Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 729)

Banaan bax balaadhan oo lagu taageerayay madax banaanida Somaliland oo ka dhacay Gobolka Hawd

Banaan bax balaadhan oo lagu taageerayay madax banaanida Somaliland oo ka dhacay Gobolka Hawd baligubadle – Boqolaal qof oo ka mid ah dadweynaha magaalada Bali-gubadle ee xurunta Gobolka Hawd ayaa iskugu soo baxay banaan bax balaadhan oo lagu taageerayay madax banaanida Somaliland. Waxa ka qayb galay banaan baxan maamulka heer gobol mid degmo, iyo qaybaha […]

War Deg Deg Ah: Dagaal U Dhaxeeya Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyadda Nabad Diidka Ah Oo Caawa Mar Kalle Ka Qarxay Duleedka Degmada Buuhoodle Dagaalka ayaa sida uu weriye madax banaan oo degmada Buuhoodle ku sugani uu shabakada wararka ee maantasomaaliland u xaqiijiyey uu yahay mid xoogan waxaana la isu adeegsanayaa hubka culculus ilaa hadana wali uu socdo

War Deg Deg Ah: Dagaal U Dhaxeeya Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyadda Nabad Diidka Ah Oo Caawa Mar Kalle Ka Qarxay Duleedka Degmada Buuhoodle Dagaalka ayaa sida uu weriye madax banaan oo degmada Buuhoodle ku sugani uu shabakada wararka ee maantasomaaliland u xaqiijiyey uu yahay mid xoogan waxaana la isu adeegsanayaa hubka culculus ilaa hadana […]

Gudoomiyaha Gobolka Sool Maxamed Maxamud Cali (Jeeni yare) ayaa cadeeyay in dumar iyo caruur ujeedooyin khaldan la soo fahamsiiyay ay maanta isu soo bax khasaare kala duwan sababay ay ka sameeyeen Magaalada Laascaanood.

Badhasaabka Sool oo ka hadlay Mudaharaadkii ka dhacay Laas-caanood January 21st, 2012 Comments Off Hargeys)-Gudoomiyaha Gobolka Sool Maxamed Maxamud Cali (Jeeni yare) ayaa cadeeyay in dumar iyo caruur ujeedooyin khaldan la soo fahamsiiyay ay maanta isu soo bax khasaare kala duwan sababay ay ka sameeyeen Magaalada Laascaanood. Siday faafisay Idaacada dawlada ee Radio Hargeysa, waxa […]

Hargeysa (maantSomaliland.)- Sadexda xisbi qaran, ayaa maanta ka hadlay banaan bax balaadhan oo lagu taageerayo qaranimada Somaliland iyo ciidamada qaranka ee jiida hore, kaasi oo loo asteeyay in laga qabto magaalooyinka waaweyn ee dalka maalinta Axadda Bari.

Hargeysa (maantSomaliland.)- Sadexda xisbi qaran, ayaa maanta ka hadlay banaan bax balaadhan oo lagu taageerayo qaranimada Somaliland iyo ciidamada qaranka ee jiida hore, kaasi oo loo asteeyay in laga qabto magaalooyinka waaweyn ee dalka maalinta Axadda Bari. Sadexda xisbi qaran ee KULMIYE, UDUB iyo UCUD waxay sidaasi ku sheegeen shir jaraa’id oo ay si wada […]

Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo Laga Dareemayo Oog, Maleeshiyaad Doonaya Inay Laascaanood Weeraraan Oo Isku Urursanaya Jiida Tukaraq Iyo San-saan Colaadeed Oo Ka Taagan Gobolka Sool

Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo Laga Dareemayo Oog, Maleeshiyaad Doonaya Inay Laascaanood Weeraraan Oo Isku Urursanaya Jiida Tukaraq Iyo San-saan Colaadeed Oo Ka Taagan Gobolka Sool Oog (maanta) Jan 21,2012 – Dhaqdhaqaaqyo Ciidan ayaa maanta laga dareemayaa gobolka Sool, gaar ahaan jiida Tukaraq oo deegano ka tirsan ay isku urursanayaan Maleeshiyaad taageersan Maamulka laga iclaamiyey shirkii Taleex. […]

afar Qof Oo Ku Naf-waayey Mudaharaad Rabshado Watay Oo Ka Dhacay Magaaladda Laascaanood Iyo Cisbitaalka Magaaladaas Oo Lagu Daaweynayo Dadkii Dhaawacyado Gaadheen oo shan iyolabaatan ah

afar Qof Oo Ku Naf-waayey Mudaharaad Rabshado Watay Oo Ka Dhacay Magaaladda Laascaanood Iyo Cisbitaalka Magaaladaas Oo Lagu Daaweynayo Dadkii Dhaawacyado Gaadheen oo shan iyolabaatan ah Laascaanood Jan 21,2012 – 4 Qof ayaa ku dhintay, shan iyo labaatan kalana way ku dhaawacmeen kalena way ku dhaawacmeen Mudaharaad rabshado watay oo maanta ka dhacay Magaaladda Laascaanood, […]

Salaadiin Beesha Taleex ku shirtay Ugu Baaqay In Wada Hadal Lagu Dhameeyo Wixii Tabasho

Salaadiin Beesha Taleex ku shirtay Ugu Baaqay In Wada Hadal Lagu Dhameeyo Wixii Tabasho January 20th, 2012 Hargaysa (maantSmaliland:- Salaadiinta beesha Habar Yoonis, ayaa sheegay in qaranimada Somaliland tahay muqadas, waxaanay ugu baaqeen garaadada beesha shirka ku qabsatay Taleex in wada hadal lagu dhameeyo wixii tabasho iyo turxaan ah. Salaadiintaasi oo maanta shirjaraa’id ku qabtay […]

Hargeysa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa wafti balaadhan oo isugu jirra Waiiro iyo Xildhibaano, waxa uu u direy Gobaladda Togdheer, Sool, iyo Sanaag

Hargeysa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa wafti balaadhan oo isugu jirra Waiiro iyo Xildhibaano, waxa uu u direy Gobaladda Togdheer, Sool, iyo Sanaag. Waftigan ayaa la sheegay in ay la kulmi doonaan qaybaha kala duwan ee Goboladaas, iyaga oo sidda la sheegay soo mari doono degmooyinka kalla duwan ee Goboladaasi. Waftigan ayaa […]

(maantasomaliland.com)Safiir Ku-xigeenka Ingriiska ee Itoobiya oo ka hadlay kulan uu la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo iyo safiirka oofaahfaahin ka bixiyay shir ingiriisku ku qananayo london oo ahmiyad baladhan iyo fursadi ugu jirtosomaaliland

(maantasomaliland.com)Safiir Ku-xigeenka Ingriiska ee Itoobiya oo ka hadlay kulan uu la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo iyo safiirka oofaahfaahin ka bixiyay shir ingiriisku ku qananayo london oo ahmiyad baladhan iyo fursadi ugu jirtosomaaliland January 18th, 2012 safiirka oo faah faahin ka bixiyay shir Ingiriisku ku qabanayo London oo fursad weyni ugu jirto Somaliland Hargeysa (mantasomalilandSomaliland.)- Ku xigeenka […]

Urur Siyaasadeedka Daljir Oo Caawa Ku Biiray WADANI Iyo Nuxurka Khudbad Uu Guddoomiye Cirro Jeediyay Munaasibada Labada Urur

Hargeysa(maantasomaliland.com) Jan 18,2012 – Urur siyaasadeedka Daljir oo ka mid ahaa ururada dhawaan lagaga dhawaaqay ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu ku biiray ururka WADANI, isla markaana muujiyey sida ay diyaarka ugu yihiin inay uga qayb qaataan dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee ururka WADANI. Xaflad ballaadhan oo caawa lagu qabtay xarunta dhexe ee ururka […]

Madaxbanaanida Saxaafadda Qalad Baa Laga Fahmay

Madaxbanaanida Saxaafadda Qalad Baa Laga Fahmay January 18, 2012 Waxaan ahay marka u horaysa shakhsi si weynna u taageersan xoryadda hadalka iyo xaqa saxafiga tababaran ee ixtiraamaya micnaha ay leedahay saxaafaddu. Waxaa baryahan caado noqotay in si xun loo isticmaalo mihnaddii saxaafadeed oo qof kasta oo af Somali qori karaaba isku sheegay saaxafi xadkii saxaafadi […]

Wasiirka Daakhiliga oo kulan la yeeshay Suxufiyiintii Saldhiga Hargeysa laga soo daa

Wasiirka Daakhiliga oo kulan la yeeshay Suxufiyiintii Saldhiga Hargeysa laga soo daa Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa ku guulaystay sii daynta 20 Suxufi oo shalay ciidanka Boolisku xidheen markii ay dhigeen mudaharaad aan fasax loo qaadan oo ay kaga soo horjeedeen tallaabadii xukuumaddu ku xidhay Telefishanka madaxa banaan ee Horn Cable. Warku wuxuu intaasi ku […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com