Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Ciyaaraha (Page 2)

Arsenal ayaa guul weyn garoonkeeda Emirates kaga gaadhay kooxda uu ficiltanka weyni ka dhexeeyo ee Tottenham kaddib ciyaar xiiso badan oo lix gool la iska dhaliyay.

Arsenal ayaa guul weyn garoonkeeda Emirates kaga gaadhay kooxda uu ficiltanka weyni ka dhexeeyo ee Tottenham kaddib ciyaar xiiso badan oo lix gool la iska dhaliyay.

Arsenal ayaa guul weyn garoonkeeda Emirates kaga gaadhay kooxda uu ficiltanka weyni ka dhexeeyo ee Tottenham kaddib ciyaar xiiso badan oo lix gool la iska dhaliyay. Guushan ayaa ah mid uu gacanta ugu weyn ka qaatay Emerick Aubameyang oo laba gool u dhaliyay wiilasha Unai Emery waxaana uu kulankani dhibco wadaag ka dhigayaa labadan kooxood. […]

Qaabka loo Samayn doono isku aadka isreeb reebka koobka yurub 2020?

Qaabka loo Samayn doono isku aadka isreeb reebka koobka yurub 2020?

Waxaa lasamayn donaa isku aadka isreeb reebka koobka qaramada yurub 2020 iyada oo lasoo bandhigay qaabka ay boodadka u kala geli doonaan dalalka yurub. Isku aadka isreeb reebka koobka qaramada qaarada yurub ayaa lasamayn doonaa 2 da bisha December waxaana lagu qaban doonaa Magaalada Dublin. UEFA Nations League pot (4): Switzerland*, Portugal*, Netherlands*, England* Pot […]

Bbc Sports Oo Warbixin Ka Diyaarisay Ciyaaraha Somaliland

Bbc Sports Oo Warbixin Ka Diyaarisay Ciyaaraha Somaliland

Warbaahinta BBC Sports ayaa diyaarisay warbixin qiimo badan oo si dhab ah u taabanaysa nolosha shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, taariikhdeeda illaa Midowgii Somaliya, xornimadii ay lasoo noqotay, sida aanay dunida uga helin caawimo caalami ah, caqabadaha hor yaalla iyo heerka ay ka marayso ciyaaraha. Warbixintu waxay sheegtay in Somaliland oo aan haysanin aqoonsi ay la dhibaatoonayso […]

DAAWO MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO BOOQDAY XARUMO KU YAALA MAGALADA BERBERA

DAAWO MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO BOOQDAY XARUMO KU YAALA MAGALADA BERBERA

“ Dalkii Qoqob Ayaa Ka Dhacay …” Fanaan Maxamed BK + [ Muuqaal ]

“ Dalkii Qoqob Ayaa Ka Dhacay …” Fanaan Maxamed BK + [ Muuqaal ]

Fanaanka Maxamed BK Oo ku sugan magaalada Burco ayaa waxaa uu ka war bixiyey ujeedka safaro uu ku maraayey qaar ka mid ah gobalada Dalka oo uu dadka kaga wacyi galinaayey qabyaalada Fanaanka ayaa sheegay in Somaliland maanta qoqob ka dhacdey taas oo ay dadkiina qeybyalaadi ka dhigteen wax ay si rasmi ah ugu dhaqmaan […]

MADAXWEYNE BIIXI OO LA FILAAYO INUU TODOBAADKAN SAFAR UGU BAXO MAGAALADA BURCO IYO UJEEDKA SAFARKIISA

MADAXWEYNE BIIXI OO LA FILAAYO INUU TODOBAADKAN SAFAR UGU BAXO MAGAALADA BURCO IYO UJEEDKA SAFARKIISA

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa in markii ugu horreysay muddo sannad ah oo uu tallada dalka hayey inuu toddobaadkan safar ugu baxo gobalada bariga Somaliland gaar ahaan gobalka Togdheer. Madaxweynaha ayaa la sheegay in uu xadhiga ka soo jari doono mashaariic gobalkaas laga hir galiyey kaas oo uu ka mid yahay […]

Daawo Dhibaatada ka taagan baabuurka waaweyn oo laga mabnuucay wada madaxtooyada hortmarta oo loo weeciyey wadada madaxtooayda dhabarka ka marta ee tagta beerta xoriyada oo aad u burbursan

Daawo Dhibaatada ka taagan baabuurka waaweyn oo laga mabnuucay wada madaxtooyada hortmarta oo loo weeciyey wadada madaxtooayda dhabarka ka marta ee tagta beerta xoriyada oo aad u burbursan

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Daah-Furtay Dib-U-Eegista Iyo Kaabista Sharciga Shaqaalaha Dawladda S/Land.

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Oo Daah-Furtay Dib-U-Eegista Iyo Kaabista Sharciga Shaqaalaha Dawladda S/Land.

Hay’adda shaqaalaha dawladda ee Somaliland, ayaa 22 sanno oo hay’addaasi jirtay ka dib hada dib u daahfurtay dib u eegis iyo Kaabis lagu sameynaayo sharciga shaqaalaha kala duwan ee dawladda. HAYADA 1 Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha dawladda ee Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle, ayaa tafaasiil ka bixiyey kulan balaadhan oo hay’adda shaqaalaha dawladdu ku qabatay […]

DAAWO: ORODYAHANKA CAANKA MO FARAX OO KU GUULAYSTAY ORODKA 10,000M OO KA DHACAY LONDON

DAAWO: ORODYAHANKA CAANKA MO FARAX OO KU GUULAYSTAY ORODKA 10,000M OO KA DHACAY LONDON

Xulka Kubada Cagta Ee Sagaljet Oo Ku Guulaystay Koobka Kubada Cagta Ee Kooxaha Wajaale.

Xulka Kubada Cagta Ee Sagaljet Oo Ku Guulaystay Koobka Kubada Cagta Ee Kooxaha Wajaale.

Tartan Ciyaareedkii u socdey Kooxha Kubada Cagta ee Demada Tog-Wajaale oo loo qabtey bishii Ramadaan ayaa kusoo dhamaadey Ciyaar xiisa badan oo ay Guusha koobkii loo dhigay Tartankaasi ku guuleysteen Kooxda Kubada Cagta ee ku ciyaarayay Magaca Shirkada Sagaljet  eek a dhisan Magaaladaasi. Munaasibad lagu soo gabagabeeyay Tartankaasi oo ay ka qeyb galeen Maamulka Heer […]

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Booqday Garoonka Tima-cadde ee Kubadda Kollayga Hargeysa oo Agabka Tartan ka socda uu Bixiyey Xisbigu

Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Booqday Garoonka Tima-cadde ee Kubadda Kollayga Hargeysa oo Agabka Tartan ka socda uu Bixiyey Xisbigu

(MSL)Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa booqday garoonka Tima-cadde ee kubadda Kollayga ama gacanta ee caasimadda Hargeysa, kaasi oo uu ka socday tartanka bisha barakaysan ee Ramadaan oo agabka ciyaartoyga iyo qalabka lagu qabtayba uu bixiyey xisbigu. Guddoomiye Muuse Biixi oo ay wehelinayeen Wasiirka Caddaaladda […]

Real Madrid Oo Awood Ku Muquunisay Cududii Bayern Munich, Zidane Oo Muujiyey Khibrad Iyo Ronaldo Hatrick Dhaliyey

Real Madrid Oo Awood Ku Muquunisay Cududii Bayern Munich, Zidane Oo Muujiyey Khibrad Iyo Ronaldo Hatrick Dhaliyey

kooxda uu hogaamiyo Zinadane ee Real Madrid ayaa gurigeeda ku karbaashtay kooxda reer Jarmal ee Bayern Munich. Real ayaa ciyaaraysay iyadoo kusoo badisay 2-1 garoonka Bayren MUNICH, Waxaanay u baahnayd oo kaliya inay barbar dhac ku dhamaysato ama aan laga dhalin wax goolal oo kabadan 1-0. ciyaarta ayaa ahyd qaybtii hore weerar iyo weerar celis […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com