Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 570)

Wasiiru dawlihii hore ee amniga ee Wasaaradda Arrimaha gudaha ee Somaliland C/laahi Abokor Cismaan ayaa shalay markii afraad la horkeenay maxkamadda gobolka Maroodijeex.

Wasiiru dawlihii hore ee amniga ee Wasaaradda Arrimaha gudaha ee Somaliland C/laahi Abokor Cismaan ayaa shalay markii afraad la horkeenay maxkamadda gobolka Maroodijeex.

Wasiiru dawlihii hore ee amniga ee Wasaaradda Arrimaha gudaha ee Somaliland C/laahi Abokor Cismaan ayaa shalay markii afraad la horkeenay maxkamadda gobolka Maroodijeex. Waxaana la sheegay in maxkamadu dhegaysatay eedaha dacwadda loo haysto wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda daakhiliga u qaabilsanaa amniga, eedaha loo haysto ee ay dacwaddiisu la xidhiidho ayaa ay ka mid […]

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa amar ka soo saaray dilka Taliyihii Saldhigga Booliska Arabsiyo oo ka tirsan gobolka Gabliey, kaasoo galabta u dhintay

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa amar ka soo saaray dilka Taliyihii Saldhigga Booliska Arabsiyo oo ka tirsan gobolka Gabliey, kaasoo galabta u dhintay

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa amar ka soo saaray dilka Taliyihii Saldhigga Booliska Arabsiyo oo ka tirsan gobolka Gabliey, kaasoo galabta u dhintay dhaawac uu gaadhsiiyey Askari isla saldhiggaas ka tirsanaa, waxaanu si adag uga hadlay dilka Taliyeyaasha Ciidammada qalabka sida ee Somaliland. Madaxweyne Siilaanyo waxa uu sheegay in Ciidammada qalabka sidaa huwan […]

Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland,ayaa meel mariyey maanta Mooshin ah in labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Wakiilada Xukumaddu mar wada qabato iyo Xeerka diwaangalinta Maddaniga ah iyo codbixinta.

Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland,ayaa meel mariyey Mooshin ah in labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Wakiilada Xukumaddu mar wada qabato iyo Xeerka diwaangalinta Maddaniga ah iyo codbixinta. Golaha oo ay Saaka fadhiyeen 66 Mudane waxaa Mooshinka ah in doorashada Wakiilada iyo Madaxtooyada mar la wada qabto ogolaaday 64 mudane, halka hal mudane diiday, waxaana isla tiradaasi […]

Taliyihii saldhiga degmada arabsiyo Cabdi Case ayaa goor dhawayd lagu toogtay Saldhiga Degmada gabiley Hortiisa.

Taliyihii saldhiga degmada arabsiyo Cabdi Case ayaa goor dhawayd lagu toogtay Saldhiga Degmada gabiley Hortiisa.

Taliyihii saldhiga degmada arabsiyo Cabdi Case ayaa goor dhawayd lagu toogtay Saldhiga Degmada gabiley Hortiisa.Taliyaha ayaa wararku sheegayaan in uu toogtay askari ka tirsan isla Degmada Arabsiyo oo Taliyaha ilaalo u ahaa, taliyaha intii aan la toogan ayaa waxa la sheegayaa in uu u tagay magaalada gabiley ee xarunta gobolkaasi oo degmada arabsiyona ay hoos […]

Guddida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyay Shirkadda Tababaraysa Ciidanka Ilaalinta Shidaal baadhista

Guddida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyay Shirkadda Tababaraysa Ciidanka Ilaalinta Shidaal baadhista

Guddida Qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa shaaciyay shirkadda ku guulaysatay tababarka Ciidanka ilaalinta Shirkaddaha shidaalka (Oil Protection Unit)“OPU”. Gudoomiyaha Guddida qandaraasyada Aadan Cabdilaahi Xaaji ayaa sheegay in kala shaandhayn badan ka dib shirkad asalkeedu yahay Ingiriis iyo Kenyan ay ku guulaysatay tababarka ciidanka. “Innagoo isku kalsoon oo aynu doonayno in aynu hawsheenna iyo kharashkeenna galno, haddana […]

Maamulka Haamaha Shiidaalka Berbera Oo Mashaariic Horumarineed Oo Kala Duwan Ka Wada Xaruntaasi

Maamulka Haamaha Shiidaalka Berbera Oo Mashaariic Horumarineed Oo Kala Duwan Ka Wada Xaruntaasi

marka aad haatan gasho Xarunta Haamaha Keydka Shiidaalka ee Berbera waxa aad arkaysaa Mashaariic kale duwan oo ay ugu mudantahay Jid Laami Casri ah Oo gala Xarunta Haamaha oo labo haad ah oo dhismihiisu socdo kaasi oo uu Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo hore u dhagaxdhigay xili socdaal hawleed ku marayay Xarunta Gobolka Saaxil ee Berbera. […]

Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa Xukumadda ku eedeeyay inay abuurayso shaqo la’aan iyo isku dulnoolaasho horseedaya dabaqado bulshadu u kala baxdo.

Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa Xukumadda ku eedeeyay inay abuurayso shaqo la’aan iyo isku dulnoolaasho horseedaya dabaqado bulshadu u kala baxdo.

Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa Xukumadda ku eedeeyay inay abuurayso shaqo la’aan iyo isku dulnoolaasho horseedaya dabaqado bulshadu u kala baxdo. War qoraal ah oo xisbigu soo saaray waxaa lagu sheegay in Xayiraada Xukumaddu saartay ka ganacsiga Dekedda Lughaya meel kaga dhacayso Ganacsiga Xorta ah ee Somaliland ka jirta.qoraalka Xisbiga Arintaasi kaga hadlay waxa […]

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa soo gabogabeeyay dooda Xeerka Diiwaan Gelinta Madaniga ah oo maalmihii ugu dambeeyay ka socotay aqalkaas

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa soo gabogabeeyay dooda Xeerka Diiwaan Gelinta Madaniga ah oo maalmihii ugu dambeeyay ka socotay aqalkaas

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa soo gabogabeeyay dooda Xeerka Diiwaan Gelinta Madaniga ah oo maalmihii ugu dambeeyay ka socotay aqalkaas. Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada oo uu shir guddoominayay Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayay mudaneyaashu si aad ah uga doodeen xeerkan. Hadal Qoraalka doodan ayaa labada maalmood ee soo socda la isku soo ururin doonaa, […]

Agaasimaha Guud ee wasaarada Arrimaha Gudaha somaliland Cabdisalaan Cumar Maal oo Goor Dhawayd Qaar ka tirsan Warbaahinta la hadlayay Ayaa sheegay In Maanta Galinkii Danbe Bilaabeen Diwaan Galintii Madaniga ah,Ka dib Markii ay Xaliyeen Khilaaf

Agaasimaha Guud ee wasaarada Arrimaha Gudaha somaliland Cabdisalaan Cumar Maal oo Goor Dhawayd Qaar ka tirsan Warbaahinta la hadlayay Ayaa sheegay In Maanta Galinkii Danbe Bilaabeen Diwaan Galintii Madaniga ah,Ka dib Markii ay Xaliyeen Khilaaf soo kala dhex galay shaqaalaha Iyo Cuqaashii ka hawl gali lahaa diwaan Galinta. Waxa kale oo uu ka waramay Warar […]

Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen, ayaa Sheegay in Xukumaddu xadhig Sharciga baalmarsan kula kacday Masuul sare oo ka tirsan Xisbiga Ucid.

Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen, ayaa Sheegay in Xukumaddu xadhig Sharciga baalmarsan kula kacday Masuul sare oo ka tirsan Xisbiga Ucid.

Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen, ayaa Sheegay in Xukumaddu xadhig Sharciga baalmarsan kula kacday Masuul sare oo ka tirsan Xisbiga Ucid. Waxa kale oo uu sheegay in Bilawga Diwaangalinta Madaniga ahi tahay Sharci daro maadaama aan wali Sharciga Diwaangalinta la ansixin. “Xukumadda Somaliland, waxay xadhig aan Meel loo maray iyo Sharci loo […]

Maxkamadda Ciidamadda Qaranka Somaliland darajadeeda koowaad ayaa manta bilowday dhagaysiga Dacwada loo haysto dhawr iyo toban askari oo ka tirsan Ciidanka Asluubta Somaliland,

Maxkamadda Ciidamadda Qaranka Somaliland darajadeeda koowaad ayaa manta bilowday dhagaysiga Dacwada loo haysto dhawr iyo toban askari oo ka tirsan Ciidanka Asluubta Somaliland,

Maxkamadda Ciidamadda Qaranka Somaliland darajadeeda koowaad ayaa manta bilowday dhagaysiga Dacwada loo haysto dhawr iyo toban askari oo ka tirsan Ciidanka Asluubta Somaliland, kuwaas oo ku Eedaysan inay ka qayb qaateen hawl fududaynta maxaabiistii argagixisada u xidhnayd ee ka baxsatay duhurka cad Xabsiga dhexe ee Hargeysa. Dhagaysiga Dacwadan oo fadhigeedii koowaad manta lagu dhagaystay Eedaha […]

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta digreeto madaxweyne ku hirgaliyay Aas-aasidda Waaxda Ilaaladda Sahaminta iyo Soo-saarista Shidaalka ee Ciidanka Booliiska.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta digreeto madaxweyne ku hirgaliyay Aas-aasidda Waaxda Ilaaladda Sahaminta iyo Soo-saarista Shidaalka ee Ciidanka Booliiska. Sidaasna waxa madaxweynuhu ku faahfaahiyay digreeto uu galabta soo saaray, sida lagu sheegay war-saxaaafeed uu soo saaray afhayeenka madaxtooyadda Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaanu u dhignaa sidan:-   “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com