Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 688)

ISUDUWAHA GOBALKA HAWD EE WASAARADA CAAFIMAADKA DR XUSEEN XASAN CALI OO CAAWA KA GUDOOMAY MISHIINKA NAQASKA (OXYGEN) DR ADNA AADAN ISMAACIIL OO UGU DEEQDAY CISBITAALKA GOBALKA HAWD

ISUDUWAHA GOBALKA HAWD EE WASAARADA CAAFIMAADKA DR XUSEEN  XASAN CALI OO CAAWA KA  GUDOOMAY MISHIINKA NAQASKA  (OXYGEN) DR ADNA AADAN ISMAACIIL OO UGU DEEQDAY CISBITAALKA GOBALKA HAWD

maanta ayaa marwo dr adna aadan ismaaciil ay ku wareejisay qalab caafimaad oo ah mishiinka naqaska ee oxygen oo ah noocii u danbeeyay qiimihiisuna dhanyahay sadex kun oo doolarka maraykanka 3000$ qalabkan oo shabakada maanta somaliland ay ka waraysatay caawa isu duwaha caafimaadka ee gobalka hawd dr xuseen xasan cali waxaa uu hadalkiisii ku bilaabay(waxaan […]

Shirkadda Horyaalka ah Ee TELESOM Oo Lagu Majeertay Hirgelinta Adeegga ZAAD

Shirkadda Horyaalka ah Ee TELESOM Oo Lagu Majeertay Hirgelinta Adeegga ZAAD

Warbixin uu diyaariyay ururka GSMA, oo ah urur ay ku bahoobeen shirkadaha ka shaqeeya shabakadda isku xidhka mobiladda ayaa si qoto dheer uga hadlay hirgelintii, hababka uu ku guulaystay iyo isticmaalka adeeg ZAAd ee shirkadda Telesom.War bixintan waxa lagu sheegay in Isgaadhsiintu ay ka mid tahay is bedelka, casriyeynta iyo tartanka badan ee ganacisga Somaliland […]

“Waxaan Tallo Iyo Tilmaan Ku Bixinaya Inay Xukuumadu Fuliso Balamihii Ay Galeen Wakhtigii Doorashada” Adan Axmed Cilmi Dhoolayare

“Waxaan Tallo Iyo Tilmaan Ku Bixinaya Inay Xukuumadu Fuliso Balamihii Ay Galeen Wakhtigii Doorashada” Adan Axmed Cilmi Dhoolayare

Wasiirkii hore ee Cadaaladda Somaliland Md. Aadan Axmed Cilmi (Dhoolayare), ayaa xukuumadda ugu baaqay inay ka faa’iidayso khayraadka dalka, isla markaana shaqooyin abuurto.Wasiirkii Hore ee Cadaalladda Md. Aadan Dhoolayare waxa uu sidaas ku sheegay war-saxaafadeed uu caawa soo saaray oo u dhignaa sidan:- “Waxaan salaan iyo bogaadin idiinku soo marinaya hawada neecawda barakaysan ee bisha […]

Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha ee Dalkan JSL Md cali maxamed warancadde ayaa maanta socdaal shaqo ku tegay xarunta Gobolka Saaxil ee Berbera.

Wasiirka Daakhiliga Somaliland Oo Jawaab ka bixiyay Hanjabaad ka soo yeedhay Ciidammadda Soomaaliya July 13th, 2013 Comments Off HARGEYSA (mSl)- Wasiirka oo socdaalkiisa uu ku weheliyo wasiirkuxigeenka arimaha ammaanka ee wasaaradaasi Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa kormeerkiisu waxa uu saameeyey qaar ka tirsan xarumaha hay’adaha dawladda ee Gobolkaasi ku yaalla sida Dekedda Berbera, saldhigyada Ciidamada Booliska […]

Culimada Somaliland ayaa maanta ku Bogaadiyay Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Furitaanka Idaacadda Quraanka Kariimka ah ee lagu soo kordhiyey oo uu Madaxweynahu dhamaadkii Todobaadkii hore uu xadhiga ka jaray.

Culimmadda Somaliland Oo U Riyaaqay Idaacadda Quraanka ee xukuumaddu furtay HARGEYSA (msl)- Culimada Somaliland ayaa maanta ku Bogaadiyay Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Furitaanka Idaacadda Quraanka Kariimka ah ee lagu soo kordhiyey oo uu Madaxweynahu dhamaadkii Todobaadkii hore uu xadhiga ka jaray. Baaqan hambalyada ah ay culimadu ka soo saareen Magaalada Caasimadda ah […]

gudoomiye xigeenkii degmada baligubadleoo sifo sharci daro ah ku xidhay head tuulihii degmada gumar ahaana gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee gumar

gumar(msl) maayar ku xigeenka baligubadle mawliid jaamac yuusuf ayaa sifo aan sharciga waaaqsanayn ku xidhay head tuulihii deegaanka gumar maanta. sida uu shabakada maantasomaliland u cadeeyay wariye axmed maxamed cawaale saar saar xadhigan ayaa waxaa uu ka danbeeyay markii deegaanka gumareed ee taageersan xisbiga kulmiye ku biireen degmada balcabane oouga dhaw degmada bali gubadle heed […]

President Ahmed Mohamed Mohamoud (Silanyo)has announced another round of reshuffle this time affecting departmental heads in ministries and governmental agencies alike .

(msl)President Ahmed Mohamed Mohamoud (Silanyo)has announced another round of reshuffle this time affecting departmental heads in ministries and governmental agencies alike . The new Appoints are as follows: 1. Mr. Abdirizaq Jama Nuur Director General in the Ministry of Water Resources 2. Mr. Mohamed Muse Haji Abdi (Galaydh) Director General in the Ministry of Labour […]

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xaly isku shaandheyn ku sameeyay Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha iyo qaar ka mid ah Ha’yadaha madaxa banaan ee dawladda.

Hargeysa (msl)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xaly isku shaandheyn ku sameeyay Agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha iyo qaar ka mid ah Ha’yadaha madaxa banaan ee dawladda. Madaxweyneynuhu wuxuu magacaabay Masuuliyiin cusub, kuwo kalena waxa uu u bedelay meelo kale, halka qaarna uu sheegay inuu xilalkii ka nasiyay. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxcaafadeed […]

Komishanka doorashooyinka Somaliland iyo xisbiyada qaranka ayaa kulammo isdaba joog ahaa oo ay lahaayeen ka soo saareen qodobo dhawr ah

Hargeysa (mSl) Komishanka doorashooyinka Somaliland iyo xisbiyada qaranka ayaa kulammo isdaba joog ahaa oo ay lahaayeen ka soo saareen qodobo dhawr ah oo la xidhiidha sidii ay doorashooyinka mustaqbalku u qabsoomi lahaayeen waqtiga loo qoondeeyay, isla markaana loo heli lahaa liisto sugan oo diiwaan gelinta codbixiyayaasha ah waqtiga ku habboon. Komishanka doorashooyinka iyo saddexda xisbi […]

Wasiirka Madaxtooyadda Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan oo xubin ka ahaa ergaddii Somaliland u matalaysay wada hadaladii Somaliland Turkiga kula yeelatay Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday inuu ku faraxsan yahay inay ku guulaystay inay soo dhacsadaan maamulka hawadda ee muranka la geliyay.

“Waxaan Ku Faraxsan Nahay In Maamulka Hawadeena Aan Dib u soo Ceshano” (maantaHARGEYSA Somaliland)- Wasiirka Madaxtooyadda Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan oo xubin ka ahaa ergaddii Somaliland u matalaysay wada hadaladii Somaliland Turkiga kula yeelatay Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday inuu ku faraxsan yahay inay ku guulaystay inay soo dhacsadaan maamulka hawadda ee muranka la […]

Wasiirka Warfaafinta Oo Furay Idaacad Khaas u ah Quraanka kariimka Iyo Axaadiista

Wasiirka Warfaafinta Oo Furay Idaacad Khaas u ah Quraanka kariimka Iyo Axaadiista Hargeysa,maantasomaliland)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigalinta iyo Dhaqanka Cabdilaahi Maxamed Daaahir (Cukuse), ayaa shaaciyay in lagu soo kordhiyay Idaacada Radio Hargeysa Idaacad cusub oo ku lamaan, taasoo baahin doonta Quraanka Kariimka iyo Axaadiista Nabiga NNKH. Wasiirka oo maanta ka hadlayay xaflada furitaanka Barnaamijka Kasmaal […]

War-murtiyeed Ay Soo Wada Saareen Murashixiinta Xisbiga UCID Oo Ku Wajahan Wada-hadalada Somaliland & Somaliya

War-murtiyeed Ay Soo Wada Saareen Murashixiinta Xisbiga UCID Oo Ku Wajahan Wada-hadalada Somaliland & Somaliya

Bismilaahi Raxmaani Raxiim 1. Marka hore waxaanu soo dhowaynaynaa wada hadallo kasta oo dhex mara Somaliland & Somalia sida ay bulshada caalamkuba u dhiirrigelinayaan, haseyeeshe waxaanu soo jeedinaynaa wadahadalku inuu noqdo mid midho dhala, ee aanu noqon mid sii soco oo soo soco ah. 2. Xisbiga UCID wuxu aaminsanahay in taasi ku suurto gali karto […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com