Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Warbixin

“Xilka waxa lagu wareejiyaa si nabadgelyo ah iyo doorashooyiin dimumqraadi ah. Hay’adaha qaranku oo uu Booliska ka mid yahay iyo ciidamada qalabka sidaa way shaqaynayaan. Argagixisadu dhulkayaga hoy kuma laha, budhcad badeedna daa’ hadalkeed.” ayuu yidhiMadaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo.

“Xilka waxa lagu wareejiyaa si nabadgelyo ah iyo doorashooyiin dimumqraadi ah. Hay’adaha qaranku oo uu Booliska ka mid yahay  iyo ciidamada qalabka sidaa way shaqaynayaan. Argagixisadu dhulkayaga hoy kuma laha, budhcad badeedna daa’ hadalkeed.” ayuu yidhiMadaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo.

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa midowga Afrika ugu baaqay inay ku dhiiradaan qaddiyadda aqoonsiga Somaliland oo ay gartaan xaqa aayo ka tashi ee shacabka Somaliland. Madaxweyne Siilaanyo, ayaa wuxuu sidan ku sheegay qoraal uu bishii hore ku qoray majalada The East African oo ka soo baxda dhawr wadan oo ka tirsan Bariga Afrika, […]

Xukuumaddu Ha Ku Baraarugto Duulaanka Ay VOA-du ku Hayso Qarranimadda Somaliland

Xukuumaddu Ha Ku Baraarugto Duulaanka Ay VOA-du ku Hayso Qarranimadda Somaliland   (MAANTASOMALILAND)Laanta Afsoomaaliga ee idaacada codka Maraykanka (VOA) oo ka mid ah idaacadaha sida qaawan u taageera xukuumada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, ayaa qarsan kari weyday nacaybka iyo cadaawada gaamurtay ee ay hawl wadeenadeeda iyo maamulkeedu u hayaan shacbiga reer Somaliland iyo dawladooda, Isla […]

Sanad guuradii 29′aad ee ka soo wareegtay geeridii Muj.Mohamed Hashi Deria (Lixle)

Sanad guuradii 29′aad ee ka soo wareegtay geeridii Muj.Mohamed Hashi Deria (Lixle)

Waxaan halkan idiinku Soo Gudbinayaa Qoraal Kooban oo ka waramaya dagaalkii Burco-Duurey oo ah dagaalka lagu asteeyey Maalinta Shuhadada SNM. Sidaas darteed waxaa xusi doona Taariikhda Maalintan dad badan anigu waxaan halkan ku soo qaray warbixiintii Mujaahid Ibraahim Koodbuur, u Diray Gudoomiyaha SNM, oo dhamays tirna waana sidan :- ——————————————————————————– SOMALI NATIONAL MOVEMENT KU: Gudoomiyaha […]

Xagdarada uu ku xidhan yahay Mujaahdi Qawrax Muse Xuseen

Xagdarada uu ku xidhan yahay Mujaahdi Qawrax Muse Xuseen

Xagdarada uu ku xidhan yahay Mujaahdi Qawrax Muse Xuseen Ku: Dhammaan Salaadiinta,Boqorada iyo Odayaasha dhaqanka ee Beesha sharafta leh ee Madaxweynaha Taariikh: June 1st , 2011 Ku: Dhammaan Salaadiinta,Boqorada iyo Odayaasha dhaqanka ee Beesha sharafta leh ee Madaxweynaha Ku: Dhammaan Cuqaasha ,Aqoon yahanka iyo wax Garadka Beesha sharafta leh ee Madaxweynaha Ku: Dhamman Qurba jooga […]

Shaxda Roobabkii ka Da’ay Meelo ka mid ah Somaliland Bishii May

Shaxda Roobabkii ka Da’ay Meelo ka mid ah Somaliland Bishii May

Shaxda Roobabkii ka Da’ay Meelo ka mid ah Somaliland Bishii May Boorame 88.5 Dilla 78.0 Gabiley 93.5 Hargeysa 163.0 Aburin 121.0 Qulujeed 103.5 Berbera 6.0 Burco 19.0 Oodweyne 121.0 Caynabo 143.0 Ceerigaabo 82.0 Ceel-afweyn 142.0 Xudun 72.0 Malawle 66.0 Cadaadlay 32.8 Dubato 88.0 Bali-gubadle 91.5 Wajaale 107.5 Xafiiska Saadaasha Hawada ee Wasaaradda Beeraha

Xaflada Sanadguuradii 20-aad ee Gooni isu Taaga Somaliland ee 18 may Oo Laga Xusay Gross-Gerau Ee Dalka Jarmalka

Xaflada Sanadguuradii 20-aad ee Gooni isu Taaga Somaliland   ee 18 may Oo Laga Xusay Gross-Gerau Ee Dalka Jarmalka

Xaflada Sanadguuradii 20-aad ee Gooni isu Taaga Somaliland ee 18 may Oo Laga Xusay Gross-Gerau Ee Dalka Jarmalka Waxaa isaguna goobta khudbad dheer oo taariikhi ah halkaa kasoo jeediyey wakiilka Somaliland Daawo Sawiradda Waxaa lagu qabtay gobolka Hessen ee dalka Jarmalka magaalada Gross-Gerau xaflad balaadhan oo lagu xusayey maalinta qaranimada Somaliland.Xafladaas oo ahayd mid aad […]

Qareenada oo Daraasad ay Sameeyeen ku Caddeeyey in Xeerka Isgaadhsiintu Waafaqsan yahay Dastuurka‏

Qareenada oo Daraasad ay Sameeyeen ku Caddeeyey in Xeerka Isgaadhsiintu Waafaqsan yahay Dastuurka‏

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Daraasad sharci oo ururka Qareennada Somaliland ku sameeyeen xeerka Isgaadhsiinta Golaha Wakiilladu ansixiyey ayaa caddaysay in aan xeerkaasi gebi ahaanba ka soo horjeedin dastuurka qaranka. Daraasadan oo ururka qareenaddu ay si mugleh u darseen iswaafaqsanaanta xeerka iyo dastuurka oo ay qiimayn qodob qodob ah ku sameeyeen ka dib ay ogaadeen in xeerka Cilmi […]

Ogeysiis:Xuskii 18may ee ugu waynaa ee abid ka dhaca wadanka Jarmalka,kaas oo lagu qaban doono 21 ka bishan Magaalada Bonn iyo Wasiirka Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Muxumad (dr xoog) oo kala qaybqaadanaya.

Ogeysiis:Xuskii 18may ee ugu waynaa ee abid ka dhaca wadanka Jarmalka,kaas oo lagu qaban doono 21 ka bishan Magaalada Bonn iyo Wasiirka Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Muxumad (dr xoog) oo kala qaybqaadanaya.

Ogeysiis:Xuskii 18may ee ugu waynaa ee abid ka dhaca wadanka Jarmalka,kaas oo lagu qaban doono 21 ka bishan Magaalada Bonn iyo Wasiirka Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Muxumad (dr xoog) oo kala qaybqaadanaya. markaa dhamaan shacabka Somaliland ee ku dhaqan wadankan jarmalka …. jaaliyada Somaliland ee jarmalka oo markii ugu horaysay ku guulaysatay inay ka […]

Xaflada labaatan guurada maalinta qaranimada Somaliland iyo Germany

Xaflada labaatan guurada maalinta qaranimada Somaliland iyo Germany

Ugu horayn waxaanu hambalyo kal iyo laab ah oo ku aadan labaatan guurada maalinta qaranimada hawada u marinaynaa Bulshada gobta iyo geesiga ah ee Jamhuuriyada Somaliland oo aanu leenahay way ahaataye maanta siwanaagsan u ciida. Waxaa farxad iyo sharaf weyn noo ah inaanu nasiib u helo noqoshada Jaaliyadii ugu hor dabaaldegta labaatan guurada kasoo wareegtey […]

Dhibaatooyinka Haysta Warshadaha Dalka Iyo Aragtida Wasaarada Ganacsiga

Dhibaatooyinka Haysta Warshadaha Dalka Iyo Aragtida Wasaarada Ganacsiga

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Dhaqdhaqaaq dhinaca warshadaha ah, ayaa ka hanaqaaday Somaliland tan iyo sanadkii 1996. Warshadaha kala duwan ee tan iyo wakhtigaa ka hirgalay dalka oo u badan kuwo yar yar, ayaa waxay gaadhayaan 83, wershadood, sidaa waxa shaaca ka qaaday agaasimaha guud ee waaxda wershadaha ee wasaarada ganacsiga, dalxiiska iyo wershadaha mudane Salaan Cabdi Cigge. Salaan […]

SOMALILAND INDEPENDENCE 20TH ANNIVERSARY CELEBRATION

SOMALILAND INDEPENDENCE 20TH ANNIVERSARY CELEBRATION

Hosted by:: Somaliland Community of Greater Metropolitan Washington DC area 45425 Holiday Drive Sterling, VA 20166 Phone: 703-471-7411 For more information please call: Phone: 703-944-6686 Phone: 703-400-6324 Phone: 703-505-8780 Admission: Adult, $30 Children, $10 (cash only) Somaliland 18 May Somaliland 18 May 2 Directions From the North: Take I-95 South to I-495 West to Route […]

warsaxaafadeed ka soobaxay xisbiga UCID War saxaadaeed xisbiga UCId ku dhaliilayo ansixintii xeerka ansixinta isgaadhsiinta Somaliland Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة

Warsaxaafadeed ka soobaxay xisbiga UCID War saxaadaeed xisbiga UCId ku dhaliilayo ansixintii xeerka ansixinta isgaadhsiinta Somaliland Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة ___________________________________ Date, April 12, 2011 Ujeeddo: Warsaxaafadeed Maalintii Axadda ahayd ee 10/04/2011 waxaa Golaha Wakiiladda Somaliland ansixiyeen xeerka isgaadhsiinta Somaliland. Xeerkaas Qodobo ka mid ahi waxay ka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Page 1 of 212
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com