Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 737)

hayada al qarnul ifriiq oo deeq raashin ah gudoonsiisay 2oo laba boqol oo qoys oo ku nool magaalada bali gubadle oo ah dadka baahan

hayada al qarnul ifriiq oo deeq raashin ah gudoonsiisay 2oo laba boqol oo qoys oo ku nool magaalada bali gubadle oo ah dadka baahan

(maantasomaliland)hayada qarnul ifriiq oo ah hayadwadani ah ayaa maalintii shalay gudoonsiisay 200 oo qoys raashin dhan min labaatan kiiloo oo daqiiq ah iyo toban kiiloo oo timir ah maaha markii ugu hotraysay ee hayadani dadka jilicsan ee baahan wax siiso balse waxay deeqahan oo kale ka fulisay deegaano kala duwan oo dalka ah munaasabadii dadka […]

Shir muddo tobaad ah uga socday beelaha Maxamuud Bari ee gobolka Sool iyo Koonfurta Sanaag, ayaa maanta laga soo saaray war murtiyeed ka kooban afar qodob, oo ku wajahan dhinacyada nabadgelyada waxaana warkani khdadka telefoonka shabakada wararka ee maantasomaliland.com nagu siiyay oday maxamuud jaamac maxamed oo ka soo jeeda deegaankaasi

Shir muddo tobaad ah uga socday beelaha Maxamuud Bari ee gobolka Sool iyo Koonfurta Sanaag, ayaa maanta laga soo saaray war murtiyeed ka kooban afar qodob, oo ku wajahan dhinacyada nabadgelyada waxaana warkani khdadka telefoonka shabakada wararka ee maantasomaliland.com nagu siiyay oday maxamuud jaamac maxamed oo ka soo jeeda deegaankaasi

Shir muddo tobaad ah uga socday beelaha Maxamuud Bari ee gobolka Sool iyo Koonfurta Sanaag, ayaa maanta laga soo saaray war murtiyeed ka kooban afar qodob, oo ku wajahan dhinacyada nabadgelyada iyo siyaasadda. Shirkan waxa maanta gunaanadkiisii ka soo qeyb galay oo goob joog ka ahaa Badhasaabka Gobolka Sool Md. Cadilaahi Jaamac Diiriye iyo Guddoomiyaha […]

Wefti balaadhan oo ka socda xukuumadda Somaliland iyo Golaha Wakiilada oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa saaka u kicitimay dalka Kenya oo ay sheegeen inay fadhi gaar ah la yeelan doonaan Guddi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadgelyada ee Jimciyada quruumaha ka dhaxaysa

Hargeysa(maantaSomaliland.com)-Wefti balaadhan oo ka socda xukuumadda Somaliland iyo Golaha Wakiilada oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa saaka u kicitimay dalka Kenya oo ay sheegeen inay fadhi gaar ah la yeelan doonaan Guddi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadgelyada ee Jimciyada quruumaha ka dhaxaysa. Weftigaasi waxa kale oo xubno ka […]

M/Weynaha jamhuuryada soomaaliland mr Siilaany Oo Kulan La Yeeshay Ururadii Bulshada ee Ka qeyb qaatay Isu Soo baxii 18 may

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta kulan balaadhan la yeeshay shirkadaha gaarka ah, ururada bulshada iyo Guddiyadii qaban qaabada munaasibadii labaatan guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada madax banaanida Somaliland ee 18-kii May. Madaxweynaha Somaliland waxa uu si weyn ugu mahad celiyay shacbiweynaha Somaliland oo uu tilmaamay inay […]

Xubno ka mid ah Ardayda reer Somaliland ee waxbarashadooda heer jaamacadeed ka soo dhamaystay wadanka Malaysia ayaa shalay kulan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Xubno ka mid ah Ardayda reer Somaliland ee waxbarashadooda heer jaamacadeed ka soo dhamaystay wadanka Malaysia ayaa shalay kulan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo ay ku hambalyeeyeen munaasibada sanad-guurada 20-aad ee 18 May darteed.

Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland ayaa waxba kama jiraan iyo been cad ku tilmaantay warar sheegayay in wasiirka arrimaha dibada laga soo xigtay oo la xidhiidhay in Somaliland ay dawlad wadaag ah la samaysan doonto Soomaaliya.

(maantaSomaliland.com)-Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland ayaa waxba kama jiraan iyo been cad ku tilmaantay warar sheegayay in wasiirka arrimaha dibada laga soo xigtay oo la xidhiidhay in Somaliland ay dawlad wadaag ah la samaysan doonto Soomaaliya. Warsaxaafadeed maanta ka soo baxay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibada ayaa u dhignaa sidan:-

Ururka horumarinta fikirka xorta ah oo ka kooban ardayda jaamacadaha dalka ayaa habeenkii xalay soo qabanqaabiyay dood cilmiyeed nuxurkeedu ahaa sidii ay Somaliland aduunka uga heli lahayd citiraaf caalamiya oo buuxa.

Hargeysa(maantasomaliland) Ururka horumarinta fikirka xorta ah oo ka kooban ardayda jaamacadaha dalka ayaa habeenkii xalay soo qabanqaabiyay dood cilmiyeed nuxurkeedu ahaa sidii ay Somaliland aduunka uga heli lahayd citiraaf caalamiya oo buuxa.

Dawlada dalka Kenya ayaa markii u horaysay shaaca ka qaaday inay taageersan tahay aqoonsi la siiyo madax-banaanida qaranimadda Somaliland, sida uu faafiyay TV-ga wadanka Iran ee Press TV.

Nairobi (maantasomaliland.com)- Dawlada dalka Kenya ayaa markii u horaysay shaaca ka qaadaaday inay taageersantahayaqoonsi lasiiyo madaxbanaanida qaranimada somaliland sida uu faafiyay t v ga wadanka iiraan ee press * Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya Richard Onyonka, ayaa sheegay in dalkiisu ay dawlada Midowga Afrika ku dhiiri gelinayaan inay si buuxda u […]

Kenya ready to recognize Somaliland

Kenya ready to recognize Somaliland The Kenyan government has expressed support for the recognition of Somaliland, which is an autonomous region of Somalia. Kenyan Assistant Minister for Foreign Affairs Richard Onyonka said that Nairobi supports the recognition of Somaliland as an independent state and Kenya will encourage the countries of the African Union to officially […]

Dr Mohammad Omar, Minister of Foreign Affairs of Somaliland, is embarking on a mission to have his self-declared sovereign state recognised by the international community.

Dr Mohammad Omar, Minister of Foreign Affairs of Somaliland, is embarking on a mission to have his self-declared sovereign state recognised by the international community.

Self-declared sovereign state commemorates 20th anniversary of its founding By Shakir Noori, Special to Gulf News Published: * Dr Mohammad Omar, Minister of Foreign Affairs of Somaliland, is embarking on a mission to have his self-declared sovereign state recognised by the international community. Dubai: Somaliland commemorated the 20th anniversary of its founding on Wednesday — […]

La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland u qaabbilsan arrimaha Bariga Gobolka Sanaag Mr. Sahal Maxamed Jaamac, ayaa ka deyriyey xaaladda dadka ku dhaqan degmada Dhahar

La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland u qaabbilsan arrimaha Bariga Gobolka Sanaag Mr. Sahal Maxamed Jaamac, ayaa ka deyriyey xaaladda dadka ku dhaqan degmada Dhahar

La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland u qaabbilsan arrimaha Bariga Gobolka Sanaag Mr. Sahal Maxamed Jaamac, ayaa ka deyriyey xaaladda dadka ku dhaqan degmada Dhahar oo Roobab khasaare nafeed iyo mid maalba geystay ka da’een, isaga oo La-taliyuhu Madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole ku eedeeyey inuu amar ku bixiyey in Dhahar laga jaro khadadka Isgaadhsiinta ee Shirkadaha Golis […]

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, ayaa sheegay in Somaliland ay kasbatay saaxiibo badan oo maalinta ay ku haboonaato ku dhawaaqi doona aqoonsiga Somaliland

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, ayaa sheegay in Somaliland ay kasbatay saaxiibo badan oo maalinta ay ku haboonaato ku dhawaaqi doona aqoonsiga Somaliland

‘Somaliland ma aha dal ka go’aya dal kale, balse waa dal dib uga baxay midaw fashilmay’ Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa sheegay in Somaliland ay kasbatay saaxiibo badan oo maalinta ay ku haboonaato ku dhawaaqi doona aqoonsiga Somaliland. Wasiirku wuxuu sidaasi ku sheegay waraysi khaas ah oo uu siiyay shabakadda wararka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com