Weeraryahanka Faransiiska Karim Benzema ayaa la hadlay website-ka Adidas, iyadoo Real Madrid ay booqasho ku joogto USA, waxaana uu sheegay in mid ka mid ah hamigiisa inuu yahay inuu ku guuleysto Ballon d’Or.

(maantasomaliland) Weeraryahanka Faransiiska Karim Benzema ayaa la hadlay website-ka Adidas, iyadoo Real Madrid ay booqasho ku joogto USA, waxaana uu sheegay in mid ka mid ah hamigiisa inuu yahay inuu ku guuleysto Ballon d’Or. Isagoo ka hadlayay hamiga kooxda ee xilli ciyaareedkan waxa uu yiri: ” Waxaan u baahanahay inaan diirada saarno xaqiiqda ah inaan […]
Kooxda Arsenal ayaa qorsheyneysa in si dhaqsi ah ay 14 milyan oo gini uga soo iibsato kooxda Bayern Munichen, xiddigga khadka dhexe ee Luis Gustavo. Sidaas waxaa qortay jariiradda Daily mirror.

(maantasomaliland) Kooxda Arsenal ayaa qorsheyneysa in si dhaqsi ah ay 14 milyan oo gini uga soo iibsato kooxda Bayern Munichen, xiddigga khadka dhexe ee Luis Gustavo. Sidaas waxaa qortay jariiradda Daily mirror. Arsenal ayaa dooneysa in Gustavo ay ka dul-qaaddo kooxaha Chelsea iyo Wolfsburg oo iyagana daneynaya adeegga ciyaaryahankan caalamiga ah ee u dhashay dalka […]
Xiddigga khadka dhexe ee kooxda Lazio, Hernanes oo u dhashay dalka Barzil ayaa aad loola xiriirinayay toddobaadyadii u dambeeyay kooxaha AC Milan, Inter iyo PSG.

Xiddigga khadka dhexe ee kooxda Lazio, Hernanes oo u dhashay dalka Barzil ayaa aad loola xiriirinayay toddobaadyadii u dambeeyay kooxaha AC Milan, Inter iyo PSG. Madaxweynaha Lazio, Claudio Lotito ayaa caddeeyay in aysan marnaba iibin doonin kubad-sameeyahooda reer Brazil. Wuxuu sheegay in ay ka fikirayaan in ciyaaryahanka ay heshiiska u kordhiyaan maadaama qandaraaskii hadda uu […]
Kooxda Juventus ee heysata horyaalka Taliyaaniga ayaa aad loola xiriirinayaa xiddigga reer Serbia ee Aleksandar Kolarov oo daafaca dambe ee bidixda uga ciyaara kooxda Man City ee dalka Ingiriiska.

Kooxda Juventus ee heysata horyaalka Taliyaaniga ayaa aad loola xiriirinayaa xiddigga reer Serbia ee Aleksandar Kolarov oo daafaca dambe ee bidixda uga ciyaara kooxda Man City ee dalka Ingiriiska. Wararka laga helaayo dalalka Taliyaaniga iyo Ingiriiska ayaa sheegaya, in Juve ay diyaarisay 12 milyan oo yuuro oo u dhiganta 10 milyan iyo bar Gini oo […]
Arsenal ayaa guul la yaqaano ka gaartay Manchester City oo ku dubteen 3-1 ciyaar saaxiibtinimo oo ka dhacday Freindly Olimpic Stadium ee magaalada Helsinki ee dalka Finland
Arsenal ayaa guul la yaqaano ka gaartay Manchester City oo ku dubteen 3-1 ciyaar saaxiibtinimo oo ka dhacday Freindly Olimpic Stadium ee magaalada Helsinki ee dalka Finland. Ciyaaryahan Theo Walcott ayaa hogaanka u dhiibay Arsenal daqiiqadii 9aad ee ciyaarta ka dib markii kubad dhex bixis fiican oo fantastik ah ka helay Aaron Ramsey, iyadoo Walcott […]
The Sun: Roy Hodgson Oo Uga Digay Xiddigaha England Ee Chelsea In Rooney Kala Sheekeystaan Mustaqbalkiisa

Xiddigaha kooxda Chelsea ayaa laga mamnuucay inay Wayne Rooney kala sheekeystaan mustaqbalkiisa iyo inuu u dhaqaaqayo Blues inta ay wada joogaan xulka England. Tababaraha xulka Three Lions Roy Hodgson ayaa u sheegi doona ciyaartoyda Chelsea ee Ashley Cole, Frank Lampard iyo Gary Cahill inaysan ku dhiirogelinin weeraryahanka Manchester United Wayne Rooney inuu dhankooda u soo […]
Didier Drogba Oo Garaacay Arsenal Xilli Uu Ka Caawiyay Galatasaray Inay Ku Guuleysato Emirates Cup

Kooxda Galatasaray ayaa sannadkan ku guuleysatay koobka saaxiibtinimo ee Emirates Cup ka dib markii kulankii ugu danbeeyay ay 2-1 kaga badiyeen Arsenal, ciyaar ka dhacday Emiartes Stadium iyadoo labada goolba uu u dhaliyay Didier Drogba. Arsenal ayaa hogaanka ciyaarta u qabatay daqiiqadii 38aad ka dib karoos uu keenay Theo Walcott iyadoo madaxa uu la waayay […]
Barcelona: Man United Waa Ay Ka Quusatay Saxiixa Cesc Fabregas.

Agaasimaha Barcelona Andoni Zubizarreta ayaa sheegtay in Manchester United ay ka quusatay isku daygoodii ay ku doonayeen inay kula soo wareegaan ciyaaryahanka khadka dhexe Cesc Fabregas. Kooxda heysata horyaalka Premier League ayaa isku dayaysay inay dalab seddexaad oo 40 milyan euro ah ka gudbiso ciyaaryahankii hore ee Arsenal. Laakiin Barcelona ayaa ku adkeysaneysay in 26 […]
Didier Drogba Oo Garaacay Arsenal Xilli Uu Ka Caawiyay Galatasaray Inay Ku Guuleysato Emirates Cup.
Kooxda Galatasaray ayaa sannadkan ku guuleysatay koobka saaxiibtinimo ee Emirates Cup ka dib markii kulankii ugu danbeeyay ay 2-1 kaga badiyeen Arsenal, ciyaar ka dhacday Emiartes Stadium iyadoo labada goolba uu u dhaliyay Didier Drogba. Arsenal ayaa hogaanka ciyaarta u qabatay daqiiqadii 38aad ka dib karoos uu keenay Theo Walcott iyadoo madaxa uu la waayay […]
Tartanka England Premier League ama premiership-ka Ingiriiska waxaa Axaddii la cayaaray laba kulan oo kaliya, waxaana ka dhashay ilaa 8 gool.

Cayaaraha England Premier League Manchester City 5-0 Sunderland Man City V Sunderland Man City V Sunderland Tartanka England Premier League ama premiership-ka Ingiriiska waxaa Axaddii la cayaaray laba kulan oo kaliya, waxaana ka dhashay ilaa 8 gool. Manchester City, ayaa booska 3aad waxay kala wareegtay kooxda Chelsea, inkastoo ay 1 cayaar dheer tahay Man City. […]
Agaasimaha Ciyaaraha Oo ishortaagay Riwaayad lagu Dhigayay xalay Garoonka Timacadde oo lagu xusayey sanadka cusub

Agaasimaha Ciyaaraha Oo ishortaagay Riwaayad lagu Dhigayay xalay Garoonka Timacadde oo lagu xusayey sanadka cusub January 2nd, 2011 Hargeysa (maaantasomaliland)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dhalinyarada, ciyaaraha iyo dhaqanka Somaliland Md. Mustafe Maxamuud Qodax ayaa shalay joojiyay Riwaayad qaar ka mid ah fanaaniinta Somaliland ay ku qabsanayeen Garoonka kubadda Kollayga ee Timo cadde ee Magaalada Hargeysa […]