Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 690)

“Wasiirrada Cusub Waxaanu Si Wada Jir ah Uga Wada shaqayn doonaa sii Hagaajinta Somaliland”

“Wasiirrada Cusub Waxaanu Si Wada Jir ah Uga Wada shaqayn doonaa sii Hagaajinta Somaliland”

Hargeysa(MSL)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in Wasiirrada cusub ee uu ku soo kordhiyay Golihiisa xukuumadda ay ka wada shaqayn doonaan horumarinta qaranka Somaliland oo uu tilmaamay inuu aad u jecel yahay dalkiisa hooyo. Madaxweynaha Somaliland waxa uu sidaasi ku sheegay farriin kooban oo uu ku soo daabacay boggiisa adeega xidhiidhka dadweynaha ee […]

Xarun Cusub Oo La Magacbaxday Xarunta Dhaqanka,Fanka Iyo Suuganta Somaliland Oo Hargeysa Lagu Daah Furay.

Xarun Cusub Oo La Magacbaxday Xarunta Dhaqanka,Fanka Iyo Suuganta Somaliland Oo Hargeysa Lagu Daah Furay. Hargeysa() June27, 2013 -Xaflad si heersare ah loo soo agaasimay oo xalay ka dhacday magaalada Hargeysa ayaa waxa lagu daah furay xarun cusub oo lamagac baxday xarunta Dhaqanka,Fanka iyo suugaanta Somaliland. Xafladan oo ay ka soo qayb-galeen dad aad u […]

Wasiir Xirsi Oo Tafaasiil Ka Bixiyay Taariikhdii Adkayd ee Somaliland U soo martay Xoriyadeeda

“Dhalinyarooy maanta qori iyo olol la idinkama rabo ee qalinkiina iyo caqligiina ku taageera dalkiina” “Dhalinyaradu ha is Waydiiyaan waxa dalkooda u qabteen, balse waa in ayna is waydiin waxa iyaga dalkoodu u qabtay” HARGEYSA(msl)-Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay in munaasibadda 26-ka June ee 53-guuradii ka soo wareegtay calan-saarkii Somaliland […]

Dhacdo Xaqiiqa : Mudalabkii da’da yaraa ee dallacaada ku helay caadifadda qabiil!!!

Dhacdo Xaqiiqa : Mudalabkii da’da yaraa ee dallacaada ku helay caadifadda qabiil!!!

Waa sheekho dhab ah oo ka dhacday magaalada Hargeisa mudalabkan da’da yaraa waxa uu shaqada mudalabnimada kasoo bilaabay Hotel City Placa ee magaalada Burco waxaanu u soo wareegay hilaadii 2008 Hotel Barwaaqo oo ku yaal qaybta sare ee sarta-dheer ee Dahabshiil ku leeyahay badhtamaha magaalada Hargeisa kuna dhegsan fooqa Ilma-bootaan.hehehe Waxa dhacday maalin maalmaha ka […]

Guddoomiyaha SOLJA Oo Madaxweynaha Ku Taageeray Suxufiga weyn ee uu u magacaabay W/Warfaafinta

Guddoomiyaha SOLJA Oo Madaxweynaha Ku Taageeray Suxufiga weyn ee uu u magacaabay W/Warfaafinta “Waxa lagaa dhawrayaa inaad si dhakhso ah uga hawl gasho Khilaafka u dhexeeya saxaafadda iyo xukuumadda oo aad abuurto isfahan dhex mara” “Madaxweyne Halkaa waad asiibtay oo lamaad seegin aadna waannu kuugu mahad-naqaynaa” HARGEYSA (msl)- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Xasan […]

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Sheegay Inaan Somaliland Loo Wer-werayn Inta Siilaanyo Hoggaaminayo

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Sheegay Inaan Somaliland Loo Wer-werayn Inta Siilaanyo Hoggaaminayo June 24th, 2013 Comments Off “Ingiriiska Iyo Obama Ugama Haybadaysanayno Waxaanay Ummadayadu Doonaynin” HARGEYSA (msl)-Guddoomiyaha xisbiga talladda haya ee KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag u difaacay siyaasadda dibadda Somaliland oo uu sheegay inay nuxurkeedu yahay sidii Somaliland oo madax banaani ay […]

Taageero Qaran Iyo Tamar Dhaqaale Iyamaa Lagula Tacaali karaa Tabbaalada Tahriibka?faalada shabakada ee maantasomaliland

Taageero Qaran Iyo Tamar Dhaqaale Iyamaa Lagula Tacaali karaa Tabbaalada Tahriibka?faalada shabakada ee maantasomaliland Waxay ahayd Tallaabo aan u fahmay inay Xukuumaddu u diyaar garowday inay la kifaaxdo xakamaynta tahriibka dhalinyaradda oo beryihii u dambeeyay aad u afar laabmay, taasi oo tacabirka biimadda ah tabaaladiisa iyo dhiiladiisu ku badatay dhegaha Xukuumadda oo mararka qaarkoodna Mucaaridku […]

Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Ka Hadlay Dad Loo Soo Qab-qabtay Dilal Ka Dhacay Magalada Hargeysa Iyo Tuug Dadwaynuhu Ka Qaaliyeen – See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Taliyaha-Ciidanka-Booliska-Oo-Ka-Hadlay-Dad-Loo-Soo-Qab-qabtay-Dilal-Ka-Dhacay-Magalada-Hargeysa-Iyo-Tuug-Dadwaynuhu-Ka-Qaaliyeen.html#sthash.wDN8upKc.dpuf

Hargeysa(msl)Taliyaba Booliska Somaliland Gen:Cabdilaahi Imaan Fadal, ayaa sheegay inay soo qabqabteen dad lagu tuhmayo inay dhowaan laba dumar ah ku dileen magaaladda Hargeysa iyo dad kale oo ah dad caruurta tahriibiya ah. Taliyaha oo maanta warbaahinta la hadlayey ayaa sheegay inay laba dil ah oo toddobaadkii hore magaaladda Hargeysa ka dhacay ay dadkii falkaasi geystay […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Ammar Adag Ka Soo Saaray Dhulka Danta Guud ee Berbera

Madaxweynaha Somaliland Oo Ammar Adag Ka Soo Saaray Dhulka Danta Guud ee Berbera

HARGEYSA(MSL)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ammar ka soo saaray dhulka danta guud ee Magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil. Madaxweynuhu waxa uu wareegtadiisa ku sheegay inay dawladu u aqoonsatay Free Zone) goobo ku yaala magaalo xeebeeda Berbera, waxaanu ammar ku bixiyay in tallaabo laga qaado cidii […]

Voicing Somaliland’s Priorities Official Position of Somaliland’s Civil Society Regarding UNSOM’s Approach to Somaliland.

Voicing Somaliland’s Priorities Official Position of Somaliland’s Civil Society Regarding UNSOM’s Approach to Somaliland. Preamble This paper reflects the official position of the Somaliland Civil Society regarding the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) which has come into effect on June 3rd 2013. The new mission’s objective is to integrate and coordinate all the UN’s […]

Xukuumadda Somaliland Oo Gaashaanka Ku Dhufatay In Hargeysa Laga Furo qeybta siyaasadda UN-SOM

“Qeybta Siyaasadda ee UN-SOM Waxay ka Hor Imanaysaa Qaranimadda Somaliland” HARGEYSA (msl)- Xukuumadda Somaliland ayaa caawa daboolka ka qaaday inay gaashaanka ku dhufatay in Hargeysa laga furo xafiiska siyaasadda qarramadda midoobay ee UNSOM oo ay ku dooday inuu ka hor imanayo madax-banaanida qaranimadda Somaliland. Xukuumadda Somaliland waxay caawa sidaasi u sheegtay ergayga Xoghayaha guud ee […]

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sameeyay Blog dadweynaha u sahlaya inay la xidhiidhaan si ay jaanis ugu helaan,

Hargeysa (maantaSomaliland.)- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sameeyay Blog dadweynaha u sahlaya inay la xidhiidhaan si ay jaanis ugu helaan, Waxa kale oo uu blog-gani warbaahinta u sahlayaa inay kala socdaan qoraalada kala duwan ee uu soo geliyo. Qoraal kooban oo uu Wasiirku soo saaray wuxuu u dhignaa sidan:- “Sida aan […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com