Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 689)

Wada hadalladda Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Ku furmay Jawi Adag iyo Qodobada Laga Doodayo

Wada hadalladda Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Ku furmay Jawi Adag iyo Qodobada Laga Doodayo

Hargeysa(MSL)Shirkii afraad ee wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaaladda Istanbuul ee dalka Turkiga. Waxaanay ergadda qaran ee Somaliland miiska soo dhigeen in ajandaha lagu darro qodobo xudun xidhka u ah sii socoshada wada hadalkan oo ay ka mid yihiin in Soomaaliya ay aqoonsato inay Somaliland ahayd wadan madax-banaanaalana soo noqday xornimadiisii […]

Prof . Axmed Ismaaciil Samter, ayaa sheegay inuu garwaaqsaday go’aanka shacbiga Somaliland iyo iraadadooda oo uu wax badan ka fahmay isla markaana doonayo inuu dhinac ka raaco oo uu la shaqeeyo waxna la qabto.

LONDON (msl)- Prof . Axmed Ismaaciil Samter, ayaa sheegay inuu garwaaqsaday go’aanka shacbiga Somaliland iyo iraadadooda oo uu wax badan ka fahmay isla markaana doonayo inuu dhinac ka raaco oo uu la shaqeeyo waxna la qabto. Prof. Samatar oo ku sugan Magaalada London ee dalka Ingiriiska waxa tafaasiil ka bixiyay arrimihii farxad geliyay ee uu […]

Agaasimaha Waaxda Farsamada ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Eng. Axmed Saleebaan Maxamed ayaa shalay dalka kusoo dhaweeyay khubaro iyo Injineero ka socda dalka Thailand.

Berbera, (msl)- Agaasimaha Waaxda Farsamada ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Eng. Axmed Saleebaan Maxamed ayaa shalay dalka kusoo dhaweeyay khubaro iyo Injineero ka socda dalka Thailand. Agaasimuhu waxa uu sheegay in Khubaradan oo ka socda shirkada satelayt-yada ee Taicom ay dalka u yimaadeen sidii ay u rakibi lahaayeen qalab cusub oo loogu tallo-galay […]

– Dawladda Somaliland ayaa soo bandhigtay Qodobbadii ku jiray heshiiskii Ankara ee bishii April ee sanadkan ay Soomaaliya kala saxeexdeen ee ay jabisay dawladdaasi.

Somaliland Oo Soo Bandhigtay Qodobadda Soomaaliya Burisay Ee Heshiiskii hore ku jiray Ankara, (msl)- Dawladda Somaliland ayaa soo bandhigtay Qodobbadii ku jiray heshiiskii Ankara ee bishii April ee sanadkan ay Soomaaliya kala saxeexdeen ee ay jabisay dawladdaasi. Wada-hadaladii u dhexeeya dawladdaha Somaliland iyo Soomaaliya oo shalay dib uga furmay dalka Turkiga ayaa ergooyinka ka kala […]

Haweenka Gobolka Hawd Oo Xaflad Casho Sharaf Ah Ku Maamuusay Ciyaartoydii Ku Ciyaaraysay Magaca Gobolka Hawd.

Haweenka Gobolka Hawd Oo Xaflad Casho Sharaf Ah Ku Maamuusay Ciyaartoydii Ku Ciyaaraysay Magaca Gobolka Hawd.

Hargeysa(MSL)Haweenka Dhalasho ahaan ka soo jeeda Gobolka Hawd ayaa Habeenkii Xalay ahaa casho sharaf Hoteel Crown Ee Magaaladda Hargeysa ugu sameeyay Ciyaaryahanadda Xulka Gobolka Hawd.Xafladdan casho sharafta ah oo ay daba socdeen shahaado sharaf iyo waliba deeq lacageed oo ay saddexddii ciyaaryahan ee ugu wanaagsanaa Guddoonsiiyeen Gudida Dhalinyaradda ee Goboladda Hawd, Hargeysa, Daad Madheedh, Oodweyne, […]

Suuq Ganacsi Oo Ku Kacay $ 3.5 Milyan Oo Maanta Laga Furay Caasimadda Hargeysa

Suuq Ganacsi Oo Ku Kacay $ 3.5 Milyan Oo Maanta Laga Furay Caasimadda Hargeysa

Hargeysa(MSL)Deero Mall oo ah Xarun ganacsi oo ka kooban ilaa 60 Meheradood, Huteel La saxeexdo iyo goobo carruurtu ku madadaashaan, ayaa maanta laga furay Magaalada Hargeysa. Munaasibada furitaanka xarunta Ganacsi ee Somaliland ugu weyn ee Deero Mall, ayaa waxa ka qayb-galay Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland, […]

Guddoomiyaha Maxkammadda Dastuuriga ah ee Masar oo Loo Dhaariyay madaxweyne Ku meel gaadh ah

Guddoomiyaha Maxkammadda Dastuuriga ah ee Masar oo Loo Dhaariyay madaxweyne Ku meel gaadh ah

Qahira(MSL)Guddoomiyaha maxkamadda destuuriga, Cadli Mansur, ayaa loo dhaariyey xilka madaxweynaha dalka Masar. Tani ayaa imaanayso kaddib markii militeriga uu xukunka ka tuuray Maxamad Mursi, oo ah madaxweynihii ugu horreyay oo si dimuqraadiyad ah loo soo doortay. Militeriga ayaa sidoo kale sheegay inay meesha ka saareen destuurka dalka Masar, oo sanadkii hore la ansixiyay. Taageerayaasha Mursi […]

Dawlada ingiriiska oo Shaaca ka Qaaday in ay Joojinayso Qaadka Soo Gala Dalkaasi. Xoghayaha Arimaha Gudaha ee Wadanka Britain Teresa may ayaa Ku dhawaaqda

Dawlada ingiriiska oo Shaaca ka Qaaday in ay Joojinayso Qaadka Soo Gala Dalkaasi. Xoghayaha Arimaha Gudaha ee Wadanka Britain Teresa may ayaa Ku dhawaaqday…. London (msl)- Dawlada ingiriiska ayaa Ku dhawaaqday in ay Joojinayso Guud ahaan Qaadka soo Gala Dalkaasi, oo Somalida iyo Ajaanib kale aad ugu isticmaali jireen si xor ah Wadanka UK Dhexdiisa […]

qaar ka mida Saxaafadda Oo Xukuumadda Uga Mahad celisay In Dammaanad lagu sii daayo Masuuliyiinta HUBAAL

Saxaafadda Oo Xukuumadda Uga Mahad celisay In Dammaanad lagu sii daayo Masuuliyiinta HUBAAL HARGEYSA (msl.)-Saxaafadda madaxa banaan ee Somaliland ayaa maanta u mahad celisay xukuumadda Somaliland iyo maxkamadda Racfaanka gobolka maroodi-jeex oo ay ku ammaaneen inay aqbaleen in dammaanad lagu sii daayo Maareeyaha wargeyska HUBAAL Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay) iyo Tifaftiraha wargeyskaasi Xasan Xuseen Cabdilaahi […]

Baanka Barclays oo Go’aansaday inuu Kordhiyo Muddadii uu Hore ugu Qabtay Xawaaladaha

London (maantaSomaliland)- Banigaga ugu wayn dalka Ingiriiska ee Barclays oo dhawaan ku dhawaaqay inuu horraanta bisha foodda inagu soo haysa ee July joojinayo wadashaqaynta ka dhaxaysay in ka badan 250 xawaaladood oo Soomaalidu ku jiraan, ayaa mar kale go’aansaday inuu kordhiyo muddada ay shaqaynayaan xisaabaadkooda ay xawilaadu. Sidaana waxa shaaciyey telefishanka Channel 4 News oo […]

Dadwaynaha Reer Jabuuti Oo Si Balladhan U Xusay Maalinta Xornimadooda.+

Dadwaynaha Reer Jabuuti Oo Si Balladhan U Xusay Maalinta Xornimadooda.+

Jabuuti(MSL)Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo sanad walba 27-ka bisha June xusa maalinta Xorninada Jabuuti oo ku began maalintaii ay xornimada ka qaateen gumaystihii Faransiiska ayaa siwayn ay u xuseen dadwaynaha reer Jabuuti gudo iyo debadba. Xafladii iyo dabaal degii ugu waaynaa ayaa lagu qabtay magalada Jabuuti ee xarunta dalka Jamhuuriyadda Jabuuti,oo ay gaardo ka ciyaar aad […]

Madaxwayne waan kugu hambalyaynayaa Digreetada aad ku xayirtay dhulka Freezoneka Berbera.

Madaxwayne waan kugu hambalyaynayaa Digreetada aad ku xayirtay dhulka Freezoneka Berbera.

Hargeysa(msl)Mudane madaxwayne waa khalad in la daggo, la seesto, wax calaamad ahna lagu sameeyo dhulka Freezoneka danta guud ee loogu talo galay in Dekeda, Haamaha iyo Madaarkuba ku fidaan mustaqbalka dhaw iyo ka fogba marka bahideedu soo baxdo.Waliba dhulkani maaha oo qudha barxad u kaydsan in ay ku fidan mustaqbalka hayadahan dawliga, ee waxaa ku […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com