Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 698)

Sanadguuradii 32aad ee ka soo wareegtau Maalintii la aasaasay Urukii SNM oo ku beegnay 6-da bisha 4aad ee sanadkii 1981 ayaa laga xusay magaalada Hargaysa maanta

Sanadguuradii 32aad ee ka soo wareegtau Maalintii la aasaasay Urukii SNM oo ku beegnay 6-da bisha 4aad ee sanadkii 1981 ayaa laga xusay magaalada Hargaysa maanta

Hargaysa (msl):-Sanadguuradii 32aad ee ka soo wareegtau Maalintii la aasaasay Urukii SNM oo ku beegnay 6-da bisha 4aad ee sanadkii 1981 ayaa laga xusay magaalada Hargaysa munaasibada xuskan oo ay soo qaban qaabiyeen masuuliyiinta shabakada Halgannews oo lagu qabtay hotel maansoo ayaa waxaa ka soo qayb galay xubno ay ka midyihiin Asaasayaashii Urukii SNM oo […]

Taliyaha Booliska Oo Ka Hadlay Hawl-galo ay ku soo qabteen Mandooriyeyaal Badan

Taliyaha Booliska Oo Ka Hadlay Hawl-galo ay ku soo qabteen Mandooriyeyaal Badan

Hargeysa (MTaliska sare eeSL) Booliska Somaliland ayaa maanta ka hadlay Maandooriyayaal kala duwan oo ay ku soo qabteen hawlgal ay habeenimadii xalay ciidamada ammaanku ka fuliyeen qaybo ka mid ah caasimadda Somaliland ee Hargaysa. Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in Khamri faro […]

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Finland

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Kulan La Yeeshay Dhigiisa Finland

Helisinki(MSL)Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) oo baryahan socdaal ku marayay waddamo ka tirsan qaarada Yurub, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Hilisinki ee caasimada wadanka Finland guddoomiyaha baarlamaanka wadankaasi. Kulankan oo u jeedadiisu ahayd sidii ay uga wada hadali lahaayeen labada guddoomiye arrimo ku saabsan horumarka iyo gooni isu […]

Website-ka Uu Xirsi Mulkiyadiisa Iska Leeyahay ee Somalilandtoday Oo Maanta Qirtay Fadeexad Culus

Website-ka Uu Xirsi Mulkiyadiisa Iska Leeyahay ee Somalilandtoday Oo Maanta Qirtay Fadeexad Culus

Guddoomiyaha Maqaarsaarka ah ee Muniir Axmed Cigaal ayaa maanta si waafi ah u qirtay in uu wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan uu maalmihii ugu dambeeyay culays weyn ku saarayay sidii uu Ganacsadaha Caanka ah ee Axmed Cismaan Geelle halkan ka akhriso wararkii lagu faafiyay mareegta dhawaan soo baxa ah ee Somalilandtoday Gudoomiya […]

Gudoomiye ku xigeenka wakiilada Iyo Gudoomiyaha UCID- Oo Ka Hadlay Wada Hadalka Turkiga Ka Bilaabmaya

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe iyo gudoomiye ku xigeenka 1′aad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax, ayaa soo dhaweeyay in la furo wada hadaladii u dhaxeeyay Somaliland iyo Somaliya. Gudoomiye Baashe ayaa ugu horayntii waxa uu sheegay in madaxweyne Axmed Siilanayo uu la kulmay shirgudoonka labada gole, isla markaasna u soo […]

Wada-hadalladii Xukuumaddeennu ma waxay u beddeshay Dibuheshiisiin

Wada-hadalladii Xukuumaddeennu ma waxay u beddeshay Dibuheshiisiin

“Dul iyo hoosba waan ugu dhigee, waa dix dhagaxeede, Dadkaan la hadlaayaa baan lahayn, dux iimaane, Bal in ay dalfoof tahay caqliga, doonni laga saaray, Wixii hore u soo daashadeey, degeshanysaaye,” Dugsi ma leh qabyaaladi, Timacadde, 1967kii Abwaankii weynaa ee Axmed ismaaciil (Qaasin) is-na waa kii lahaa: “Mugdi baan ka gacan-haadiyaa, Maxamed keydoowe, Dad musbaar […]

Raysal wasaraha somaliya oo booqasho ugu ambabaxay wadamada somliya ka cawinaya dhinaca amniga

Raysal wasaraha somaliya oo booqasho ugu ambabaxay wadamada somliya ka cawinaya dhinaca amniga

Muqdisho (MSL) Raysal-wasaaraha Somaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa maanta safarkiisii u horeeyay ugu ambo-baxay dalalka Ciidamadoodu Somaliya u joogaan nabad ilaalinta. Raysal-wasaaraha Somaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wefti uu hogaaminayo ayaa safar ugu baxay dalalka Itoobiya, Kenya, Jabuuti, Uganda iyo Burundi, kuwaasi oo la sheegay in lagu martiqaaday. Raysal-wasaraha oo aan la sheegin […]

Taariikh Nololeedkii Marxuum-Sh. Axmed Sh. Nuux Furre Guddoomiye Ku xigeenkii koowaad ee G/Guurtida

Taariikh Nololeedkii Marxuum-Sh. Axmed Sh. Nuux Furre Guddoomiye Ku xigeenkii koowaad ee G/Guurtida

• ALLE u Naxariistee Sh. Axmed Sh. Nuux Fure, waxa u ku dhashay Magaaladda Hargeysa 1931kii, Hooyadiina waxa la odhan jiray Caasha Xaashi. • ALLE u Naxariistee Sh. Axmed Sh. Nuux Fure wuxuu ahaa Sheekh weyn oo dhinaca Diinta ah, kana so jeeday Qoys dhinaca Diinta si weyn loogu tix-geliyo, gaar ahaana Aabihii aya aha […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga ka Jaray Xarun Laba Dabaq ah oo loo dhisay wasarada Kalluumaysiga

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga ka Jaray Xarun Laba Dabaq ah oo loo dhisay wasarada Kalluumaysiga

Hargeysa (MSL) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme laba dabaq ka kooban oo Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka bada loo dhisay. Wasiirka Kalluumaysiga iyo khayraadka Badda Mudane Cabdilaahi jaamac Cismaan Geel-jire oo ka hadlay furitaankii munaasibadii xadhiga lagaga jarayay dhismahan cusub ayaa sheegay in uu wax weyn ka tarayo […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Cafis Madaxweyne Xorriyadeedii Ugu Soo Celiyay Marwo Nadra Maxamed Jaamac.

Madaxweyne Siilaanyo Oo Cafis Madaxweyne Xorriyadeedii Ugu Soo Celiyay Marwo Nadra Maxamed Jaamac.

Hargeysa (MSL)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la sheegay in uu Cafis Madaxweyne Xorriyadeedii ugu Soo Celiyay Marwo Nadra Maxamed Jaamac oo ay maxkamadi ku xukuntay 8 bilood oo xadhig ah ka dib markii ay fariin u dirtay Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xasan. Sii daynta Marwo Nadra Maxamed Jaamac ayaa waxa […]

Gudoomiye Ku Xigeenkii 1 Aad Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Asqaran Loogu Sameeyay Hargeysa

Gudoomiye Ku Xigeenkii 1 Aad Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Asqaran Loogu Sameeyay Hargeysa

Hargeysa (MSL)Caasimada Somaliland ee Hargeysa, ayaa maanta si heer qaran ah loogu aasay Guddoomiye ku xigeenkii koowaad ee Golaha Guurtida Somaliland Sheekh Axmed Sheekh Nuux Furre oo Salaadii Subax ee saaka geeriyooday. Aaska Marxuumka, ayaa waxa ka qayb-galay dadwayne tiro badan, oo ay ka mid yihiin Masuuliyiinta Golayaasha qaranka Somaliland, xukuumadda, Baarlamaanka, waxgarad iyo dadwayne […]

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo 15 Gaadhi Ka Guddoomay Hay’adda IFAD

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo 15 Gaadhi Ka Guddoomay Hay’adda IFAD

Hargeysa (MSL)Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta hay’adda IFAD, kala wareegay 15 gaadhi oo ay ugu deeqday Wasaaradaha Beeraha, Caafmaadka iyo Xanaanada xoolaha, kuwaasi oo loogu tallo-galay inay fududeeyaan hawlahooda shaqo ee ay qaranka u hayaan. Gaadiidka oo isugu jira TOYOTA Landcruser iyo Ambulance, ayaa wasaarada beeraha la siiyay 6 gaadhi, […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com