Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 802)

Kooxda Arsenal oo ku raaxeysatay Fulham, xili ay badiyeen kulankii London Derby

Kooxda Arsenal oo ku raaxeysatay Fulham, xili ay badiyeen kulankii London Derby

(maantasomaliland):-Kooxda Arsenal ayaa ka soo kabsatay guul daradii soo gaartay furitaankii horyaalka Ingriiska kadib markii ay 3-1 ku xaaqday kooxda Fulham. Kulankii ka dhacay Craven Cottage ayaa waxaa si habsimi leh uga soo dhalaalay Lukas Podolski. Kooxda tababare Wenger oo kala maqan ayaa hogaanka ciyaarta qabatay daqiiqadii 14 aad markii uu Giroud shabaqa soo taabtay […]

Kooxda Liverpool oo u dhaqaaqday saxiixa Xavi-ga reer Turky Selcuk Inan

Kooxda Liverpool oo u dhaqaaqday saxiixa Xavi-ga reer Turky Selcuk Inan

(maantasomaliland):-Naadiga Reds oo aad uga wareertay helitaanka kubad sameeya tayo wanaagsan kadib markii ay ku fashilntay saxiixo xidigo badan oo bartilmaameed u ahaayeen sida Henrik Mikhtiryan oo ku biiray naadiga B. Dortmund iyo Willian oo isaga haatan Chelsea kusii jeedo ayaa haatan u dhaqaaqday dalka Turkiga madaama macalin Brenden Rodgers loogu sheegay horyaalka Turkey inuu […]

Naadiga Real Madrid oo aaminsan in ay heysato fursad ay kula saxiixan karto Samuel Eto’o

Naadiga Real Madrid oo aaminsan in ay heysato fursad ay kula saxiixan karto Samuel Eto’o

(maantasomaliland):-Inkastoo weeraryahanka reer Cameroon siweyn loo hadal haayay inuu ku biiri doono kooxaha Chelsa ama Inter Milan midkood hadana wararka haatan laga helaayo dalka Spain ayaa sheegayo in kooxda Real Madrid ay haatan heesato fursad ay xidigan kula saxiixan karto, naadiga Anzhi ee uu ka tirsan Eto’o ayaa horey u sheegtay inaysan xidigan heesan karin […]

Kooxda Man City oo aad ugu dhow saxiixa Martin Demichelis

Kooxda Man City oo aad ugu dhow saxiixa Martin Demichelis

(maantasomaliland):-Kadib markii kooxda Man City ay soo wajahday dhibaato dhanka daafaca ah waxay haatan kooxdan xal u aragtay inay lasoo saxiixato daafaca waaya araga ah ee ka tirsan naadiga Atletico Madrid Martin Demichelis waxaana lagu wadaa xidigan u dhashay dalka Argentina in maal maha nagu soo fool leh uu magaalada Manchester usoo duulo, inkastoo daafacan […]

Kooxda Arsenal oo £100m u isticmaali doonta 4 ciyaariyahan inta uusan xirmin suuqa

Kooxda Arsenal oo £100m u isticmaali doonta 4 ciyaariyahan inta uusan xirmin suuqa

(maantasomaliland):-Saxafiga caanka ah ee BBC-da David Ornstein ayaa aaminsan in kooxda Arsenal ay isticmaali doonto £100m oo gini inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga ciyaartooyda . Kooxda tababare Wenger ayaan wali wax qarash ah ku bixin suuqa kala iibsiga xagaagan ,laakiin David Ornstein ayaa aaminsan in ay 4 ciyaariyahan ku soo qaadan doonaan £100m. Waxaa […]

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Dhaqanka Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Ayaa Maanta Ka Furay Magaalada Hargaysa Shirweynaha Afraad Ee Mac-Hadka Cilmi Baadhista Iyo Horumarinta ee SORADI, Kaasoo Lagaga Hadlayo Fursadaha iyo Caqabadaha Soo Waajaha Saxaafadda.

(maantasomaliland):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo dhaqanka Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta ka furay magaalada Hargaysa shirweynaha afraad ee mac-hadka cilmi baadhista iyo horumarinta ee SORADI, kaasoo lagaga hadlayo fursadaha iyo caqabadaha soo waajaha saxaafadda. Kulankan oo soconaya muddo labo maalmood ah ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo […]

Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta Ansixiyay Ajandaha kalfadhigooda 22-aad ee Golahaasi ku hawl galayo mudooyinka soo socda.

Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta Ansixiyay Ajandaha kalfadhigooda 22-aad ee Golahaasi ku hawl galayo mudooyinka soo socda.

(maantasomaliland):-Golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta Ansixiyay Ajandaha kalfadhigooda 22-aad ee Golahaasi ku hawl galayo mudooyinka soo socda.Fadhiga Maanta oo uu Shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Cabdiraxmaan Ciro waxaa ka soo xaadiray 45 mudane. Waxaa Ansixinta Xeerkaasi Ogolaaday 40 mudane, hal mudane ayaa Diiday, Saddex mudane  Aamusay, halka Gudoomiyuhuna aanu codayn. Gudoomiyaha OO Natiijada Codayntaasi ku dhawaaqay ayaa […]

Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Mahamed Biixi Yoonis oo Waraysi dhinacyo badan lalayeeshay Daawasho wacan.

Waxa xalay cawayskii lagu dilay xaafadda Siinay ee degmadda Axmed dhagax ee Caasimadda Hargeysa nin magaciisa lagu sheegay Maxamed Sheekh Axmed Cabdilaahi kaasi oo maydkiisa la geeyay cisbitaalka Guud ee Hargeysa.

Hargeysa(maantasomaliland):-Waxa xalay cawayskii lagu dilay xaafadda Siinay ee degmadda Axmed dhagax ee Caasimadda Hargeysa nin magaciisa lagu sheegay Maxamed Sheekh Axmed Cabdilaahi kaasi oo maydkiisa la geeyay cisbitaalka Guud ee Hargeysa. Ninkan oo sida la sheegay uu sadex xabadood ku dhuftay nin aan la aqoonsan oo la soo weriyay inuu ku hubaysnaa baastoolad. Taliye Ku […]

Agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxsiiska ee Somaliland Maxamed Xuseen Axmed ayaa shalay madaarka diyaaradaha ee magaalada Berbera ku soo dhaweeyay kooxda kubada kolayga ee ku ciyaarta magaca caasimada dalka Jamhuuriyada Jabuuti

(maantasomaliland):-Agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxsiiska ee Somaliland Maxamed Xuseen Axmed ayaa shalay madaarka diyaaradaha ee magaalada Berbera ku soo dhaweeyay kooxda kubada kolayga ee ku ciyaarta magaca caasimada dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Sidoo kale waxaa soo dhawaynta kooxdani agaasimaha ku wehelinayay agaasimeyaasha waaxyaha ciyaaraha iyo dalxiiska ee wasaaraddaasi, maayarka magaalada Berbera iyo xubno […]

Ciyaaryahanka Neymar : Saxaafada ayaa ka shaqeyneysa isku dhaca aniga iyo Messi

Ciyaaryahanka Neymar : Saxaafada ayaa ka shaqeyneysa isku dhaca aniga iyo Messi

(maantasomaliland):-Xidig yaraha kooxda Barcelona Neymar Da Silva ayaa sheegay in saxaafadu ay xooga saareyso dhaq dhaqaaqa isaga iyo Messi . Isagoo wareysi siinayay barnaamujka Barca Hat-rick waxaa uu sheegay in Messi uu yahay ciyaariyahan uusan kula jirin xafiitan uuna ku ixtiraamo in uu yahay xidiga ugu wanaagsan aduunka . Waxaa uu sheegay in saxaafadu ay […]

Ciyaaryahanka Modric oo wali xiiseynaya in uu ku biiro Man United

Ciyaaryahanka Modric oo wali xiiseynaya in uu ku biiro Man United

(maantasomaliland):-Xidiga khadka dhexe ee kooxda Real Madrid Luka Modric ayaa la,aaminsan yahay in uu xiiseynaayo in uu ku biiro kooxda Manchester United inta uusan xirmin suuqa kala iibsga xagaagan. United boss David Moyes ayaa qiray in kooxdisu ay ubaahan tahay in lagu soo daro wajiyo cusub xagagan waxaana uu dareemaya in ay muhiim tahay in […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com