Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 2)

Somaliland Oo Mar Labaad Ku Dhawaaqday In Xaalada Laascaanood Nabad Lagu Dhameeyo.

Somaliland Oo Mar Labaad Ku Dhawaaqday In Xaalada Laascaanood Nabad Lagu Dhameeyo.

Xukuumadda Soomaalilaand iyada oo fulinaysa go’aamadii ka soo baxay shirkii degdegga ahaa ee Galaha Wasiirrada JSL ee qabsoomay taariikhdu markay ahayd  06/02/2023, sidoo kalena tixgalinaysa baaqyada kala duwan ee dalka gudihiisa iyo dibadiisa ka imanaya ee xambaarsan in xaaladda Laascaanood nabad lagu soo celiyo,  Xukuumaddu waxa ay mar walba diyaar u tahay in xaaladda Laascaanood ka […]

Gud. C/risaaq Khaliif Oo Kulan La Yeeshay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.

Gud. C/risaaq Khaliif Oo Kulan La Yeeshay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.

 Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, oo ku sugan Magaalada Laascaanood ayaa maanta kulan la yeeshay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil. Xogaha ayaa tilmaamaya in ay ka wada hadleen xiisadda kacsan iyo dagaalka ka socda magaalada, balse Lama oga natiijada kulankoodu kusoo dhamaaday iyo waxa ay isku afgarteen. Xaaladda guud ee magaalada laascaanood ayaa ah […]

Taliye Mahad Cambaashe Oo Ka Hadlay Warar Been Abuura Oo Sheegaya In Uu Ka Goostay Somaliland.

Taliye Mahad Cambaashe Oo Ka Hadlay Warar Been Abuura  Oo Sheegaya In Uu Ka Goostay Somaliland.

Taliyaha Saldhiga 7aad ee Ciidamada Qaranka Sareeye Guuto Mahad Cambaashe ayaa Sheegay in Ciidamada isaga ka Amar qaata ee Saldhigiisa Katirsani in aan Askari Kamid ahi Raacin ‘Raga Ku Dagaalamaya Gudaha Laascaanood. Taliye Cambaashe Waxa uu Sheegay inaan loo baahneyn Warbaahin uu ka hadlo Xiligan oo uu Dagaal kujiro haseyeeshee, uu isagu hore ula Hadley Dadkiisa […]

XILDHIBAANO KATIRSAN GOLAHA WAKIILADA SOMALILAND OO SI ADAG UGA HADLAY DIL KA DHACAY DEEGAANKA CEEL AFWAYN

Ciidamada booliska gobolka sanaag ayaa nin shacab ah ku toogtay deegaanka ceel afwayn ee gobolka kaasi oo sobobay in dadwwayne ka gadoodsan dilkaasi oo banana bax ka dhigaan magaalada Sidoo kale xildhibaanada laga soo doortay gobolka sanaag ee katirsan golaha wakiilada ayaa dilkan si adag uga hadlay iyagoo xukuumada ugu baaqay in ay 48sacaadood ku […]

DAAWO:SALAADIINTA BEESHA ARAB OO TAAGEERTAY SHIRKA DHULBAHANTE EE LAASCAANOOD

DAAWO:SALAADIINTA BEESHA ARAB OO TAAGEERTAY SHIRKA DHULBAHANTE EE LAASCAANOOD

HOGAANKA XISBIYADA MUCAARIDKA SOMALILAND OO LA KULMAY ERGAYGA DAWLADA FINLAND UQAABILSAN GEESKA AFRICA!

HOGAANKA XISBIYADA MUCAARIDKA SOMALILAND OO LA KULMAY ERGAYGA DAWLADA FINLAND UQAABILSAN GEESKA AFRICA!

Hoggaanka Xisbiyada  mucaaradka Somaliland Ee Waddani Iyo UCID ayaa Habeenkii xalay magaalada hargaysa  kula kulmay Ergayga Dawlada Finland Uqaabilsan Geeska Africa Suldaan Siciid Axmed kaasi sida wararku sheegeen ay ka wada hadleen arrimaha geedi socodka dimuqraadiyadda, doorashooyinka, xuquuqal insaanka iyo arrimaha nabadgelyada ee Laascaanood.” Ergayga dawlada finland uqaabilsan geeska Africa ayaa hore  kulan ula qaatay […]

GUDOMIYAHA URUR SIYASADEEDKA HORSEED OO MUNAASIBAD CASHO SHARAF AH KU MAAMUUSAY KOOXDA KUBADA CAGTA EE GOBOLKA SOOL.

GUDOMIYAHA URUR SIYASADEEDKA HORSEED OO MUNAASIBAD CASHO SHARAF AH KU MAAMUUSAY KOOXDA KUBADA CAGTA EE GOBOLKA SOOL.

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Muj Cabdilaahi Iimaan Dirawal ayaa munaasibad casho sharaf ah ku maamuusay kooxda kubada cagta ee ka socota gobolka sool kaasi oo ujeedadiisu ahayd diirigalin iyo soo dhawayn uu ku maamuusay kooxdan oo ka qaybgalaysa tartanka horyaalka horyaalada Somaliland ee ka socda caasimada Hargaysa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

“INTAAN XILKA HAYAY WAXAAN KU DHAARANAYAA IN AANAN QAADANIN, HAL MITIR OO QARANKU LEEYAHAY”EX WASIIR CABDILAAHI ABOKOR

“INTAAN XILKA HAYAY WAXAAN KU DHAARANAYAA IN AANAN QAADANIN, HAL MITIR OO QARANKU LEEYAHAY”EX WASIIR CABDILAAHI ABOKOR

Wasiirkii Hore ee hawlaha guud iyo guryaynta cabdilaahi abokor oo madal ka hadlayay ayaa sheegay isagoo dhaar ku maray intii uu xilka hayay wasaaradan oo sanad iyo dheeraad ahayd in aanu qaadanin hal mitir oo qaranku leeyahay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

GUDIDA DIB UDHISKA WAAHEEN OO KORMEERAY HALKA UU MARAYO DHISMAHA SUUQA WAAHEEN.

GUDIDA DIB UDHISKA WAAHEEN OO KORMEERAY HALKA UU MARAYO DHISMAHA SUUQA WAAHEEN.

Gudida heer qaran ee dib udhiska suuqa waaheen ayaa maanta kormeer ku tagay dhismaha suuqa waaheen oo socda kaasi oo ay ka warbixiyay halka uu marayo iyo qorshayaasha ku xiga ee y fuliyaan Gudidan oo uu horkacayay gudoomiyaha gudida ahna wasiirka diinta iyo awqaafta jsl iyo xubno katirsan maamulka dawlada hoose ayaa ka warbixiyay bilowga […]

MILICSIGA KAALINTII AY GARAADADA IYO HALDOORKA GOBOLKA SOOL KU LAHAAYEEN DHISMIHII IYO GEEDI SOCODKA SOMALILAND!

MILICSIGA KAALINTII AY GARAADADA IYO HALDOORKA GOBOLKA SOOL KU LAHAAYEEN DHISMIHII IYO GEEDI SOCODKA SOMALILAND!

Garaarada dhaqanka iyo haldoorka gobolka sool ayaa door laxaad leh ku lahaa dhismihii iyo geedi socodka jamhuuriyada Somaliland taasi oo suurto galisay in Somaliland noqoto dal ka dhex muuqda geeska Africa. HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARBIXINTAN

DAWLADA SOMALILAND OO SI KULUL UGU JAWAABTAY SAFIIRKA MARAYKANKA UFADHIYA MUQDISHO OO KU GAFAY MADAXBANAANIDA JSL.

DAWLADA SOMALILAND OO SI KULUL UGU JAWAABTAY SAFIIRKA MARAYKANKA UFADHIYA MUQDISHO OO KU GAFAY MADAXBANAANIDA JSL.

Wasaarada arimaha dibada Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay qaabka uu safiirka maraykanka ufadhiya muqdisho uga hadlay safar ay saraakiil ciidamada maraykanka katirsan ku yimaadeen magaalada berbera ee Somaliland taasi oo uu ku sheegay in ay kamid tahay somaliya isagoo ku gafay madaxbanaanida jamhuuriyada Somaliland Dawlada Somaliland ayaa uga digtay safiirka dawlada maraykanka ufadhiya somaliya […]

MADAXWAYNE BIIXI OO XILKA QAADIS, MAGACAABIS IYO ISKU BADAL KOOBAN SAMEEYAY!

MADAXWAYNE BIIXI OO XILKA QAADIS, MAGACAABIS IYO ISKU BADAL KOOBAN SAMEEYAY!

WAREEGTO MADAXWEYNE: 14 /01/2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu kala tahay JSL/XM/WM/222/1-978012023 iyo JSL/XM/WM/222-981/012023, JSL/XM/WM/222-982/012023 uu xilka qaadis, Bedel iyo magacaabid ku  sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Ujeeddo: Xil Ka-qaadis. Ku: Maxamed Cabdi Gurxan, Agaasimihii Guud ee Hore […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com