Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 746)

April 19th, 2011 Dubia (maantaSomaliland.com)- Chief of Cabinet-ka Madaxtooyada Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo ka mid ah weftiga uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland ee socdaalka ku maraya Imaaraadka Carabta ayaa ka xog waramay kulamadii ay la yeesheen masuuliyiinta dalkaasi.

April 19th, 2011 Dubia (maantaSomaliland.com)- Chief of Cabinet-ka Madaxtooyada Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo ka mid ah weftiga uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland ee socdaalka ku maraya Imaaraadka Carabta ayaa ka xog waramay kulamadii ay la yeesheen masuuliyiinta dalkaasi. Xirsi Cali Xaaji Xasan wuxuu sheegay in maalintii shalay ay qasrigiisa kulan balaadhan kula yeesheen Wasiirka […]

April 19th, 2011 Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi iyo waxgarad kale oo ka mid ah bulshada Somaliland ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen Huteelka Hadhwanaag ee magaalada Hargeysa waxay ku sheegeen inay shirkada Somcable ugu ducaynayaan inay ku guulaysto hawsha ay qandaraaska lagu siiyay ee dalalka lagaga hirgelinayo isgaadhsiinta badda hoosteeda.

April 19th, 2011 Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi iyo waxgarad kale oo ka mid ah bulshada Somaliland ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen Huteelka Hadhwanaag ee magaalada Hargeysa waxay ku sheegeen inay shirkada Somcable ugu ducaynayaan inay ku guulaysto hawsha ay qandaraaska lagu siiyay ee dalalka lagaga hirgelinayo isgaadhsiinta badda hoosteeda. Boqor […]

Is Bahaysiga Shirkadaha TELESOM & DALKOM & Ka Noqoshada TELESOM ee Maalgashiga Warshadi Sibidhka Maxa Kalifay In Shirkada TELESOM Ka Noqoto Maalgashiga Warshadii Labaad Ee Sibidhka? Hargeysa (maantaSomalilan.com) Waxa markay taarikhdu ahayd 13kii bishan April saxaafada kusoo baxay warar sheegaya in shirkada TELESOM ay ka noqotay ruqsad la siiyey si ay u maal gashato warshad sibidh oo labaad oo dalka laga sameeyo.

Is Bahaysiga Shirkadaha TELESOM & DALKOM & Ka Noqoshada TELESOM ee Maalgashiga Warshadi Sibidhka Maxa Kalifay In Shirkada TELESOM Ka Noqoto Maalgashiga Warshadii Labaad Ee Sibidhka? Hargeysa (maantaSomalilan.com) Waxa markay taarikhdu ahayd 13kii bishan April saxaafada kusoo baxay warar sheegaya in shirkada TELESOM ay ka noqotay ruqsad la siiyey si ay u maal gashato warshad […]

Ardayda jaamacadaha Ee Ka Soo Jeeda Saaxil oo Ka Digay Cawaaqibka Ka Dhalan Kara Warshada labaad ee Sibidhka ee Berbera Hargeysa, April, 18, 2011-(maantaSOMALILAND)- Qaar ka mid ah ardayda Jaamacadaha Hargeysa ee ka soo jeeda Gobolka Saaxil, ayaa ka digay cawaaqib-xumada ka iman karta dhismaha Wershadda labaad ee sibidhka Berbera oo uu Madaxweyne Silaanyo digreeto ugu ogolaaday shirkaddaha Dahabshiil iyo Telesom oo iyadu markii danbe ka noqotay.

dayda jaamacadaha Ee Ka Soo Jeeda Saaxil oo Ka Digay Cawaaqibka Ka Dhalan Kara Warshada labaad ee Sibidhka ee Berbera Hargeysa, April, 18, 2011-(maantaSOMALILAND)- Qaar ka mid ah ardayda Jaamacadaha Hargeysa ee ka soo jeeda Gobolka Saaxil, ayaa ka digay cawaaqib-xumada ka iman karta dhismaha Wershadda labaad ee sibidhka Berbera oo uu Madaxweyne Silaanyo digreeto […]

Hargeysa, April, 17, 2011-(maantasomaliland)-Shirkadda Dahab Shiil ayaa jawaab ka bixisay go’aan ay shirkadda Telesom kaga noqotay maalgashi ay labada shirkadood wershad sibidh oo labaad kaga hirgelinayeen magaalada Berbera ee xarunta gobalka Saaxil

Hargeysa, April, 17, 2011-(maantasomaliland)-Shirkadda Dahab Shiil ayaa jawaab ka bixisay go’aan ay shirkadda Telesom kaga noqotay maalgashi ay labada shirkadood wershad sibidh oo labaad kaga hirgelinayeen magaalada Berbera ee xarunta gobalka Saaxil. Shirkadda Telesom ayaa toddobaadkii hore si rasmi ah uga noqotay maalgelinta wershadaas sibidhka oo uu Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud, digreeto ugu […]

April 17th, 2011 Hargeya(Somaliland.com)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud, Guryeynta iyo Gaadiidka Somaliland, Md. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa shaaca ka qaaday in dakhligii Wasaarad ahaan loo qorheeyey inay sannadka oo dhan soo xareeyaan ay ku soo xareeyeen muddo dhawr bilood ah, isla markaana ay ku guulayteen inay muujiyaan wax-qabad ballaadhan oo dhinaca dib-u-dhiska iyo dayactirka waddooyinka dalka ah.

April 17th, 2011 Hargeya(Somaliland.com)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud, Guryeynta iyo Gaadiidka Somaliland, Md. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa shaaca ka qaaday in dakhligii Wasaarad ahaan loo qorheeyey inay sannadka oo dhan soo xareeyaan ay ku soo xareeyeen muddo dhawr bilood ah, isla markaana ay ku guulayteen inay muujiyaan wax-qabad ballaadhan oo dhinaca dib-u-dhiska iyo dayactirka waddooyinka […]

April 17/2011 Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Maxkamada Darajada koowaad ee ciidammadda qaranka ayaa galabta xukun dheer oo xadhig ah ku xukuntay 33 askari oo ka tirsan ciidanka Booliska oo sifo amar diido ah uga soo baxay fadhiisimadoodii magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kuwaasi oo soo gaadhay Magaalada Hargeysa oo ay ka soo jeedaan.

April 17/2011 Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Maxkamada Darajada koowaad ee ciidammadda qaranka ayaa galabta xukun dheer oo xadhig ah ku xukuntay 33 askari oo ka tirsan ciidanka Booliska oo sifo amar diido ah uga soo baxay fadhiisimadoodii magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kuwaasi oo soo gaadhay Magaalada Hargeysa oo ay ka soo jeedaan. Maxkamadda Ciidanka qaranku markii […]

Wasiirkii Tacliinta Sare iyo Baadhista Culuumta ee Dawlada Imaaraadka Carabta Sheekh Nahyaan Bin Mubaarak Al Nahyaan Oo Maanta Qasrigiisa Ku Qaabilay Maanta Madaxweynaha Somaliland

Wasiirkii Tacliinta Sare iyo Baadhista Culuumta ee Dawlada Imaaraadka Carabta Sheekh Nahyaan Bin Mubaarak Al Nahyaan Oo Maanta Qasrigiisa Ku Qaabilay Maanta Madaxweynaha Somaliland wixii warar ah shabakada maantasomaliland .com kala soco ee ku saabsan kulankan goor dhaw

Madaxweyne- Ku -Xigeenka JSL, ahna Ku Simaha Madaxweynaha JSL, Mudane. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta ku qaabilay xarunta Madaxtooyada, Wafti balaadhan oo ka socda kooxda labaad ee la dagaalanka budh-cad badeeda ee heer caalami.

Madaxweyne- Ku -Xigeenka JSL, ahna Ku Simaha Madaxweynaha JSL, Mudane. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta ku qaabilay xarunta Madaxtooyada, Wafti balaadhan oo ka socda kooxda labaad ee la dagaalanka budh-cad badeeda ee heer caalami. Waftigan oo uu hogaaminayay Guddoomiyaha Kooxda labaad ee la dagaalanka budh cad-badeeda Caalamka Mr. Thomas Winkler iyo laba xubnood oo […]

Taliyaha ciidanka booliskaoo ka hadlay dab maanta qabsaday xaafado ku yaal goljano oo

Hargeysa, April, 16, 2011-(maantasomaliland)- Ciidammada Booliska iyo dadweyne tira badan ayaa ka hawlgalay bakhtiinta dabkaas oo ahaa mid baaxad leh, iyaga oo Ciidammadu watay Dabdamisyo iyo Booyado Biyo ah. Taliyaha guud ee Booliska Somaliland Cilmi Rooble Furre, oo hoggaaminayey Booliska goobta dabku ka kacay, ayaa Saxaafadda u sheegay inaanay Boolis ahaan weli garanaynin sababta dabkaa […]

KuSimaha Silaanyo ahna Madaxweyne Xigeenka oo wafti ku qaabilay madaxtooyada maanta.

Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL Warsaxaafadeed Madaxweyne- Ku -Xigeenka JSL, ahna Ku Simaha Madaxweynaha JSL, Mudane. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta ku qaabilay xarunta Madaxtooyada, Wafti balaadhan oo ka socda kooxda labaad ee la dagaalanka budh-cad badeeda ee heer caalami. Waftigan oo uu hogaaminayay Guddoomiyaha Kooxda labaad ee la dagaalanka budh cad-badeeda Caalamka Mr. Thomas […]

Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Xukuntay Nin Sheegtay Nabinimo

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Maxkamada degmada Hargeysa, ayaa maanta xukuntay nin lagu helay inuu sheegtay nabinimo oo magaciisa la yidhaahdo Shariif Cabdi Cawaalle (inatimiro) oo ka soo dalka Soomaaliya. Sidaasi waxa sheegay Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka C/Rashiid Beer-geel, waxaanu tilmaamay in ninkan oo dhawaan lagu qabtay magaalada Hargeysa in lagu xukumay laba sano oo xadhig ah iyo laba […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com