Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Ciyaaraha (Page 33)

Kubadsameeyaha kooxda Ajax Christian Eriksen ayaa u sheegay BT.dk in Tottenham ay tahay koox xiiso leh laakiin uusan wax wadahadal ah haatan kula jirin.

Kubadsameeyaha kooxda Ajax Christian Eriksen ayaa u sheegay BT.dk in Tottenham ay tahay koox xiiso leh laakiin uusan wax wadahadal ah haatan kula jirin.

(maantasomaliland):-Kubadsameeyaha kooxda Ajax Christian Eriksen ayaa u sheegay BT.dk in Tottenham ay tahay koox xiiso leh laakiin uusan wax wadahadal ah haatan kula jirin. Xiddiga reer Denmark oo 21 sanno jir ah ayaa ka mid ah ciyaartoyda lala xiriirinayay inay dhaqaaqayaan xagaagan, waxaana si aad ah loola xiriirinayay Liverpool halka Borussia Dortmund ay sidoo kale […]

Daaficii hore ee Barcelona Eric Abidal ayaa qirtay inuu u maleynayay inuusan wax rajo ah ka laheyn inuu ku laabto xulka qaranka France

Daaficii hore ee Barcelona Eric Abidal ayaa qirtay inuu u maleynayay inuusan wax rajo ah ka laheyn inuu ku laabto xulka qaranka France

(maantasomaliland):-Daaficii hore ee Barcelona Eric Abidal ayaa qirtay inuu u maleynayay inuusan wax rajo ah ka laheyn inuu ku laabto xulka qaranka France. 33 jirkaan ayaa ka tagay xagaagan Camp Nou isagoo ku biiray Monaco, waxaana haatan lagu soo daray xulka Les Bleus ee tababare Didier Deschamps u magacaabay kulanka berri ee saaxiibtinimo ee Belgium. […]

Kooxda West Ham United ayaa ku dhawaaqday inay dhameystirsay saxiixa xiddigii garabka ee kooxda Liverpool Stewart Downing.

Kooxda West Ham United ayaa ku dhawaaqday inay dhameystirsay saxiixa xiddigii garabka ee kooxda Liverpool Stewart Downing.

Kooxda West Ham United ayaa ku dhawaaqday inay dhameystirsay saxiixa xiddigii garabka ee kooxda Liverpool Stewart Downing. Downing oo labo sanno ka hor heshiis 20 milyan ginni ugu biiray Liverpool markii uu ka soo tagay Aston Villa ayaa haatan Anfield uga tagay heshiis lagu sheegay 5 milyan ginni inkastoo labada kooxoodna aysan ka hadlin lacagta […]

Tababaraha xulka Italy ayaa laga yaabaa inuu soo safo line-up uu ka maqan yaahy Mario Balotelli arbacada kulan saaxiibtinimo ee ay la ciyaarayaan Argentina.

Tababaraha xulka Italy ayaa laga yaabaa inuu soo safo line-up uu ka maqan yaahy Mario Balotelli arbacada kulan saaxiibtinimo ee ay la ciyaarayaan Argentina.

(maantasomaliland):_Tababaraha xulka Italy ayaa laga yaabaa inuu soo safo line-up uu ka maqan yaahy Mario Balotelli arbacada kulan saaxiibtinimo ee ay la ciyaarayaan Argentina. Weeraryahanka AC Milan ayaa dhaawac uu ka soo gaaray jilibka tababarkii isbuucaan, waxaana dhaqtarka xulka Enrico Castellacci uu soo jeediyay in Balotelli laga yaabo inuu seego kulanka xulka South America ka […]

Felipe Scolari: Lionel Messi Labo Sanno Ayaa Ku Hartay Oo Uu Xiddig Adduun Ku Sii Ahaado.

Felipe Scolari: Lionel Messi Labo Sanno Ayaa Ku Hartay Oo Uu Xiddig Adduun Ku Sii Ahaado.

(maantasomaliland):-Tababaraha xulka Brazil Felipe Scolari ayaa sadaaliyay in xiddiga Barcelona Lionel Messi inuu sii ahaan doono ciyaaryahanka ugu fiican adduunka labada sanno ee soo socota. Weeraryahanka reer Argentina ayaa afar jee roo isku xigta ku guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or, waxaana Scolari uu rumeysan yahay in 26 jirkaan laga filanayo waxyaabo kale ka hor inta uusan […]

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Wargeysyada Yurub Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

(maantasomaliland):-Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasheena meel kasta oo aad dunida ka joogtaan, waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa wararka xanta ah ee wargeysyada ka soo baxa Ingariiska, Spain iyo Talyaaniga ay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyda oo aan saaka indhaha soo marmarinay. Xuquuqda wararkaan waxaa iska leh wargeysyada ama warbaahinta ku hor qoran, Laacib.net mas’uul […]

Walcott oo halis ugu jira in uu seego billowga horyaalka Ingiriiska

Walcott oo halis ugu jira in uu seego billowga horyaalka Ingiriiska

(maantasomaliland):-Weeraryahanka kooxda Arsenal, Theo Walcott ayaa halis ugu jira in uu seego kulanka furitaanka horyaalka Ingiriiska oo dhici doona sabtida soo socota kagadaal markii uu dhaawac kasoo gaaray tababbarka xulka qaranka Ingiriiska. Daily Mirror ayaa sheegeysa in Walcott uu dhaawac anqawga ah uu soo gaaray tababbarkii xulka Ingiriiska ee Isniintii, taas oo qasabtay in uu […]

Koxda Seville oo shaacisay in Kondogbia uusan iib aheyn

Koxda Seville oo shaacisay in Kondogbia uusan iib aheyn

(maantasomaliland):-Madaxweynaha kooxda Seville ee dalka Spain, Jose Maria Del Nido ayaa ku adkeystay in xiddiggiisa khadka dhexe ee Geoffrey Kondogbia uusan aheyn beec, kagadaal markii uu lasoo wareegay 20 jirka reer Uruguay ee Sebastian Cristoforo. Kondogbia ayaa Seville kaga soo biiray kooxda Faransiiska ah ee Lens xagaagii hore, balse waxaa lala xiriirinayay xagaagan in uu […]

Koxda Man City oo Difaac cusub raadineysa markii 8 gool laga dhaliyay “Cannavaro iyo Papa

Koxda Man City oo Difaac cusub raadineysa markii 8 gool laga dhaliyay “Cannavaro iyo Papa

(maantasomaliland ) Macallinka kooxda Man City, Manuel Pellegrini ayaa raadinaya difaac cusub oo ka ciyaari kara qalbadda dhexe ee daafaca kagadaal markii kooxdiisa la daba-mariyay 8 gool seddexii kulan ee u dambeysay ee ciyaarraha tijaabada. City ayaa horey xili-ciyaareedkan u qarash-gareysay 90 milyan oo Gini oo ay kusoo iibsatay Afar ciyaaryahan. Bartilmaameedkii koowaad ee macallinkan […]

Suarez Oo Diiday Ineyn ka Hadlaan, Xiddigaha Xulkiisana Ka Mamnuucay Inay Ka Hadlaan Mustaqbalkiisa.

Suarez Oo Diiday Ineyn ka Hadlaan, Xiddigaha Xulkiisana Ka Mamnuucay Inay Ka Hadlaan Mustaqbalkiisa.

(maantasomaliland) Luis Suarez ayaa mamnuuc ka dhigay inuu ka hadlo isku daygiisa uu uga tagayo Liverpool inta uu ku maqan yahay ciyaaraha heerka caalami, sida ay qortay Daily Mail. Weeraryahanka doonaya inuu baxo ayaa xulka Uruguay ku biiray ka hor kulan saaxiibtinimo ee ay arbacada la leeyihiin Japan, inkastoo dhaawac cagta ah uu qabo. Kulamada […]

Daafaca Juventus ee Andrea Barzagli Oo Lag Saaray Xulka Italy Ee Wajahaya Argentina.

Daafaca Juventus ee Andrea Barzagli Oo Lag Saaray Xulka Italy Ee Wajahaya Argentina.

(maantasomaliland) Daafaca Juventus iyo xulka Italy Andrea Barzagli ayaa seegaya kulanka arbacada ee saaxiibtinimo ee ay la leeyihiin Argentina. Daafacan ayaa dhaawac la dhibtoonaya, laakiin waxaa la filayaa inuu taam u noqdo kulanka Supercopa ee ka dhici doonta Stadio Olimpico. Inkastoo go’aanka dib loogu celinayo gurigiisa la qaatay xalayto, ciyaaryahankaan ku guuleystay Koobka Adduunka ayaa […]

Tababaraha liverpool Brendan Rodgers: Inta Suarez Uu Diidayo Raaligelin Xal Lama Gaarayo, Mana Ciyaari Doono.

Tababaraha liverpool Brendan Rodgers: Inta Suarez Uu Diidayo Raaligelin Xal Lama Gaarayo, Mana Ciyaari Doono.

Brendan Rodgers ayaa sheegay inaysan jirin doonin wax xal ah oo laga gaarayo go’aanka Liverpool ilaa iyo inta Luis Suarez uu diidan yahay inuu raaligelin bixiyo. Rodgers ayaa dalbanaya in weeraryahanka reer Uruguay uu raaligelin ka bixiyo habdhaqankiisii ugu danbeysay, halka Suarez aysan qorshaha ugu jirin inuu raaligelin bixiyo isagoo aaminsan inuusan wax qalad ah […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com