Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 3)

DAWLADA MARAYKANKA OO SHAACISAY DHOOLATUS MILATARI OO BERBERA KU WADA SAMAYNAYAAN WADAMADA LA SAAXIIBKA AH

DAWLADA MARAYKANKA OO SHAACISAY DHOOLATUS MILATARI OO BERBERA KU WADA SAMAYNAYAAN WADAMADA LA SAAXIIBKA AH

Saraakiil milatari oo ka socda dawlada maraykanka ayaa safar ku yimid Somaliland gaa ahaan magaalada berbera oo uu ku yaalo bas ciidan kaasi oo ay ku kulmeen saraakiil ka socotay ciidamada qaranka Somaliland. Sidoo kale safarkan ciidamada maraykanka ayaa waxay dawlada Washington shaacisay in magaalada berbera lagu qaban doono tababar milatari oo ay wada samaynayaan […]

WASAARADDA SHAQO GALINTA IYO ARIMAHA BULSHADA JSL OO RAASHIN UQAYBISAY QOYSAS DAN YAR AH EE KU DHAQAN MAGAALADA HARGAYSA

WASAARADDA SHAQO GALINTA IYO ARIMAHA BULSHADA JSL OO RAASHIN UQAYBISAY QOYSAS DAN YAR AH EE KU DHAQAN MAGAALADA HARGAYSA

Wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshada somalland ayaa deeq raashin uqaybisay dadka danyarta ah eek u dhaqan xaafadaha magaalada hargaysa. Waxaana qaybinta raashinkan oo a siiyay 250qoys oo laga soo xulay xaafada hargaysa faah faahin ka bixiyay agaasimaha waaxda arimaha bulshada marwo filsan xuseen khaliif

Suldaan Lagu Eedeeyay In Uu Gubayanaano Ku Taala Hargaysa

Suldaan Lagu Eedeeyay In Uu Gubayanaano Ku Taala Hargaysa

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ujawaabay Baarlamaanka Somaliya

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ujawaabay Baarlamaanka Somaliya

Wasiir Maxamed Kaahin Oo Gudaha Sool Ku Sugan Iyo Nuxurka Kulan Uu Abaabulay Oo La Dhacay Laascaanood

Wasiir Maxamed Kaahin Oo Gudaha Sool Ku Sugan Iyo Nuxurka Kulan Uu Abaabulay Oo La Dhacay Laascaanood

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, Wuxuu Shir gudoomiyey kulan Ballaadhan oo lagu xoojinayo Amniga guud ee Magaalada Laascaanood, kaasoo ka qabsoomay Xafiiska Gobolka Sool. Kulankan waxaa Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, ku wehelinayey Wasiir Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Salebaan Yusuf Cali Koore, Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta […]

 Ciidanka Millateriga Somaliland, ayaa sheegay in aanu ciidanku gobolka ka bixi doonin, hadii amni daro danbe dhacdana uu xoog nabada ku sugi doono.

 Ciidanka Millateriga Somaliland, ayaa sheegay in aanu ciidanku gobolka ka bixi doonin, hadii amni daro danbe dhacdana uu xoog nabada ku sugi doono.

Taliyaha Ciidamada Millateriga ee Gobolka Sool Sareeye Guuto Mahad Cambaashe, ayaa digniin u diray dad uu sheegay in ay rabaan in ay magaalada Laascaanood qas galiyaan, isagoo xusay in ciidanku aanu bixi doonin. Waxaanu yidhi.”Karin walba waxa kasoo dhacay nin leh, Laascaanood waa la qabsaday oo dhaxalkii aabaha ayaa lagu qaybsanayaaye ina gaadhsiiya, kuwa in […]

“Ururka Kaah waa mucaarid oo Kulmiye lama wadaago jeegaan” Maxamuud Xaashi….Daawo

“Ururka Kaah waa mucaarid oo Kulmiye lama wadaago jeegaan” Maxamuud Xaashi….Daawo

DAAWO: “WAANU GO’DOON SANAHAY XABADUHUNA WAY DHACAYAAN” SIYAASI CABDIRISAQ

DAAWO: “WAANU GO’DOON SANAHAY XABADUHUNA WAY DHACAYAAN” SIYAASI CABDIRISAQ

DAAWO: “BADHSAABKA SOOL IYO TALIYAHA QAYBTU HA IS CASILAAN” GUDOOMIYE KU XIGEENKII HORE G.SANAAG.

DAAWO: “BADHSAABKA SOOL IYO TALIYAHA QAYBTU HA IS CASILAAN” GUDOOMIYE KU XIGEENKII HORE G.SANAAG.

XAALADA MAGAALADA LAASCANOOD OO WALI QASAN IYO DAD KALE OO MAANTA KU GEERIYOODAY BANAAN BAXYADii

XAALADA MAGAALADA LAASCANOOD OO WALI QASAN IYO DAD KALE OO MAANTA KU GEERIYOODAY BANAAN BAXYADii

Xaalada magaalada laascanood ayaa wali kacsan taasi oo ay ka socdaan  banaan baxyo lagaga soo horjeedo dilal magaalada ka dhaca ee soo noq noqday. Mudo haraadayaasha oo maalintii afraad socda ayaa waxaa ku geeriyooday dad kale oo tiro badan Maanta salaadii jimce kadib ayaa waxaa isku dhacay ciidamada amaanta iyo dad banaan baxyyo dhigayay halkaasi […]

Daawo:-Beesha Isaaq Oo Abtirsiinteedii Soo Heshay Iyo Suldaan Sucuudiga Ku Soo Bandhigay

Daawo:-Beesha Isaaq Oo Abtirsiinteedii Soo Heshay Iyo Suldaan Sucuudiga Ku Soo Bandhigay

KOMISHANKA DOORASHOOYINKA OO MAGACAABAY GUDIDA ANSHAXA IYO XALINKA KHILAAFKAADKA DIWAANGALINTA.

KOMISHANKA DOORASHOOYINKA OO MAGACAABAY GUDIDA ANSHAXA IYO XALINKA KHILAAFKAADKA DIWAANGALINTA.

Komishanka Doorashooyinka Oo Magacaabay Gudida Anshaxa Iyo Xalinka Khilaafkaadka Diwaangalinta.

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com