Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 692)

kooxda gobolka maroodi jeex 2-1 gobolka saraar kaga adkaatay

kooxda gobolka maroodi jeex 2-1 gobolka saraar kaga adkaatay

Xulka Maroodi-jeex 2-1 Ku Muquuniyay Xulka Saraar June 2nd, 2013 Comments Off Hargeysa >msl)-Tartanka ciyaaraha goboladda Somaliland ayaa galabta ka furmay garoonka Hargeysa Stadium ee magaaladda Hargeysa, waxaana ciyaartii u horeysay oo aad u xiiso badan lagu furay Gobolka Maroodijeex ee difaacanaya horyaalnimadda ciyaaraha gobolka iyo xulka gobolka Saraar. Ciyaartan waxa gool ku hormartay kooxda […]

Wasarada Ciyaaraha Oo Soo Saartay Liiska Isku Aadka Kooxaha Ciyaaraha Gobolada Oo Barri Furmaya

Wasarada Ciyaaraha Oo Soo Saartay Liiska Isku Aadka Kooxaha Ciyaaraha Gobolada Oo Barri Furmaya

Hargeysa(MSL)Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday isku aadka kooxaha ee ciyaaraha Gobolada Somaliland oo maalinta berrito ee Axadda si rasmi ah uga furmi doona Caasimadda Somaliland ee Hargaysa. Shir jaraa’id ay maanta si wada jir ah u qabteen Agaasimaha guud ee wasaaradda ciyaaraha Md. Mustafe Maxamuud Qodax iyo gudida qabanqaabada ee tartanka […]

Ganacsade Axmed Cismaan Geelle Oo Dhismaha Garoonka Diyaradaha Ee Burco Ugu Deeqay 20,000 Kun Oo Dollar.

Ganacsade Axmed Cismaan Geelle Oo Dhismaha Garoonka Diyaradaha Ee Burco Ugu Deeqay 20,000 Kun Oo Dollar.

DJibuuti(msl)-Ganacsaddaha Caanka ka ah Dalalka Somaliland iyo Djabouti ee Axmed Cismaan Geelle, ayaa lacag gaadhaysa 20,000 oo Dollar ugu deeqay dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Burco. Axmed Cismaan Geelle oo ka mid ah ganacsatadda Maalgashiga ugu balaadhan ka sameeyay dalka Somaliland ayaa deeqdaasi lacageed gaadhsiiyay xildhibaanadda Cali Mareexaan iyo Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeyo oo iyagu […]

Shirkadda Sharaabka Ee SBI Oo Sanad Jirsatay, Soona Bandhigtey Guulihii Ay Gaadhey

Shirkadda Sharaabka Ee SBI Oo Sanad Jirsatay, Soona Bandhigtey Guulihii Ay Gaadhey

Hargeysa(MSL)Shirkada sharaabka ee SBI Coca-Cola ayaa u dabaal degtey sanad guuradeedii koowaad ee ka soo wareegtay markii si rasmi ah loogu dhawaaqay shaqaynteeda. Waxaanay maamulka shirkadaasu mahadnaq u direen guud ahaan shacbiga Somaliland iyo cid kasta oo si barbar taagtay shirkadan Somaliland ka hana qaaday. Sida oo kale waxa ay maamulka shirkadu daboolka ka qaadeen […]

25 Guuradii Ka Soo Wareegtay Gudo-galkii Dalka Iyo Muj.Axmed Mire Oo Ka Waramay Maalmihii Xasuuta Lahaa Ee Duulaankii Burco 1988 bishii may

25 Guuradii Ka Soo Wareegtay Gudo-galkii Dalka Iyo Muj.Axmed Mire Oo Ka Waramay Maalmihii Xasuuta Lahaa Ee Duulaankii Burco 1988 bishii may Hargeysa(msl) May 27, 2013-Maanta oo kale 25 sannadood ka hor, ayay ahayd markii ay Mujaahidiintii SNM haleeleen Guushii ugu horeysay ee dib u xoraynta wadanka, ka dib markii Xoogagii ururku 27 Bishan May […]

SALEEBAAN CIISE XAGLA TOOSIYE OODHAWAAN LA GUDOONSIIN DOONO SHAHAADO NABADEED

QAAR KA TIRSAN SHACBIWAYNAHA KU NOOL GOBALDA SOOL SANAAG .CAYN AYAA SOO DIYAARIYAY SHAHAADO NABADEED AY KU MAAMUSAYAAN KUNA SHARFAYAAN DR .SALEEBAAN CIISE AXMED (XAGLATOOSIYE).SHAHAADO NABADEEDKAN OO AY KU SABABEEYEEN KADIB MARKII UU KAALIN MUG LEH KA QAATAY UNA GUNTADAY. KANA MIDHO DHALIYAY NABADAYNTII DEEGAANADAASI .SIDA AY NA SOO GAADHSIIYEEN QAAR KA MIDA WAXGARADKA DEEGAANKAASI […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay Inaan La Qaadi Doonin Xayiraadda Ay Somaliland Saartay Diyaaradaha Qaramada Midoobay Illaa Heshiis La Gaadho.

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay Inaan La Qaadi Doonin Xayiraadda Ay Somaliland Saartay Diyaaradaha Qaramada Midoobay Illaa Heshiis La Gaadho.

Hargeysa(MSL)Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa cadeeyay inaanay Somaliland ka noqon doonin go’aanka ay xayiraadda ku saartay duulimaadyada hay’adaha Qaramada Midoobay ee iman jiray Somaliland. Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa qoraal kooban oo uu 19 May, ku qoray barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu kaga hadlay go’aankaas Somaliland ee la xidhiidha hay’adda ICAO oo […]

Wasiirka Wasaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Sheegay In Ay Wadaan Qorshe Ay Dhalinyarada Shaqo Abuuris Ugu Samaynaayan

Wasiirka Wasaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Sheegay In Ay Wadaan Qorshe Ay Dhalinyarada Shaqo Abuuris Ugu Samaynaayan

Hargaysa(MSL)Xukuumada Somaliland ayaa daboolka ka qaaday in ay qabanayso shir balaadhan oo heer qaran, kaasi oo lagaga arrinsanayo shaqo abuurka gaar ahaana sidii dhalinyarada shaqooyin loogu samayn lahaa. Sidaasina waxa lagu sheegay war-saxaafadeed maanta ay soo saartay wasaaradda shaqasda iyo arrimaha bulshada Somaliland oo uu ku saxeexan yahay wasiirka wasaaradda shaqasda iyo arrimaha bulshada Maxamuud […]

Wasiir Raygal oo ka hadlay u diyaar-garowga Ciyaaraha Goboladda

Wasiir Raygal oo ka hadlay u diyaar-garowga Ciyaaraha Goboladda

Hargeysa(MSL)Wasiirka wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha Md. Cali Siciid Raygal ayaa sheegay in Tartanka ciyaaraha Gobolada Dalka ee sanadkan oo ay ka qayb qaadanayaan dhammaan Gobalada dalku uu ka dhici Doono caasimada dalka mudadii hore loogu cayimay ee 2-da bisha soo socota ee June. Wasiirka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in tartanka […]

Weftigii ka socday Jabuuti Ee Ka Soo qayb-galay xuskii 18-k may oo qado sharafeed lagu maamuusay

Weftigii ka socday Jabuuti Ee Ka Soo qayb-galay xuskii 18-k may oo qado sharafeed lagu maamuusay

Hargeysa(msl) May 20, 2013Weftigii reer Jabuuti ee dalka u yimi ka qaybgalka xuska maalinta qarannimada Somaliland ee 18 May ayaa maanta casuumad loogu sameeyay beeraha Arabsiyo ee Gobolka Gabiley. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka, iyo Wacyigelinta Somaliland Abiib Diiriye Nuur, Agaasimaha Wasaaradda Kalluumaysiga Maxamed Cilmi Aadan ayaa weftiga Jabuuti ku casuumay magaalada Arabsiyo bewereheeda. Wefiga reer […]

Raysal Wasaare Hailemariam oo Faahfaahiyay Iskaashiga Somaliland Iyo Itoobiya

Raysal Wasaare Hailemariam oo Faahfaahiyay Iskaashiga Somaliland Iyo Itoobiya

Addis Ababa(MSL0Ra’iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalgne ayaa sheegay in dawladda Somaliland uu ka dhexeeyo iskaashi dhinaca nabadgelyada ah, isla markaana labada dal ay ka wada shaqaynayaan sidii ganacsiga labada dhinac loo balaadhin lahaa. Ra’iisal Wasaaruhu wuxuu sheegay in dawladda Itoobiya ay dhawaan u dirtay Somaliland toban agaasime iyo Wasiir ku-xigeenno, si loo sii ambaqaado […]

Ninkii Duubay Filimkii Xasuuqii Hargeysa Oo Waramay Dhacadii Xunuunka badnayd

Ninkii Duubay Filimkii Xasuuqii Hargeysa Oo Waramay Dhacadii Xunuunka badnayd

Hargaysa (MSL0 Col. Axmed Xasan Huudle, oo ah ninkii duubay filimii ka marag muujinta u ahaa gabood faladii iyo dambiyadii taliskii Siyaad Barre kula kacay shacbiga Somaliland isla markaana dunida tusay tacadiyada taliskii Afwayne kula kacay shacabka, ayaa shalay wargeyska Dawan uga waramay qaabkii uu filimkaasi u qaaday. Filimkan uu Col. Huudle duubay ayaa si […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com