyin ka aloosan Gobolkaasi oo midkood lagu Dilay Askari dhawaan hawl-gal shaqo ku jiray oo Eedaysanihii loo diray Duleedka Ceerigaabo ee deegaanka Ximan Gareen ku Rasaaseeyay iyo muran ka taagan bedelaadii Baanka Dhexe ku bedelay Shilling Somaligii ka shaqayn jiray. Wasiiradda la diray waxay kala yihiin Wasiirka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com