Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 691)

Itoobiya oo Si Adag uga Jawaabay Jar iska Xoornimadda Dawladda Masar

Itoobiya oo Si Adag uga Jawaabay Jar iska Xoornimadda Dawladda Masar June 13th, 2013 Comments Off “Masar Waxay ku Dagaalameysaa oo Keliya Niilka Haddii ay Hoggaamiyeyaasheedu Waasheen” Addis Ababa (msl) – “Dhismaha biyo xidheenka ‘Renaissance Dam’ waa tallaabo weyn oo ay Itoobiya kaga saareyso dalkeeda saboolnimada, isla markaasna aaney jirin awood is hortaagaysaa dhismaha mashruuca, […]

Badhasaabka gobolka Gabiley Yuusuf Ibraahim Geedi iyo taliyaha qaybta booliska ee Gobolka Gabiley Saleebaan Ducaale Warsame ayaa maantadigniin u diray mukhalisiinta dalka ka tahriibiya dhalinyarada,

Gabiley (msl): Badhasaabka gobolka Gabiley Yuusuf Ibraahim Geedi iyo taliyaha qaybta booliska ee Gobolka Gabiley Saleebaan Ducaale Warsame ayaa digniin u diray mukhalisiinta dalka ka tahriibiya dhalinyarada, waxaanay ay sheegeen inay ka gobol ahaan joojiyeen tahriibka. Badhasaabka Gabiley iyo Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Gabiley oo shalay warbaahinta kula hadlayay magaalada Gabiley, waxay sheegeen inay […]

Wax-garadka Galbeedka Burco Oo Wasiir Xirsi Hordhigay Tabashooyin Isbiirsaday Iyo Tobanaan Xil Oo Ay Xukuumaddu Sad-bursi U Siisay Bariga Burco.

Hargeysa(MSL)Guux iyo Dareen muujinaya Saluug siyaasadeed oo Bulshada Galbeedka Burco ka qabto Xukuumadda Siilaanyo ayaa isa soo taraya, isla markaana si weyn looga dareemaaya magaalada Burco ee Xarunta u ah Gobolka Togdheer. Warar soo baxaya ayaa sheegaya inay Odayaasha, Wax-garadka iyo dhamaan Indheer garadka Galbeedka Burco bilihii ugu dambeeyay si weyn uga biyo diidsanaayeen Saami […]

Daad-Madheedh Oo 2 Iyo 1 Ku Caraabiyay Xulka Badhan Awdal Iyo Gabiley Oo Bar-bar Dhac Eber Eber Ah Ku Dhamaatay Ciyaartoodii

Daad-Madheedh Oo 2 Iyo 1 Ku Caraabiyay Xulka Badhan Awdal Iyo Gabiley Oo Bar-bar Dhac Eber Eber Ah Ku Dhamaatay Ciyaartoodii

Hargeysa(MSL)Xulka Gobolka Daadmadheedh ayaa 2 gool iyo 1 ku caraabiyay xulka gobolka Badhan, ciyaartan oo ahayd ciyaar aad u xiiso badnayd oo ay labada xulba soo bandhigeen ayaa qaybti hore ee ciyaarta laysku dhaafiwaayay wax la’aan 0 iyo 0 ah, balse markii la isku soo noqday qaybtii labaad ee ciyaarta ayaa Gobolka Dadmadheedh ay u […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Ganacsato Reer Yamen Ah Oo Socdaal ku yimid Dalka

Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Ganacsato Reer Yamen Ah Oo Socdaal ku yimid Dalka

Hargeysa(msl)Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo xubno ka tirsan madaxda heer qaran ee Xisbiga ayaa kulan kala qaybgalay dhalinyarada xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI kulankaas oo ka qabsoomay xarunta gobolka maroodijeex ee magaalada hargeysa. Kulankan dhexmaray dhalinyarada xisbiga WADDANI iyo gudoomiye Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa lagu falanqeeyey doorka […]

Xulkii Gobolka Togdheer Oo Xabsiga Lagu Guray Iyo Wasiirka Ciyaaraha Oo Ku Fashilmay In Uu Xaliyo Khilaaf Mudo Soo Jiitamayay Oo Ka Dhex Jira Xulka.

Xulkii Gobolka Togdheer Oo Xabsiga Lagu Guray Iyo Wasiirka Ciyaaraha Oo Ku Fashilmay In Uu Xaliyo Khilaaf Mudo Soo Jiitamayay Oo Ka Dhex Jira Xulka.

Hargeysa(MSL)Ciyaaryahanadda Xulka Gobolka Togdheer ee sanadkan ka qayb gelayay koobka Goboladda Somaliland ayaa gabi ahaantoodba Xabsiga Lagu Guray, ka dib markii uu khilaaf gacan ka hadal gaadhay uu dhex maray. Ciyaaryahanadda oo badankoodu ka soo jeeda laba beelood oo wada dega Magaaladda Burco, ayaa isku maandhaafay qaabka loo wada ciyaarayo,ayagoo ciyaartooy ka mid ah ay […]

Ciidamada RRU-da Oo Hawl-gal Baadhis Ah Ka Sameeyay Bacadlayaasha Burco Iyo Qaarka Mid Ah Shaqalihii Meheradahaas Oo Ay Kaxaysteen

Burco(msl) June07, 2013 -Ciidamada sida gaarka ah loogu tababaray ladagaalanka iyo ka hortagga Argagixasada ee looyaqano RRU-da ayaa xalay hawlgal ballaadhan oo ay saqdi dhexe ee xalay ku mireen Bacadlayaasha Magalada Burco ku qab-qabtay illaa 5 qof oo dhalinyaro ah oo qaar ka mid ah bacadlayaasha ilaalinayey iyo qaarka mid ah shaqalaha madbacada Jamacada Golis. […]

Xulka Kubadda Cagta Badhan Oo 1-0 Iskaga Reebay Xulka Gobolka Saaxil

Hargeysa (maantaSomaliland)- Xulka kubadda cagta ee Gobolka Badhan ayaa maanta 1-0 kaga talaabsaday xulka gobolka Saaxil oo ay wada yeesheen ciyaar aad u xiiso badan oo soo jiidatay dadweynaha garoonka ku sugnaa. Ciyaartan oo aad u kululayd maadaama oo labada xulba ciyaartoodii hore laga soo badiyay, waxay labada xul ee Saaxil iyo Badhan-ba soo bandhigeen […]

Xulalka Daad Madheedh iyo Hawd oo Bar baro galay iyo Xulka Maroodi Jeex oo 2 Gool iyo 1 Ku Muquuniyay Xulka Buuhoodle June 6, 2013 – Written by ahmed

Hargaysa (msl) Tartankii Ciyaaraha ee Gobolada Somaliland oo Maraya Meel Xasaasi ah ayaa Waxaa Maanta Fooda Is daray Xulalka Gobolada Maroodi Jeex iyo Buuhoodle,halka ay Sidoo kalena is haleeleen Xulalka Gobolada Daad Madheedh iyo Hawd . Ciyaarta hore ayaa dhex maray Xulalka Gobolada Maroodi Jeex iyo Buuhoodle oo ay u ahayd Ciyaartiisii Kowaad waxaana labada […]

Taliyaha guud ee Ciidamadda Qaranka Somaliland Sareeyo Gaas, Ismaaciil Maxamed Shaqale iyo wafti saraakiil ah oo uu hogaaminayo ayaa shalay safar ugu kicitimay Magaaladda Adis-ababa ee xarunta dalka Ethiopia,

Hargeysa, (msl) – Taliyaha guud ee Ciidamadda Qaranka Somaliland Sareeyo Gaas, Ismaaciil Maxamed Shaqale iyo wafti saraakiil ah oo uu hogaaminayo ayaa shalay safar ugu kicitimay Magaaladda Adis-ababa ee xarunta dalka Ethiopia, kuwaas oo iyagu shalay ka duulay Madaarka Magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil. Sida ay Shabakadda Cu xaaalmiga ah ee baligubadlemedia u xaqiijiyeen […]

ciyaarihiimaanta oo ku dhamaaday awdal oo2iyo o kaga adkaatayiyogabilay oolaba gooliyo ebr kaga adkaatay burco

rgeysa StadWacdarihii Galabta Ka Dhacay Haium Awdal Oo Sool 2 Iyo 0 Diray Iyo Gabilay Oo Togdheer 2 Iyo 0 Ku Muquuniyay. Hargeysa(msl) June05, 2013 -Ciyaarihii xiisaha badnaa ee galabta ka dhacay Hargeysa stadium ee ciyaaraha Gobolada Somliland oo ay galabta wada ciyaarayeen Gobolada sool,Awdal, Gabilay iyo Togdheer,oo ay ciyaartii hore wada ciyaareen xulalka Gobolada […]

Shirkadaha Dahabshiil Group Oo Kaalin Wax Ku Ool Ah Ka Qaadanaysa Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland.

Shirkadaha Dahabshiil Group Oo Kaalin Wax Ku Ool Ah Ka Qaadanaysa Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland.

Hargeysa(MSL)Shirkadaha Dahabshiil Group ayaa kaalin miisaan leh oo loo bogay ka qaadatay hirgelinta iyo baahinta tartanka ciyaaraha gobollada dalka oo si rasmi ah Madaxweynaha Somaliland shalay uga furay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium, halkaas oo ciyaartii u horreysay ay ku kulmeen xulalka kubadda cagta ee Gobollada Maroodi-jeex iyo Saraar. Shirkadda Dahabshiil Group oo masuuliyad […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com