Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 836)

Anigoo ah aqoonyahan jaamac cilmi jiir waxan halkan ka sheeegayaa in uu gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland uu ahaa hadalkii ka soo yeedhay maalintii dhawayd

Anigoo ah aqoonyahan jaamac cilmi jiir waxan halkan ka sheeegayaa in uu gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland uu ahaa hadalkii ka soo yeedhay maalintii dhawayd mid aan looga fidhiyin maadama uu yahay oday qaran oo aan laga filahayn in uu u guulwadeeyo madaxwayne siilanyo oo uu si qabyaaladaysan u taageeray in uu oday ka noqdo.markaas waxaan […]

Beerta midho soo saarka Wershada sharaabka SBI Coca-Cola oo ay baabi’iyeen koox Dablay ah oo lala xidhiidhinayo Wasiir ku-xigeenka Amniga

Beerta midho soo saarka Wershada sharaabka SBI Coca-Cola oo ay baabi’iyeen koox Dablay ah oo lala xidhiidhinayo Wasiir ku-xigeenka Amniga

Beerta midho soo saarka Wershada sharaabka SBI Coca-Cola oo ay baabi’iyeen koox Dablay ah oo lala xidhiidhinayo Wasiir ku-xigeenka Amniga Hargeysa(maantasomaliland) Qaar ka mid ah Shaqaalaha Ilaaliya mashruuca Beerta midho soo saarka ee Deegaanka Abdaal, ayaa wasiir ku-xigeenka Amniga ee wasarada arrimaha gudaha ku eedeeyey in koox uu soo diray ay baabi’iyeen beertaasi oo ay […]

Shirkada Isgaadhsiinta Ee Somtel Oo Xarun Ka Furatay Magalada Bali-gubadle Ee Xarunta Gobolka Hawd

Shirkada Isgaadhsiinta Ee Somtel Oo Xarun Ka Furatay Magalada Bali-gubadle Ee Xarunta Gobolka Hawd

(MSL-Bali-gubadle )-Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Somtel ayaa maanta xaflad ballaadhan kaga dhawaaqday furitaanka xafiiska shrikadda Somte ee magaallada Balli Gubadle ee xarunta Gobalka Hawd. munaasibadda xafladdaasi oo ahayd mid si quruxbadan loo soo agaasimay waxaa ka soo qaybgalay Maareeyaha shirkadda Somtel Cawil Saalax Cabdi,wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Mawliid Maxamuud Ibraahim,agaasimaha hay’adda abaabul ka […]

Askari Ka Tirsan Ciidamada Boliska Oo Xalay Wiil Dhalinyaro Ah Ku Toogtay Magalada Hargeysa Midkalena Ku Dhaawacay Midka Dhawaca Ah Oo An Ka Waraysanay Arrintu Siday U Dhacday.

Askari Ka Tirsan Ciidamada Boliska Oo Xalay Wiil Dhalinyaro Ah Ku Toogtay Magalada Hargeysa Midkalena Ku Dhaawacay Midka Dhawaca Ah Oo An Ka Waraysanay Arrintu Siday U Dhacday.

(MSL-Hargeysa)Askari ka tirsan ciidamada Booliska Somaliland ayaa xalay wiil dhalinyaro ah ku toogtay midkalena ku dhawacay xaafad ka mida xaafadaha magalada Hargeysa. Ilaa iyo hadana lama garanayo sababta keentay arrintan dhimashada iyo dhawaca keentay,hadaba waxa aan wax ka waydiinay midka dhaawaca ah oo lagu magacaboCabdi Aw Axmed oo aan ku booqanay cusbitaalka guud ee magalada […]

“Arrinkan Qaadacaada Shirka Maaha Talaabo Geesinimo Iyo Amaan Lagu Mudan karo”muj.Xasan Ciise Jaamac

“Arrinkan Qaadacaada Shirka Maaha Talaabo Geesinimo Iyo Amaan Lagu Mudan karo”muj.Xasan Ciise Jaamac

(MSL.-Hargeysa) Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Xaqsoor Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa sheegay in Dacwad uu ururkiisu u gudbiyey maxakamado ku yaala dalka Ingiriiska iyo maxakamadda ICC ee caalamiga ah taasi oo ka dhan ah xukuumadda ay meel fiican maraso . Xasan Ciise Jaamac oo maanta Warbaahinta kula hadlay Gurigiisa ayaa waxa uu sheegay in aanay ahayn mid […]

Madaxwaynaha Kililka Shanaad Oo Maanta Qaddo Sharaf Loogu Sameeyay Darroor, Barrina Safar Ku Tagaya Gaashaamo

Madaxwaynaha Kililka Shanaad Oo Maanta Qaddo Sharaf Loogu Sameeyay Darroor, Barrina Safar Ku Tagaya Gaashaamo

Darroor (msl)Madaxwaynaha Maamulka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, oo safar nabadeed ku marayey deegaanada ku teedsan Itoobiya ee maamulkiisa hoos yimaada, ayaa maanta lagu soo dhaweeyay degmooyinka Rabaso iyo Darroor, waxaana si weyn ugu soo dhaweeyay dadka deegaankaasi. Madaxwaynaha oo ay weheliyaan masuuliyiin ka mid ah maamulka Somalida Itoobiya, ayaa waxa maanta qaddo loogu sameeyay […]

Shirkadda SOMTEL oo Bandhig Ballaadhan ku Daah-furtay Muuqaalkeeda Cusub ee Rasmiga ah

Shirkadda SOMTEL oo Bandhig Ballaadhan ku Daah-furtay Muuqaalkeeda Cusub ee Rasmiga ah

Hargeysa (MSL)- Shirkadda Isgaadhsiinta ee SOMTEL, ayaa muuqaal ama astaan cusub oo qaadatay ku daah-furtay munaasibad ballaadhan oo ka dhacday xalay huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa. Xaflad si qurux badan looga shaqeeyey bilicdeeda iyo martisharafta lagu casuumayba, kana qaybgaleen masuuliyiin dawladda ka tirsan oo ay hormood u ahaayeen wasiirrada Wasaaradaha Qorshaynta Qaranka, Ganacsiga, Dhallinyarada iyo […]

Radio MSL:Warshadda Sharaabka Ee SBI Oo U Soo Bandahigtay Ageegyo Cusub.Daawo Sawiro.

Radio MSL:Warshadda Sharaabka Ee SBI Oo U Soo Bandahigtay Ageegyo Cusub.Daawo Sawiro.

Hargeysa(MSL)Shirkada wadaniga ah ee SBI ayaa maanta macaamiisheeda u soo bandhigtay barnaamij cusub oo ay kaga qayb-galinayaan macaamiisheeda ,Maareeyaha Warshadda Sharaabka ee SBI Mustafe Cismaan Geele Oo xaflad maanta lagu qabtay xarunta warshade ee magalada Hargeysa Warbaahinta kula hadlay ugana waramay adeegyadda shirkadda . MUSTAFE SBI Halkan Guji si aad u Dhagaysato Hadaladii Mustafe Geele […]

Roobabkii Gu’ga ayaa shalay ka Curtay deegaano ka tirsan gobolka Gabiley gaar ahaana magaalada Wajaale iyo Deeganada ku teedsan ee kililka shanaad ee Itoobiya

Roobabkii Gu’ga ayaa shalay ka Curtay deegaano ka tirsan gobolka Gabiley gaar ahaana magaalada Wajaale iyo Deeganada ku teedsan ee kililka shanaad ee Itoobiya

Wajaale .(maantasomaliland)-Roobabkii Gu’ga ayaa shalay ka Curtay deegaano ka tirsan gobolka Gabiley gaar ahaana magaalada Wajaale iyo Deeganada ku teedsan ee kililka shanaad ee Itoobiya, sida Gobyaray, Qabrimacalin, wada garoon iyo degmooyinka xuduuda raacsan sida geedbalaadh. Roobabka gu’ga ka ee curtay ayaa si aad ah ay ugu diirsadeen dadka deegaanadaasi ku nooli, iyada oo taasina […]

Ciidanka Qaranka Bariisle ee Gobolka Selal ayaa shalay dib ugu dhiibay Xukuumadda Jabuuti Sarkaal ka tirsan wasaaradda Gaadiidka dalkaasi oo ka sop baxsaday

Ciidanka Qaranka Bariisle ee Gobolka Selal ayaa shalay dib ugu dhiibay Xukuumadda Jabuuti Sarkaal ka tirsan wasaaradda Gaadiidka dalkaasi oo ka sop baxsaday

Hargeysa (msl)- Ciidanka Qaranka Bariisle ee Gobolka Selal ayaa shalay dib ugu dhiibay Xukuumadda Jabuuti Sarkaal ka tirsan wasaaradda Gaadiidka dalkaasi oo ka sop baxsaday, kaasoo lagu magacaabo Maxamed Aadan Xsueen watayna gaadhi Layla Calawi ah. Sida uu Baahiyay Wargeyska Waaheen Sarkaalkan ka tirsan Dalka Jabuuti waxa uu xuduudka Somaliland iyo Jabuuti ka soo talaabay […]

Wajaale(msl)-Roobabkii Gu’ga ayaa shalay ka Curtay deegaano ka tirsan gobolka Gabiley gaar ahaana magaalada Wajaale iyo Deeganada ku teedsan ee kililka shanaad ee Itoobiya, sida Gobyaray, Qabrimacalin, wada garoon iyo degmooyinka xuduuda raacsan sida geedbalaadh.

Wajaale(msl)- doonta abaar iyo biyo la’aan la sheegay in ay beryahan danbe ka jirtay meelahaasi gaar ahaana magaalada Togwajaale iyo deeganada hoos yika maada. Roobabka gu’ga ka ee curtay ayaa si aad ah ay ugu diirsadeen dadka deegaanadaasi ku nooli, iyada oo taasina hoos ugu Waxaanay roobabkan shalay ka da’ay deegaanadaasi biyo galiyeen Baliyada iyo […]

Xukuumadda Oo Ka Hadashay Shan Doonyood Oo Ciidamada Ilaalada Xeebaha Jabuuti Ka Kaxaysteen Gudaha Biyaha Badda Somaliland

Xukuumadda Oo Ka Hadashay Shan Doonyood Oo Ciidamada Ilaalada Xeebaha Jabuuti Ka Kaxaysteen Gudaha Biyaha Badda Somaliland

Ceegaag (MSL) Ciidamada ilaalada Jabuuti ayaa maanta gudaha biyaha badda ee Somaliland ka kaxaystay ilaa shan doonyood oo kaluumaysi iyo ganacsi ah, waxayna ula talaabeen dhanka biyaha Jabuuti. Doonyaha ciidamada ilaalada Jabuuti kaxaysteen, ayaa la sheegay inay qaarkood dekeda Saylac u sideen Shidaal, balse ujeedo aan la garanayn ay u kaxaysteen ciidamada ilaalada badda ee […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com