Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 809)

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Md. Saleebaan Ciise Axmed, (xagla toosiye)ayaa maanta dhagax dhigay qayb cusub oo lagu kordhinayo qaybta safaynta Kelyaha ee cisbitaalka Guud ee Hargeysa,

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Md. Saleebaan Ciise Axmed, (xagla toosiye)ayaa maanta dhagax dhigay qayb cusub oo lagu kordhinayo qaybta safaynta Kelyaha ee cisbitaalka Guud ee Hargeysa,

HARGEYSA (maantasomaliland):- Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Md. Saleebaan Ciise Axmed, (xagla toosiye) ayaa maanta dhagax dhigay qayb cusub oo lagu kordhinayo qaybta safaynta Kelyaha ee cisbitaalka Guud ee Hargeysa, isla markaana Xadhiga ka jaray dhismayaal cusub iyo dayac-tir lagu sameeyay qaybta daaweynta iyo Nafaqaynta Caruurta ee cIsbitaalkaas. Xafladii dhagax dhiga oo ay ka soo qayb […]

Kalfadhigii 22-aad ee Golaha Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu furmay xildhibaanadda golahaasi.

Kalfadhigii 22-aad ee Golaha  Baarlamaanka  Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu furmay xildhibaanadda golahaasi.

HARGEYSA (maantasomaliland):- Kalfadhigii 22-aad ee Golaha Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugu furmay xildhibaanadda golahaasi. Fadhigii maanta oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa mudanayasha loogu qaybiyey Ajandaha kalfadhiga 22-aad oo ka koobnaan doona labo qaybood oo kala ah:- Warbixinta shir gudoonka, Gudida Joogtada ah iyo Gudiyada […]

Ciidamada Booliska oo xidhay Suxufi Hawlmalmeedkiisa shaqo ku jiray.

Ciidamada Booliska oo xidhay Suxufi Hawlmalmeedkiisa shaqo ku jiray.

Hargeysa(maantasomaliland):- Ciidanka Booliska ayaa Maanta xidhay Suxufi ka mid ah Suxufiyiinta Somaliland kana Hawlgala Shabakada wararka ee Ramaasnews, wariyahan oo la yidhado Cabdiraxman Dhaadhere ayaa markii la xidhayey wax uu ku jiray hawlamalmeedkiisa shaqo, isaga oo markaasi war ka duubayey Qoysaskii mujaahidintii SNM oo maanta cabasho la hortgay madaxtooyada somaliland. Suxufigan ayaa waxa xidhay ciidamada […]

Wardegdeg ah: Madaxweynaha Somaliland oo Xayiradii ka qaaday wargeyska Hubaal.

Wardegdeg ah: Madaxweynaha Somaliland oo Xayiradii ka qaaday wargeyska Hubaal.

Hargeysa(maantasomaliland):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md.Axmed Maxmaed Maxamuud Siillanyo ayaa Maanta Xayiradii ka qaaday Wargeyska Madaxbaan ee Hubaal oo muddo 4Billood ah u Xidhnaa Xukumada Siilanyo . Siddoo kale waxa uu madaxweynaha Somaliland Cafis u Fidiyey Maareyaha Wargeyska Hubaal Caloolay iyo Tifatiraha wargeyska Hubaal Xassan Keefkef oo hore Maxkamada hargeysi ku xukuntay Muddo 2Sanno iyo ganaxyo […]

Shirkadda Xawaalada Dahabshiil oo dib u howlgelisay qeybtii Dhimirka Cisbitalka forlaniini ee magaalada Mugdisho

Shirkadda Xawaalada Dahabshiil oo dib u howlgelisay qeybtii Dhimirka Cisbitalka forlaniini ee magaalada Mugdisho

Muqdisho(maantasomaliland):-Munaasabad Xariga Looga Jarayey Dayactir Shirkadda Xawaalada Dahabshiil ku Sameysay Qeybtii Dhimirka Ee Isbitaalka Laasareeti ayaa Maanta Lagu Qabtay Xarunta Isbitaalkaas ee Magaalada Muqdisho. Waxaa munaasabadaas ka qeyb galay masuuliyiin ka kala socotay dowlada Somalia iyo shirkadda Dahabshiil, xildhibaano, waxgarad, qeybaha bulshada haween, Dhaqaatiir iyo xubno kale. Agaasimaha koonfurta iyo bartamaha ee shirkadda Dahabshiil C/raxman […]

Markab Kuwa xoolaha qaada ah oo laga leeyahay dalka Suuriya ayaa ku shuf beelay meel wax u yar jirta Dekeda Berbera.Marka laga yimaado hal qof oo uu dhaawac ka soo gaadhay dabkaasi,

Markab Kuwa xoolaha qaada ah oo laga leeyahay dalka Suuriya ayaa ku shuf beelay meel wax u yar jirta Dekeda Berbera.Marka laga yimaado hal qof oo uu dhaawac ka soo gaadhay dabkaasi,

Berbera (maantasomaliland):- Markab Kuwa xoolaha qaada ah oo laga leeyahay dalka Suuriya ayaa ku shuf beelay meel wax u yar jirta Dekeda Berbera.Marka laga yimaado hal qof oo uu dhaawac ka soo gaadhay dabkaasi, ma jirto khasaare kale oo soo gaadhay hawl wadeenaddii markabkaasi. Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Hadhwanaagnews ee Berbera, hawl wadeenada […]

Guushii iyo farxadii shacabka Masar xiligii kacdoonkii lagu riday Madaxwaynihii hore ee Dalkaasi Xusni Mubaarik oo isu bedeshay guul-darro iyo hoog ay ku hoobteen dad badani.

Guushii iyo farxadii shacabka Masar xiligii kacdoonkii lagu riday Madaxwaynihii hore ee Dalkaasi Xusni Mubaarik oo isu bedeshay guul-darro iyo hoog ay ku hoobteen dad badani.

maantasomaliland):-Guushii iyo farxadii shacabka Masar xiligii kacdoonkii lagu riday Madaxwaynihii hore ee Dalkaasi Xusni Mubaarik oo isu bedeshay guul-darro iyo hoog ay ku hoobteen dad badani. Guushii uu gaadhay shacabka masar bishii feberweri ee sanadkii 2011 kii marki ay kacdoon shacbi wayne xukunka kaga tureen madaxwayne Xusni Mubaarik xiligaasi oo ay dareemeen farxad iyo raynrayn,waxay […]

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

maantasomaliland):-Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasheena meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa wararka xanta ah ee wargeysyada ka soo baxa Ingariiska, Spain iyo Talyaaniga ay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo aan saaka indhaha soo marmarinay. Xuquuqda wararkaan waxaa iska leh wargeysyada ama warbaahinta ku hor qoran, Laacib.net mas’uul […]

Kooxda Bayern Munich Oo Rikoor Ku Jabisay Frankfurt, Xilli Mandzukic Uu Shabaga Soo Taabtay.

Kooxda Bayern Munich Oo Rikoor Ku Jabisay Frankfurt, Xilli Mandzukic Uu Shabaga Soo Taabtay.

maantasomaliland):-Bayern Munich ayaa sii wadata guulaha ay ku bilowday xilli ciyaareedka cusub ee Bundesliga iyagoo 1-0 kaga badiyay kooxda Eintracht Frankfurt, iyadoo jabisay rikoorka kulamada isku xigxiga Bundesliga ee dhinaca aan dhulka dhigin. Gool uu dhaliyay weeraryahanka reer Croatia Mario Mandzukic daqiiqadii 13aad ayaa kala saartay labada kooxood ciyaartii ku dhexmartay Commerzbank Arena. Waana goolkii […]

Ugaas Ibraahim Jilbo-dhige Oo Maanta Furay Shirkii Beelaha Sacad Muuse oo Si Rasmi ah uga Furmay Degmadda Agabar Ee Gobolka Gabiley:

Ugaas Ibraahim Jilbo-dhige  Oo Maanta Furay Shirkii Beelaha Sacad Muuse oo Si Rasmi ah uga Furmay Degmadda Agabar Ee Gobolka Gabiley:

Agabar (maantasomaliland):- Shirkii Beelaha Sacad Muuse ee (Hoodaalle) ayaa maanta ka furmay degmadda Agabar ee gobolka Gabiley, waxaana ka qeyb galaya madax-dhaqameed badan oo ka kala socday ardaayadda beelaha Sacad Muuse, duqay iyo ergooyin kala duwan oo lagu marti qaaday. Shirkan ay waxa fyrat Ugaaska beelaha Sacad Muuse Ugaas Ibraahim Axmed Kaahin (Jilbo-dhige) oo hadal […]

Ibraahin Dhaga-weyne ayaa markii ugu horaysay daboolka ka qaaday inuu dalbaday in Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud , looga geeyo Xaal waxa uu sidaas ku sheegay Qoraal kooban oo uu soo saaray

Hargaysa(maantasomaliland):–Ibraahin Cabdillaahi Xuseen (Dhaga-weyne), oo ka mida Xubnaha ku dhawaaqay Golaha wada-tashiga iyo toosinta qaranka, isla markaana ahaa afhayeenka Golahaas, ayaa markii ugu horaysay daboolka ka qaaday inuu dalbaday in Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), looga geeyo Xaal, kadib markii uu dhawaan hadallo deel-qaaf ah u mariyey Warbaahinta dalka. Mujaahid Ibraahin Cabdillaahi Xuseen […]

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Taladda Wadanka Haya ee Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegayay in uu khilaaf soo kala dhex galay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

Hargeysa (maantasomaliland):-Xoghayaha Guud ee Xisbiga Taladda Wadanka Haya ee Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegayay in uu khilaaf soo kala dhex galay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Warkaas oo lagu baahiyay Qaar ka mid ah warbaahinta ayaa waxa […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com