Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 767)

Prof. Axmed Ismaaciil Samater Oo Farta Ku Fiiqay Galdaloolooyinka Dawladda Muqdisho, Somaliland-na Taageeray

Prof. Axmed Ismaaciil Samater Oo Farta Ku Fiiqay Galdaloolooyinka Dawladda Muqdisho, Somaliland-na Taageeray

(maantasomaliland):-Prof. Axmed Ismaaciil Samater, ayaa si adag u difaacay qadiyadda Somaliland, isla markaana dhaliilay dawladda Muqdisho ee uu hogaamiyo Xasan Sheekh oo uu sheegay in aanay la iman karti cusub oo ay wax kaga qabato mashaqadda ka taagan Soomaaliya. Prof. Axmed , waxa uu sidaasi ka sheegay barnaamij ay shalay idaacadda VOA-du ku faaqidaysay saamaynta […]

(XOG). Ragga Alshabaab U Qaabilsan Madax-Jabinta Oo La Ogaaday Labada Jaamacad Ay Ka Dhigtaan Muqdisho.

(XOG). Ragga Alshabaab U Qaabilsan Madax-Jabinta Oo La Ogaaday Labada Jaamacad Ay Ka Dhigtaan Muqdisho.

(maantasomaliland):-Waxaa isa soo taraya xubnaha ugu firfircoon ururka Al-Shabaab ee u qaabilsan dilalka abaabulan, qaraxyada iyo is miidaaminta inay arday ka yihiin jaamacadaha Muqdisho iyo SIMAD, waxaana warbixintii ugu dambeysay ee ka soo baxda goobahaasi waxbarasho ay sheegeysaa in Jaamacadda SIMAD rag ka tirsan ay ku lug yeesheen dilalka ka dhaca Muqdisho. Mid ka mid […]

Tababaraha Arsene Wenger: Koox Walba Ayuu Ufaran Yahay Horyaalka

Tababaraha Arsene Wenger: Koox Walba Ayuu Ufaran Yahay Horyaalka

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger oo ah hoggaamiyaha horyaalka Ingiriiska ayaa ku laabtay ka hadalka cidda uu dhexyaallo sanadkan loollanka Premier league. Arsene Wenger ayaa aaminsan in koox walba uu u furan yahay tartanka bilowga ah isagoo sidoo kalena qeybtooda siiyay kooxaha Liverpool iyo Tottenham inay u tartami karaan Premier league. Gunners ayaa muddo kaddib […]

Wilshere Oo Gabar U dhalatay

Wilshere Oo Gabar U dhalatay

(maantasomaliland):-Xidiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal iyo xulka England Jack Wilshere ayaa shaaciyay in gabar cusub ay ku soo biirtay qoyskiisa. Gabadha cusub ee loo dhalay Jack Wilshere ayaa loo bixiyay Delilah Grace sida uu ku shaaciyay bogiisa Twitter-ka . 21 jirkaan oo horey uheystay wiilka la yiraahdo Archie ayaa sheegay in saaxibtiis Lauren Neal […]

Ciyaaryahanka Alonso Oo Ku Soo Laabtay Tababarka Real Madrid Mudo Kadib

Ciyaaryahanka Alonso Oo Ku Soo Laabtay Tababarka Real Madrid Mudo Kadib

(maantasomaliland):-Laacibka khadka dhexe ee kooxda Real Madrid ayaa dib ugu soo laabatay maanta tababarka kooxdiisa Madrid. Alonso ayaa waqtiyadii dambe waxa uu naadiga Los Blancos uu uga maqnaa dhaawcyo soo gaaray, isagoona wali ka soo muuqan kooxda Madrid, tan iyo markii uu bilawday horyaalka La Liga. Dhakhaatiirta caafimaadka ee naadiga Real ayaa sheegay in xaalada […]

Thibaut Courtois oo ku kalsoon in ay garaaci karaan Real Madrid

Thibaut Courtois oo ku kalsoon in ay garaaci karaan Real Madrid

(maantasomaliland):-Ka hor kulanka Derby Madrid goolhayaha amaahda uga maqan Chelsea ee hadda goolka u ilaaliya Atletic Madrid Thibaut Courtois ayaa ka hadlay guuldarrana u sadaaliyay Real Madrid. Thibaut Courtois ayaa rumeysan inay guuldarro lama filaan ah ay Real Madrid dusha u saari karaan kulanka maanta. Isagoo la hadlayay Marca Courtois ayaa ka shanqariyay ”Waxaan nahay […]

Daafaca Agger Oo Diyaar U Ah Kulanka Liverpool Iyo Sunderland

Daafaca Agger Oo Diyaar U Ah Kulanka Liverpool Iyo Sunderland

(maantasomaliland):-Daafaca dambe ee kooxda Liverpool Daniel Agger ayaa lagu soo waramayaa inuu ku soo laabtay tababarka kooxdiisa Reds Andrew Powell oo ah saxafi reer Britain ah ayaa sheegay in Agger uu diyaar yahay kulanka maalinta bari ah ay kooxdiisa la ciyaari doonto kooxda macalin la’aanta ah ee Sunderland. Agger ayaa lagu waday inuu ciyaaro kulankii […]

Liverpool Oo Dooneysa Javier Pastore Xili Uu Isna Doonayo Arsenal

Liverpool Oo Dooneysa Javier Pastore Xili Uu Isna Doonayo Arsenal

(maantasomaliland):-Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramaya in ay dooneyso saxiixa xidiga khadka dhexe ee kooxda Paris Saint-Germain ,r Javier Pastore. Pastore ayaa usaxiixay kooxda Ligue 1 –ka sanadkii 2011, waxaana uu ka caawiyay in ay qaadaan horyaalka 19 sano kadib . Jariirada The Metro, ayaa sheegtay in 24 jirka wadanka Argentina uusan fadhin mustaqbalkiisa magaalada […]

Tababaraha AC Milan Allegri Oo Guul Iclaamiyay

Tababaraha AC Milan Allegri Oo Guul Iclaamiyay

(maantasomaliland):-Tababaraha AC Milan Massimiliano Allegri ayaa iclaamiyay dagaal ugu dambeyn Milan ay ku hantinayso guul marka ay la ciyaarayaan maanta kooxda Sampdoria. Kooxda Diavolo ayaa ku bilaabatay xagaagan si heerkeedu hooseeyo, waxaana ay uruursatay kaliya shan dhibcood shantii kulan ee ugu horreeyay. “Waa inaan si fiican yeelnaa inkastoo kulan adag aynu leennahay maanta, Delio Rossi […]

Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland Ma Waxey Kusoo Gabagabawdey Malmahan Maslaxaada Shirkadii Baadhista Shidaalka Iyo Diyaaradii Ethopian Airline

Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland Ma Waxey Kusoo Gabagabawdey Malmahan Maslaxaada Shirkadii Baadhista Shidaalka Iyo Diyaaradii Ethopian Airline

(maantasomaliland):-Taniyo intii uu Xilka Wasaarada Arimaha Dibada La Wareegay Wasiirka Cusub ee  Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, inkastoo loo han weynyahey dhaqdhaqaaqyada uu ugu horeyn ku waajahayo Arimaha Diblamaasiyadeed ee khuseeya Siyaasada Arimaha dibada waxyaabaha ugu muhiimsan ee Caalamku ka aaminasan yahey, macaamilada indhawaale loo qoondeeyay ee u janjeedhinta dhinaca Siyaasada Soomaaliya oo […]

Warbaahinta Caalamka Oo Daabacday In Ragga Weeraray Westagate Lagu Tababaray Gudaha Somalia.

Warbaahinta Caalamka Oo Daabacday In Ragga Weeraray Westagate Lagu Tababaray Gudaha Somalia.

(maantasomaliland):-Qoraal kusoo baxay Wargeyska Sharqul awsat ee kasoo baxda wadanka Masar, ayaa waxaa lagu sheegay in Kooxihii weerarka ku qaaday Xarunta Ganacsiga Westagate ee Magaalladda Nairobi ay Tababat culus kusoo qaateen Somalia. Wargeyska oo soo xiganaaya Saraakiisha Amaanka Kenya, ayaa waxa uu sheegay in Xog lahelay ay Tibaaxeyso in Raggaasi weerarka qaaday ay Tababar xoogan […]

Lamaane Ku Heshiiyay Inay Isku Dhigaan Gaari Xamuul Ah.

Lamaane Ku Heshiiyay Inay Isku Dhigaan Gaari Xamuul Ah.

(maantasomaliland):-Warbaahinta Caalamka ayaa hadal haaya, Dhacdo Jaceyl oo ka dhacday Dalka Mali, kadib markii Lamaane is qabay Muddo Seddex Sanno ay isla meel dhigeen inay isu dhigaan Gaari xamuul ah. Dhacdadaani, ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday Magaallo madaxda dalkaasi waxaana la soo warinayaa in dhacdadaasi ay aheyd mid walaac ku beertay Lamaanayaasha is-qaba […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com