Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 5)

DAAWO: Xisbiga Waddani Oo Bulshada Usoo Jeediyay Inay Diyaar Garoobaan

Goorma Ayey Guddida Diwaangelintu Ku Dhawaaqayaan Ururada Ka Soo Gudbay Qiimaynta?

Goorma Ayey Guddida Diwaangelintu Ku Dhawaaqayaan Ururada Ka Soo Gudbay Qiimaynta?

Guddida diiwaan gelinta Ururrada Siyaasadda iyo ansixinta Asxaabta qaranka ayaa si rasmi ah maanta u soo geba gebeeyey wejigii u dambeeyey ee kala saarista Ururrada Siyaasadda ee 14-ka ah, taas oo ahayd madax taabashada 1000 qof iyo kormeerka Xafiisyada Ururradu ku leeyihiin lixda Gobol ee dalka. Guddoomiyaha Guddida Diiwaan gelinta Ururrada Siyaasadda Siciid Maxamed Cilmi […]

DAAW: “CIRO Ayaa Mamnuucay In Xisbiyada Lookordhiyo” Sh. Saleebaan

DAAW: “CIRO Ayaa Mamnuucay In Xisbiyada Lookordhiyo” Sh. Saleebaan

“Xumaddii ayaa igu dhacday”.. Guddoomiyaha Ururka Kaah Maxamuud Xaashi 

“Xumaddii ayaa igu dhacday”.. Guddoomiyaha Ururka Kaah Maxamuud Xaashi 

“Xumaddii ayaa igu dhacday”.. Guddoomiyaha Ururka Kaah Maxamuud Xaashi . Gudoomiyaha ururka Kaah Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay inay ku dhacday xumadii isaga oo fariin u diray taageerayaasha ururkiisa ee gobolka Sool. war uu soo saaray ayaanu ku yidhi sidan ”  “Taageerayaasha reer Laascaanood ee Ururka Kaah, waxaan leeyahay Hambalyo, hambalyo. Alle magane, waxaad muujiseen […]

“Saddexda Xisbi Ee Hada Jira Midbaa Saaxada Ka Baxay Dhawaan” Samaale

“Saddexda Xisbi Ee Hada Jira Midbaa Saaxada Ka Baxay Dhawaan” Samaale

Siyaasi C/casiis Maxamed Samaale, oo ka tirsan xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in saddexda xisbi qaran ee hadda jira ee UCID, Waddani, iyo Kulmiye uu midkood dhawaan saaxadda siyaasadda ka bixi doono. Cid iska leh awoodda ay xisbi saaxadda siyaasadda kaga saarto, mid kaloo cusub na ku keento ayuu C/casiis Samaale, ku tilmaamay in ay yihiin […]

DAAWO : Xukuumada Oo 4 Masuul Ka Xidhay Xisbiga WADDANI

DAAWO : Xukuumada Oo 4 Masuul Ka Xidhay Xisbiga WADDANI

DAAWO: “Majiro Sharci Qaxootiga Lagu Maamulo” Gud. Saleeban

DAAWO: “Majiro Sharci Qaxootiga Lagu Maamulo” Gud. Saleeban

BAS KU QALIBMAY GUDAHA MAGAALADA HARGAYSA IYO TIRADA DADKA KU DHAAWACMAY.

BAS KU QALIBMAY GUDAHA MAGAALADA HARGAYSA IYO TIRADA DADKA KU DHAAWACMAY.

9 Qof Ayaa ku Dhaawacmay Bas Qallibmay degmada 31 May ee magaalada Hargeysa. Ciidanka Dabdemiska ayaa goor dhawayd ka hawlgalay samatabixinta iyo badbaadada sagaal qof oo ku dhaawacmay Bas rakaab siday oo ku qallibmay xaafada Faluuja ee degmada 31 May. Ciidanka ayaa dhaawacii gaadhsiiyay cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa , halkaas oo lagu dabiibayo. Ma […]

SUXUFI CABDILAAHI WAYAB OO KA HADLAY WIIL UU DHALAY OO SIFO SHARCI DARO AH UXIDHAN IYO JIDH DIL LOO GAYSTAY.

SUXUFI CABDILAAHI WAYAB OO KA HADLAY WIIL UU DHALAY OO SIFO SHARCI DARO AH UXIDHAN IYO JIDH DIL LOO GAYSTAY.

Suxufiga rug cadaaga ah ee cabdilaahi cumar wayab ayaa ka hadlay fal fool xun oo lagu kacay wiil udhalay kaasi oo ku xidhan mudo saldhiga daloodho ee magaalada hargaysa. Sidoo kale suxufi wayab ayaa sheegay in wiilkiisa  Oo lagu magacaabo Saalim Cabdilaahi Cumar Wayab loo gaystay jidh dil ismarkaana laga diiday warqad ay soo xortay […]

DAAWO Xukuumada SLAND Oo War Cusub Ka Soo Saartay Xanuun Ku Hubsaday Bulshada

DAAWO Xukuumada SLAND Oo War Cusub Ka Soo Saartay Xanuun Ku Hubsaday Bulshada

Wasaarada caafimaadka somaliland ayaa shacabka la wadaagtay xogta xanuunka xumada oo maalmihii udanbeeyay dad badani ujiifaan cisbitaalada dalka halka ay qaar ugeeriyoodeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Somaliland: Ceel-shidaalkii u Horreeyay oo la Qodayo iyo Dawladaha iska kaashanaya Soo Saaristiisa

Somaliland: Ceel-shidaalkii u Horreeyay oo la Qodayo iyo Dawladaha iska kaashanaya Soo Saaristiisa

Shirkadda OPIC Somaliland ayaa saami 49% ah ku leh heshiiska Somaliland,ayaa sannadka soo socda laga bilaabaya qodista ceel-shidaalkii ugu horreeyay sida qorshuhu yahay. Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Mudane. Cabdilaahi Faarax Cabdi iyo Agaasimaha Waaxda Shidaalka Axmed Aadan Iidan ayaa la sheegay inay Shirkadda OPIC Somaliland oo ah farac ka mid ah shirkadda CPC ee […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com