Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 569)

-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, Waxa Uu Maanta Xafiiskiisa Kula Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibada Ee Dalka Switzerland Mr. Yves Rossier Oo Uu Wehelinaayo Safiirka Dalka Switzerland U Fadhiya Nairobi Una Qaabilsan Arrimaha Somaliland Iyo Somalia, Mr. Dominik Langenbacher.

:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, Waxa Uu Maanta Xafiiskiisa Kula Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibada Ee Dalka Switzerland Mr. Yves Rossier Oo Uu Wehelinaayo Safiirka Dalka Switzerland U Fadhiya Nairobi Una Qaabilsan Arrimaha Somaliland Iyo Somalia, Mr. Dominik Langenbacher. Weftigan Oo Dalka Soo Gaadhay Maanta Waxa Ay Madaxweynaha La Qaateen Kulan Balaadhan Oo Saacado […]

Guddoomiyaha Dhalinyarada Somaliland Ee Khaliijka Axmed Maxamed Xuseen (Axmed Wajeer), ayaa maanta Ciidanka Booliska ee degmada Baligubadle guddoon-siiyey Dirayska Booliska.

Guddoomiyaha Dhalinyarada Somaliland Ee Khaliijka Axmed Maxamed Xuseen (Axmed Wajeer), ayaa maanta Ciidanka Booliska ee degmada Baligubadle guddoon-siiyey Dirayska Booliska.

Guddoomiyaha Dhalinyarada Somaliland Ee Khaliijka Axmed Maxamed Xuseen (Axmed Wajeer), ayaa maanta Ciidanka Booliska ee degmada Baligubadle guddoon-siiyey Dirayska Booliska. Guddoomiyaha Dhalinyarada Somaliland Ee Khaliijka Axmed Maxamed Xuseen (Axmed Wajeer), waxa uu sheegay inay Dirayskan Ciidanka Booliska ee degmadan Baligubadle ay ahayd taakullo ay soo direen Jaaliyadda Qadar oo uu ugu horeeyo Cabdiraxmaan Faysal Baddel, […]

maxkamada darajada koobaad eeciidamada qalabka sida ee jamhuuryada somaliland ayaa goor dhawayd xukun dil ahku xukuntay gacan kudhiigle mawliid maxamed suudi oo si badheedh ah maalintii shalay u dilay taliyihii booliska ee dagmada arabsiyo

(maantasomaliland)maxkamada darajada koobaad eeciidamada qalabka sida ee jamhuuryada somaliland ayaa goor dhawayd xukun dil ahku xukuntay gacan kudhiigle mawliid maxamed suudi oo si badheedh ah maalintii shalay u dilay taliyihii booliska ee dagmada arabsiyo marxuum cabdi ismaaciil xaaji cali oo ku magac dheeraa cabdi case kadib markii madaxwaynaha jamhuuryada somaliland mudane siilanyo shalay amar ku […]

Somaliland waxay maraysaa marxalad xaasaasi ah doorashadana ma rabno sidee tii golaha deeganka oo kale CIDINA ma aqbali doonto hab danbe oo xun, waxana la sugaya in ay si xor oo xalaal ah iyo nabad gelyo ku dhaco, waxay u horseedi kartaa Somaliland inay qadarin ka mutaysato bulshadda caalamka, FAALO XUSEEN XARBI

TIIRARKA ay ku taagan tahay dimuqraadiyaddu waxa ka mid ah inuu hoggaanka dalku ku yimaaddo doorashadda shacabweyne xilkana uu hayo muddo ku cayiman Dastuurka, wakhtiga wakhtigaasi oo aan sinaba loo dhaafi karin duruufo aafooyin oo baahsan oo ku dhaca dalka mooyaane, inkasto oo xaalad adag oo garowshiiyo aan mudnayni la soo darsin dalkeena, haddana dhowr […]

Somaliland waxay maraysaa marxalad xaasaasi ah doorashadana ma rabno sidee tii golaha deeganka oo kale CIDINA ma aqbali doonto hab danbe oo xun, waxana la sugaya in ay si xor oo xalaal ah iyo nabad gelyo ku dhaco, waxay u horseedi kartaa Somaliland inay qadarin ka mutaysato bulshadda caalamka, FAALO XUSEEN XARBI

Somaliland waxay maraysaa marxalad xaasaasi ah doorashadana ma rabno sidee tii golaha deeganka oo kale CIDINA ma aqbali doonto hab danbe oo xun, waxana la sugaya in ay si xor oo xalaal ah iyo nabad gelyo ku dhaco, waxay u horseedi kartaa Somaliland inay qadarin ka mutaysato bulshadda caalamka, FAALO XUSEEN XARBI

rukunadda ay ku taagan tahay dimuqraadiyaddu waxa ka mid ah inuu hoggaanka dalku ku yimaaddo doorashadda shacabweyne xilkana uu hayo muddo ku cayiman Dastuurka, wakhtiga wakhtigaasi oo aan sinaba loo dhaafi karin duruufo aafooyin oo baahsan oo ku dhaca dalka mooyaane, inkasto oo xaalad adag oo garowshiiyo aan mudnayni la soo darsin dalkeena, haddana dhowr […]

Amar lagu Xakamaynayo Mucaaradka GABILAY oo Maayerka Gabiley soo saaray iyo UCID oo ku gacan-saydhay

Amar lagu Xakamaynayo Mucaaradka  GABILAY oo Maayerka Gabiley soo saaray iyo UCID oo ku gacan-saydhay

Maayerka magaalada Gabiley Shucayb Maxamed Muuse, ayaa XALAY soo saaray Amar uu ku maMnoocayo Xafladaha Siyaasadeed ee lagu qabto Huteellada magaaladaas, isla markaana waxa uu Mulkiilayaasha iyo Masuuliyiinta Hudheellada Gabiley ku amray inaanay Meheradohooda u oggolaan karin in Munaasibadaha Siyaasadeed ay ku qabsadaan Xisbiyada Siyaasaddu, ciddii amarkaa u hoggaansami waydana wuxu ugu hanjabay in Boolisku […]

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde iyo Wasiirka Macdanta iyo tamarta Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa Magaalada Dubai ee Imaaraadka Carabta kula kulmay Shirkaddaha Somaliland ka baadhaya Shidaalka.

(MSL)Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde iyo Wasiirka Macdanta iyo tamarta Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa Magaalada Dubai ee Imaaraadka Carabta kula kulmay Shirkaddaha Somaliland ka baadhaya Shidaalka.kulanka ayaa ku saabsanaa sidii Shirkadduhu dib ugu bilaabi lahaayeen hawlaha Shidaal sahaminta ah ee ay dalka ka wadeen, maadaama oo la aasaasay Ciidanka ilaalinta Shidaal Sahaminta. Wasiir […]

Qunsuliyadda Turkigu ku leeyahay Hargeysa, ayaa sharaxaad kooban ka bixisay Dadka wakhtigan la siin karo

Qunsuliyadda Turkigu ku leeyahay Hargeysa, ayaa sharaxaad kooban ka bixisay Dadka wakhtigan la siin karo

Qunsuliyadda Turkigu ku leeyahay Hargeysa, ayaa sharaxaad kooban ka bixisay Dadka wakhtigan la siin karo Fiiseyaal ay dhawaan bilawgooda shaacisay, waxayna sheegtay in lagu bixin doono xaaladdaha degdega ah. Qoraal kooban oo ay Qunsuliyaddu Boggeeda Twitter-ka ku baahisay waxay ku sheegtay in Madaxda,dadka Xanuunsanaya iyo Ardayda uun wakhtigan la siin karo. “Qunsuliyadda Turkiga ee Hargeysa […]

Dahabshiil oo Lagu casuumay Shir Waayo-aragnimada Ganacsiga caalamka la xidhiidha

Dahabshiil oo Lagu casuumay Shir Waayo-aragnimada Ganacsiga caalamka la xidhiidha

Shirkadda Dahabshiil Group ayaa Afrika oo dhan keligeed lagaga casuumay Shir lagaga hadlay kala-korodhsiga Khibradaha ama waayo-aragnimada Ganacsiga caalamka ee bilawgiisa uu aasaasay qof keliya ama qoys keligii ahi iska lahaa, isla markaana markii dambe ballaadhay oo u gudbay heer caalami sida Dahabshiil oo kale, kaasoo lagu qabtay magaalada London ee Waddanka Ingiriiska. Maamulaha Guud […]

Beyd ka mid ah Qaraamkii hodanka iyo curiskaba ahaa ee Feysal Cumar Mushteeg qaybtii 1aad Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale-cankaabo@hotmail.com

Beyd ka mid ah Qaraamkii hodanka iyo curiskaba ahaa ee Feysal Cumar Mushteeg qaybtii 1aad Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale-cankaabo@hotmail.com

Magac kama miskiin ahayn. Waa Feysal Cumar Mushteeg oo ka mid ahaa foolaadka fanka Soomaaliyeed, kuna soo dhex jiray tan iyo lixdannadii qarnigii tegay. Feysal Cumar Mushteeg (1940kii-2012ka) “Dhulyahow adna waan ku dhaarinayaa, Ilaahii ku dhammeeyay ee ku dhisee, Kuu kala dhigay dhoobo iyo ciid, Dhexdaada ku beeray dhadhaabaha, Jacaylka dhexdayada dhaqaaleeyoo, Wixii na dhibaaya […]

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa sheegay in aanay la wareegin ciidanka Qaranka ee degan beerta Ilma Saleebaan Bidde, ku taala agagaarka madaarka diyaaradaha ee magaaladda Hargeysa.

(maantasomaliland)Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa sheegay in aanay la wareegin ciidanka Qaranka ee degan beerta Ilma Saleebaan Bidde, ku taala agagaarka madaarka diyaaradaha ee magaaladda Hargeysa. Axmed Xaaji Cali Cadami, waxa uu sidan ka sheegay mar uu isniintii todobaadkan hor tagay Golaha Wakiiladda oo waxa ka waydiiyay hawlaha shaqo ee ay […]

Guddoomiyaha Golaha Guurtidda oo Siciid Cali Muuse iyo C/qaadir Iimaan Warsame u magacaabay Komishanka Doorashooyinka cusub

Guddoomiyaha Golaha Guurtidda oo Siciid Cali Muuse iyo C/qaadir Iimaan Warsame u magacaabay Komishanka Doorashooyinka cusub

Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta sallMadaxweyne Siilaanyo u gudbiyey laba xubnood oo ka mid noqon doona Komishanka Doorashooyinka Qaranka cusub, kuwaas oo ay Golaha Guurtiddu magacabaan. Guddoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan waxa uu magacaabay Wariye Siciid Cali Muuse iyo C/qaadir Iimaan Warsame, kuwaas oo ka mid noqon doona xubnaha Cusub, waxaanay magacaabista […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com