Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 838)

madaxwaynaha Somaliland Oo Goor Dhow U Amba Baxay Safar Uu Ku Tagayo Dalka Turkiga.

madaxwaynaha Somaliland Oo Goor Dhow U Amba Baxay Safar Uu Ku Tagayo Dalka Turkiga.

Hargeysa(msl)Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa goor dhaw ka ambo-baxaya Madaarka diyaaradaha Hargeysa, isaga oo ku sii jeeda dalka Turkiga. Madaxwaynaha ayaa waxa safarkiisa ku wehelin doona Wasiirrada Madaxtooyada, dib u dejinta, Marwada koowaad iyo Wasiirka arimaha dibada. Safarkan oo ah kii toddobaadkii hore baaqday, ayaa waxa uu ku sii mari doona dalka […]

Xukuumadda Somaliland Oo Si Adag u Durtay Qaraarkii G/Ammaanka Q.Midoobay “Go’aankani Waxa Uu Dhibaato Ku Keenayaa Nabadda ka Jirta Geeska Afrika”

Xukuumadda Somaliland Oo Si Adag u Durtay Qaraarkii G/Ammaanka Q.Midoobay “Go’aankani Waxa Uu Dhibaato Ku Keenayaa Nabadda ka Jirta Geeska Afrika”

Hargeysa(msl)-Xukuumadda Somaliland ayaa qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qarramadda Midoobay ay Arbacadii cuno-qabatayntii hubka ee Soomaaliya kaga khafiifiyeen muddo sanad ah, ku sifaysay go’aan aan laga fikirin oo waxyeelaya nabad-gelyadda mandaqadda. Wasiirka Arrimaha dibadda Iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa tafaasiil ka bixiyay siday uga xun yihiin qaraarkaasi ka soo baxay […]

Hargeysa: Nin Xalay Toori Ku Dilay Xaaskiisii Iyo Laba Caruur ah oo uu Dhalay

Hargeysa: Nin Xalay Toori Ku Dilay Xaaskiisii Iyo Laba Caruur ah oo uu Dhalay

Hargeysa (msl)- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa sheegay in nin degan magaaladda Hargeysa uu xalay Toori ku dilay xaaskiisii iyo laba caruur ah oo uu dhalay. Ciidanka Booliska waxay sheegeen in ninkani uu Mindi ku khaarajiyay xaaskiisii oo uur lahayd iyo laba caruur ah oo uu dhalay oo da’doodu u dhaxeysay laba illaa sadex jir. Boolisku […]

Gaadiidka dab-damiska ayaa u gurmaday dab baaxadle oo goor dhawayd ka kacay qayb ka mid ah xaafada State-house-ka ee Magaalada Hargeysa

Gaadiidka dab-damiska ayaa u gurmaday dab baaxadle oo goor dhawayd ka kacay qayb ka mid ah xaafada State-house-ka ee Magaalada Hargeysa

Gaadiidka dab-damiska ayaa u gurmaday dab baaxadle oo goor dhawayd ka kacay qayb ka mid ah xaafada State-house-ka ee Magaalada Hargeysa, kaasi oo khasaare gaadhsiiyay guryo badan oo ay ku noolaayeen dad danyar ah.

“Somaliland Kama Qeyb galayso shir ay Ingiriiska Iyo Soomaaliya kali ku yihiin”

“Somaliland Kama Qeyb galayso shir ay Ingiriiska Iyo Soomaaliya kali ku yihiin”

Hargeysa (msl)- Gudoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha wakiilladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay inaanay marnaba ka qaybgalayn shir ay guddoominayaan Madaxweynaha Soomaaliya iyo dawladda Ingiriisku, isla markaana maamulka shirkaas aanay ku jirin dawladda Somaliland. Guddoomiye ku-xigeenku waxa kale oo uu ka hadlay khilaafka xisbiga Kulmiye oo uu ku tilmaamay inaanu saamayn badan lahayn, isla […]

Marwo Edna Aadan Oo Marti Qaad Ka Heshay Marwadda Koowaad Ee Dalka Gabon. Daawo SawiradaXUS

Marwo Edna Aadan Oo Marti Qaad Ka Heshay Marwadda Koowaad Ee Dalka Gabon. Daawo SawiradaXUS

(MSL-lebrevile)Marwada koowaad ee dalka Gabon Marwo Sylvia Bongo Ondimba, ayaa martiqaad rasmi ah u fidisay Marwo Edna Aden Ismaaciil, oo ah aqoonyahanad reer Somaliland islamarkaana Hargeysa ka aasaastay cisbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Edna Maternity Hospital. Martiqaadka ay marwada koowaad ee dalka Gabon u fidisay Marwo Edna Aden, ayaa ka dambaysay ka dib markii ay […]

Iska hor imaadyo beeleed iyo Xiisad colaadeed oo ka oogan deegaano ka tirsan Awdal iyo Salal

Xariirad (MSL) Mar.05, 2013 – Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya dagaal maanta galinkii dambe ku dhex maray deegaanka Xariirad, gaar ahaan meesha loo yaqaano Dudub Maleeshiyaad ka soo kaa jeeda Beelaha Ciise iyo Samaroon, ayaa lagu soo waramayaa inuu istaagay isla-markaana xaaladu wakhtigan deggan tahay. Dagaalkan ayaa la sheegay inuu qarxay ka dib markii […]

Maayarkii Hore Ee Magaalada Berbera Oo La Xidhay.

Maayarkii Hore Ee Magaalada Berbera Oo La Xidhay.

(MSL.Berbera )- Wararka ka imanaya Magaalada Berbera ee gobolka Saaxil, ayaa sheegaya in maayarkii hore ee Magaalada Cabdi Jaamac Ducaale (Musbaar) maanta xabsiga loo taxaabay . . Ciidamada booliska , ayaa xidhay duqii hore Berbera, iyada oo aan la sheegin sababta loo cuskaday xadhigiisa , waxaana uu wakhtigan ku jiraa saldhiga dhexe ee ciidamada booliska […]

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Nuur Caraalle (Duur), ayaa maanta tababar ugu soo gabo-gabeeyay dugsiga mandheera Dufcadii 26-aad ee ka baxda dugsigaasi oo ka koobnayd 150 hablood oo ciidanka Booliska laga hawl galiyay.

Mandheera (maantaSomaliland)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Nuur Caraalle (Duur), ayaa maanta tababar ugu soo gabo-gabeeyay dugsiga mandheera Dufcadii 26-aad ee ka baxda dugsigaasi oo ka koobnayd 150 hablood oo ciidanka Booliska laga hawl galiyay. Xafladii loo sameeyay gabo-gabada tababarkaasi waxa kale oo goob joog ka ahaa Wasiirka Cadaaladda, Taliyeyaasha Booliska iyo Asluubta, saraakiil […]

Ururka Suxufiyiinta Somaliland solja Oo Cambaareeyey Xadhig Sharci Darro Ah Oo Wariye Lagula Kacay

Ururka Suxufiyiinta Somaliland  solja Oo Cambaareeyey Xadhig Sharci Darro Ah Oo Wariye Lagula Kacay

Warsaxaafadeed: Ururka Suxufiyiinta Somaliland solja Oo Cambaareeyey Xadhig Sharci Darro Ah

Musharraxa Madaxweynaha ee UCID ayaa Khudbad ka Jeediyey Golaha Barlamaanka Minnesota

Musharraxa Madaxweynaha ee UCID ayaa Khudbad ka Jeediyey Golaha Barlamaanka Minnesota

Musharraxa Mansabka Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa Khudbad ka Jeediyey Golaha Barlamaanka ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ee Magaaladda Minneapolis.

Jid Isku Xidhi Doona Cali Xaydh Iyo Lughaya Oo Dhismihiisa La Bilaabay

Jid Isku Xidhi Doona Cali Xaydh Iyo Lughaya Oo Dhismihiisa La Bilaabay Boorame (maantaSomaliland.)- Jidkan oo ah mid halbowle ah isla markaana isku xidhi doona degaano tiro badan oo u dhexeeya Cali Xaydh iyo Lughaya ayaa waxa dhismihiisa u guntaday dadka degaanka oo uu horkacayo Sul. Abshir Maxamed Ducaale. Dadka deegaanka oo is abaabulay ayaa […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com