Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 4)

GEED UU KU XOQDO MA WAAYO. Qalinkii: Axmed Cali Kaahin

GEED UU KU XOQDO MA WAAYO. Qalinkii: Axmed Cali Kaahin

Laba waa mid uun in xaga hore loo Socdo iyo in dib loo socdo. Waxaad dareemaysaa qaylo dhaan iyo cabasho dhaqaale oo guud ahaan Caalamkana ka jirta.In hore loo socdaa muuqata. Siyaasiyiin MusalafayIyo Daciifnimo xaga Odayaynta ah iyo bulsho aan bislaan. 5 Sanaa la Siiyay. kaliya Suga Sanduuqa cod bixinta. Hadaad diido Waxaynu ku heshiinay […]

Dawladda Imaaraadku Miyay Ka Jawaabtay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Madaxweyne Biixi?

Dawladda Imaaraadku Miyay Ka Jawaabtay Hadalkii Ka Soo Yeedhay Madaxweyne Biixi?

Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa weli ka aamusan hadalkii uu Madaxweyne Biixi ku sheegay in madaarkii saldhiga u ahaa UAE ee Berbera loo bedelay mid rayid ah oo ay wada isticmaali doonaan rayidka iyo ciidamaduba. Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa sheegtay inaanay dawladda Imaaraadka Carabtu ka jawaabin email ay u direen si ay jawaab uga bixiyaan […]

Barnaamijka Qaaci

Barnaamijka Qaaci

SOMALILAND: Veteran Journalist Hussein Harbi Announces Candidacy for the Upcoming Parliamentary Elections

SOMALILAND: Veteran Journalist Hussein Harbi Announces Candidacy for the Upcoming Parliamentary Elections

Somaliland’s Upcoming Parliamentary Race is Heating up, with a Veteran Journalist Hussein Abdi Muhumed Harbi Throwing His Hat Into The Ring Hussein Harbi is best known locally as the former deputy director of stated-controlled Dawan Newspaper and maandeq news paper and has held senior roles at various news organizations across Somaliland. Currently he is the […]

Heestii: Ma jin baa ma jaan baa Ereyadii: Cabdillaahi Diiriye Sooraan Laxankii: Cabdillaahi Diiriye Sooraan Codkii: Faadumo Cabdillaahi Kaahin (Maandeeq) iyo waraysi gaar ah

Heestii: Ma jin baa ma jaan baa Ereyadii: Cabdillaahi Diiriye Sooraan Laxankii: Cabdillaahi Diiriye Sooraan Codkii: Faadumo Cabdillaahi Kaahin (Maandeeq) iyo waraysi gaar ah

Heestii: Ma jin baa ma jaan baa Ereyadii: Cabdillaahi Diiriye Sooraan Laxankii: Cabdillaahi Diiriye Sooraan Codkii: Faadumo Cabdillaahi Kaahin (Maandeeq) Ma jin baa ma jaan baa Mise jahawareer bay Arrintaydu joogtaa Sawkan jarihi aan waday Dhan kale u jan-jeedhsaday Allahayoow janniyo naar Adow kala jiheeyee Aniga jooge iga maqan Qalbigaygi lama jiro Oon jab iyo […]

Ku qabso Dhoolayare Hotel, Seminarada, Xafladaha, Meherrada, Aroosyada, Casuumadaha iyo Shirarkaba. 0634733961

Ku qabso Dhoolayare Hotel, Seminarada, Xafladaha, Meherrada, Aroosyada, Casuumadaha iyo Shirarkaba. 0634733961

Ku qabso Dhoolayare Hotel, Seminarada, Xafladaha, Meherrada, Aroosyada, Casuumadaha iyo Shirarkaba. 0634733961 dhoolayare hotelSlået op af Dhoolayare Hotel i Tirsdag den 9. januar 2018 dhoolayare hotelSlået op af Dhoolayare Hotel i Tirsdag den 9. januar 2018 dhoolayare hotelSlået op af Dhoolayare Hotel i Tirsdag den 9. januar 2018 Balanteenu Waa Dhoolayare Hotel and Restaurant Ku qabso Dhoolayare Hotel, Seminarada, Xafladaha, Meherrada, […]

Hargeysadii Roobku Hakin Waayay” Fanaan Cawaale Aadan

Hargeysadii Roobku Hakin Waayay” Fanaan Cawaale Aadan

Fool-xumooyinka ka Socda Degaanka Ceel-afweyn iyo Khatarta ay Leedahay Dilka loo Gaysto Qof Muslim ah

Fool-xumooyinka ka Socda Degaanka Ceel-afweyn iyo Khatarta ay Leedahay Dilka loo Gaysto Qof Muslim ah

Fool-xumooyinka ka Socda Degaanka Ceel-afweyn iyo Khatarta ay Leedahay Dilka loo Gaysto Qof Muslim ahDiinta islaamku ahmiyad aad u wayn ayey siisay nolosha qofka muslimka ah, waxayna shareecada islaamu waajibisay in la ilaaliyo, la dhawro, amnigeedana la sugo nafta iyo nolosha ruuxa muslimka ah, iyadoo Ilaahay (SWT) uu xaaraan ka dhigay in sifo aan sharci […]

Iran Oo Soo Saartay Digniin Ku Aaddan Gacanka

Iran Oo Soo Saartay Digniin Ku Aaddan Gacanka

Iran hadda kadib iskama indha tiri doonto “dambiyada badeed” ee ka dhacaya Gacanka, waxaa sidaas maanta sheegay wasiirka arrimaha dibedda dalkaas, maalin kadib marki Tehran ay qabatay markab laga leeyahay Iraq, oo ay ku eedeysay inuu gudbinayey shidaal sharci-darro ah. Ciidamada Ilaalada Kacaanka ee Iran ayaa markabaas iyo toddobo shaqaale ah oo saarnaa ka qabsaday […]

Maansada Guubaabo Oo Uu Curiyay Suxufi/Hal-Abuurka ..Axmed Cismaan Batuun.

Maansada Guubaabo Oo Uu Curiyay  Suxufi/Hal-Abuurka ..Axmed Cismaan Batuun.

Maansada Guubaabo ….Oo Uu Curiyay Suxufi/Hal-Abuurka ..Axmed Cismaan Batuun. Waa Maanso Dhabtii Ay Ka Dhex Muuqato Sida Uu Abwaanku U Saluugayo Heerka Garaadka Bulshadiisa Ee Waqtigan,Oo Ka Hooseeya Halkii Uu Ka Filayay Ama Yoolkii Uu Laabta Ka Hilaadin Jiray Intii Uu Hana-Qaaday Ilaa Habeenkan Caawa Ah.Duruufihii Iyo Waayihii Adkaa Ee Ay Soo Jibaaxeen Bulshadu Rubuc Qarnigii […]

Saalax Qaasin & Hibo Nuura Heesta Kalagacaylku Waa Qani RIWAAYADII dhado roob noqonwayday ee uu lahaa cabdilaahi diiriye sooraan ala ha u naxariistee

Saalax Qaasin & Hibo Nuura Heesta Kalagacaylku Waa Qani  RIWAAYADII dhado roob noqonwayday ee uu lahaa cabdilaahi diiriye sooraan ala ha u naxariistee

HEESTA: KUGU DHIMAY KAA DHIMAY ( Xasuustii Khadra Daahir CigeHeesta: Nimca Cabdi Maxamed (Nimca Degan) Midhaha: C/laahi Diirye Sooraan

HEESTA: KUGU DHIMAY KAA DHIMAY ( Xasuustii Khadra Daahir CigeHeesta: Nimca Cabdi Maxamed (Nimca Degan) Midhaha: C/laahi Diirye Sooraan
Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com