Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 601)

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Md:Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey xiliga ay dib u bilaabmayaan wadahadalada wajiga lixaad ee u dhaxeeya dawladaha Somaliland iyo Somaliya ee Mudooyinkii danbe uga socday dalka Turkiga

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Md:Maxamed Biixi Yoonis ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey xiliga ay dib u bilaabmayaan wadahadalada wajiga lixaad ee u dhaxeeya dawladaha Somaliland iyo Somaliya ee Mudooyinkii danbe uga socday dalka Turkiga,Waxaana uu carabka uu ku dhuftay in ay filayaan in Bisha ramadaan kadib ay bilaabmi doonaan Wadahadalada u dhaxeeya […]

Masuuliyiinta ugu saraysa Amniga Somaliland ayaa shalay u dhoofay Dalka Jabuuti, kuwaas oo uu hogaaminayey wasiirka Arrimaha gudaha Cali Maxamed WarancaddeTaliyayaasha Booliiska iyo Nabad sugida iyo Xeer ilaaliyaha Guud oo shalay u dhoofay Jabuuti.

Masuuliyiinta ugu saraysa Amniga Somaliland ayaa shalay u dhoofay Dalka Jabuuti, kuwaas oo uu hogaaminayey wasiirka Arrimaha gudaha Cali Maxamed Warancadde. Saraakiisha Amniga Somaliland ee shalay u dhoofay dalka Jabuuti wax aka mid ahaa Taliyayaasha Booliiska iyo Sirdoonka C/laahi Fadal Iimaan iyo Jaamac Maxamed Bootaan iyo Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Xasan Axmed Aadan. Illaa […]

Dawlada Hoose ee Magaalada Burco iyo Hay’ada FAO oo si wada jir ah xadhiga uga jaray Sariibada Gaha ee magaalada Burco, sidoo kalena waxay dhagax dhigeen Warshad cusub oo lagu farsamaynayo hargaha Xoolaha,

Dawlada Hoose ee Magaalada Burco iyo Hay’ada FAO oo si wada jir ah xadhiga uga jaray Sariibada Gaha ee magaalada Burco, sidoo kalena waxay dhagax dhigeen Warshad cusub oo lagu farsamaynayo hargaha Xoolaha, Xaflad loogu talo galay la kala wareegista sariibadan ay hirgalisay Hay’ada FAO iyo waliba dhagax dhiga warshada Hargaha, isla markaana aad loo […]

Diyaarad Qaad u soo siday Soomaaliya ayaa saakay ku burburtay meel ku dhow garoonka diyaaradaha Jommo Kenyatta ee magaalada Niarobi, iyadoo ay ku dhinteen afar qof oo shaqaalihii diyaaradda ahaa.

Diyaarad Qaad u soo siday Soomaaliya ayaa saakay ku burburtay meel ku dhow garoonka diyaaradaha Jommo Kenyatta ee magaalada Niarobi, iyadoo ay ku dhinteen afar qof oo shaqaalihii diyaaradda ahaa.

Wararka ayaa sheegaya in diyaaraddu ay ku dhacday dhisme ku yaalla garoonka wax yar kaddib markii ay duushay garoonka, taasoo keentay inay burburto, iyadoo aysan jirin cid kale oo waxyeello kasoo gaartay burburka diyaaraddan. “Diyaarad nooceedu ahaa Fokker 50 oo ay saarnaayeen afar shaqaale ah ayaa saaka ku burburtay dhisme ku dhow garoonka diyaaradaha Jommo […]

Daawo: wararka Bulshotv 2.7.2014 Halkan ka Daawo Wararka Bulshotv oo ay iska kaashanayaan Warbaahinta Gobanimonews iyo Bulshotv:

Daawo: wararka Bulshotv 2.7.2014 Halkan ka Daawo Wararka Bulshotv oo ay iska kaashanayaan Warbaahinta Gobanimonews iyo Bulshotv:

Maamulaha Madaarka Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa ka hadlay shaqada baaxada leh ee wakhtigan Xagaaga ka socota Madaarka caasimada Cigaal Airport

Maamulaha Madaarka Hargeysa Maxamed Yuusuf Ismaaciil ayaa ka hadlay shaqada baaxada leh ee wakhtigan Xagaaga ka socota Madaarka caasimada Cigaal Airport. Maamulaha Madaarka Cigaal International Airport ayaa sidoo kalena waxa uu ka jawaab ka bixiyey cabasho ka timid qaar ka mida Rakaabka Madaarka adeegsada oo ka cawaday in ay dib uga dhaceen alaabtii ay siteen. […]

Xukuumada Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaradka ayaa u muuqda kuwo ku kala aragti duwan qaabka loo qabanaayo doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiilada la filaayo in ay dalka ka dhacaan.

Xukuumada Somaliland iyo Xisbiyada Mucaaradka ayaa u muuqda kuwo ku kala aragti duwan qaabka loo qabanaayo doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiilada la filaayo in ay dalka ka dhacaan. waxaana Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe uu marka hore ka hadlay Baahida Loo Qabo In La Kordhiyo Tirada Xubnaha Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Iyo […]

“Xukuumaddu ha is weydiiso mustaqbalka Qabyaaladda siyaasadeed ee shalay, maanta iyo Berri” Cali Guray

“Xukuumaddu ha is weydiiso mustaqbalka Qabyaaladda siyaasadeed ee shalay, maanta iyo Berri” Cali Guray

Halka ay xukuumadani taabatay AWAL QABOOBE waa meel halis ah oon hore malaha loo taaban. Meel ay joogaanba furkay tuursan yihiin waana gartood. Laakiin inta aanay cid kale u gudbin malaha waxay ahayd inay dhexdooda is xisaabiyaan oo siyaasiyiintooda iska hor keenaan oy ay hortoodana kaga doodaan itijaaha siyaasadda marka dhinaca qabyaaladda laga soo eego […]

Maayarka dagamda Salaxlay ayaa masuuliyada soo noqnqoshada muranka dhuleed ee u dhaxeeya golayaasha deegaanka ee Hargeysa Iyo Salaxley ku eedeeyey Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland in ay ka gaabisay fulinta shuruucda kala xadaysa dhulka taasi oo sal u ah khilaafka dhuleed ee ka taagan ladan gole deegaan

. Maayirka oo shirjaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ka dib shir soo dhici soo bay oo wasiir waran cadde uu doonayey in uu isku hor fadhiisiyo,Xildhibaanada labada gole deegaan ayaa uu maayarku uu ku eedeeyey in Xildhibaanada Golaha deegaanka Hargeysi ay doonayaan in ay boob ka gaystaan meelo ka mid ah Gudaha Xuduuda Salaxlay. “Waa […]

DAAWO SOORAAN IYO JAWAAN IYO RUWAAYAD CAJIIBA OO RAMADAANTA KU SAABSAN

DAAWO SOORAAN IYO JAWAAN IYO RUWAAYAD CAJIIBA OO RAMADAANTA KU SAABSAN

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Cali Saleeban (Ramaax), ayaa lacag dhan $1000 (kun dollar) guddoonsiiyay Maayarka magaalada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur oo ka mid ah Guddida Dhismaha Wadada Ceerigaabo.

Badhasaabka Gobolka Sanaag Md; Maxamuud Cali Saleebaan ayaa sheegay in lacagtan uu wadada ugu deeqay Suldaanka Guud ee Beelaha Ciise Muuse Suldaan Cismaan Suldaan Cali Kooshin, waxaanu tilmaamay in aanay ahayn deeqii ugu horeysay balse ay tahay deeqdii saddexaad ee suldaan kooshin. Waxaanu gudoomiyaha gobolka Sanaag ugu baaqaday madax dhaqameedka dalka inay ka qayb galaan […]

Shirkad Sahamin Shidaal ka wadda deegaannada Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa ka hadashay halis Qaramada Midoobay kaga digeen Ciidammada ilaalinta Sahaminta Shidaalka kala shaqeeya Maamulkaas iyo Abuuritaanka Ciidanka ilaalinta Sahaminta Shidaalka ee Jamhuuriyadda Somaliland

Stockhol)Shirkad Sahamin Shidaal ka wadda deegaannada Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa ka hadashay halis Qaramada Midoobay kaga digeen Ciidammada ilaalinta Sahaminta Shidaalka kala shaqeeya Maamulkaas iyo Abuuritaanka Ciidanka ilaalinta Sahaminta Shidaalka ee Jamhuuriyadda Somaliland, waxaanay Shirkaddu Warbixintaas ku tilmaantay mid sharci-darro ah oo aan sax ahayn. Somaliland_territory Guddiga ilaalinta Cuna-qabataynta Hubka ee Soomaaliya iyo Eretria […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com