Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 55)

XUKUUMADAN CIRAAYAHA GOBOLADA QABAN KARI WEYDAY DOORASHO XOR OO XALAAL AH MA LAGU AAMINI KARAA

XUKUUMADAN CIRAAYAHA GOBOLADA QABAN KARI WEYDAY DOORASHO XOR OO XALAAL AH MA LAGU AAMINI KARAA

Ciyaaryahandii u kala safnaa gobolada u gudbay raaca dambe ee ciyaaraha gobolda ee lagu qaban lahaa caasimada hargeysa ayaa la sheegayaa inay ay dowladu u wargalisay inay isaga laabtaan goboladii ay markii horeba ka yimaadeen mar hadii aanay qaban karayan wareega labaad ee ciyaaraha kagana mashquushay tartanka beeleysan ee xisbiga qabyalaayada iyo kala dirka Kulmiye […]

BAHADA WAXBARASHA GOBOLKA HAWD WAXAY KU BAAQAYAAN IN XORIYADOODA LOSOO CELIYO MACALIMIINTA XIDHAN.

BAHADA WAXBARASHA GOBOLKA HAWD WAXAY KU BAAQAYAAN IN XORIYADOODA LOSOO CELIYO MACALIMIINTA XIDHAN.

Bahda waxbarashada ee gobolka Hawd waxay ka dhiidhiyayaan xadhiga lagula kacay macalimiinta cabashada muujiyey , waxaanan canbaaraynaynaa ci kasta oo ku lug lahayd  xadhiga macalimiinta, waxaanan ku baaqaynaa in sida ugu dhakhsaha badan xoriyadooda dib loogu soo celiyo macalimiintan xidhan, waxaanan ugu baaqaynaa madaxda heer gobol iyo kuwa waxbarashadaba inay soo dhex galaan khilaafka ka […]

WARBIXIN .Iscasilaadda iyo Huleelkii Xagjirka Dawladsan ee Somaliland

WARBIXIN .Iscasilaadda iyo Huleelkii Xagjirka Dawladsan ee Somaliland

Iscasilaadda iyo Huleelkii Xagjirka Dawladsan ee Somaliland (maxaa ka dhaboobey saadaasha warbixintii xagjirka dawladaysan ee Somaliland kuna taariikhaysanaa May, June, July iyo August ee sannadkii 2011) Sannadkii 2011 wuxuu ahaa sannad aad u adag oo Somaliland – yar iyo weyn- ay garanwaayeen sida xallka dawladnimo uu uga shaqaynayo Somaliland. Arrimaha markaa ugu waaweynaa ee soo […]

Agaasimaha Guud ee Komishanka Ladagaalanka Musuqa Aqoonyahan Xasan Cumar Hoori ayaa qormo si farshaxanleh udhigan ku faafaahiyey damaca Saleebaan Xaglo-Toosiye Wasiirka Caafimaadka ee loolanka Xisbiga Kulmiye Murashaxnimada Jagada Madaxweyne-kuxigeen,taas oo Xujo ku noqoneysa Qaranka.

Agaasimaha Guud ee Komishanka Ladagaalanka Musuqa Aqoonyahan Xasan Cumar Hoori ayaa qormo si farshaxanleh udhigan ku faafaahiyey damaca Saleebaan Xaglo-Toosiye Wasiirka Caafimaadka ee loolanka Xisbiga Kulmiye Murashaxnimada Jagada Madaxweyne-kuxigeen,taas oo Xujo ku noqoneysa Qaranka. Qormadaas oo dhameys tirani waxey u dhigneyd Sidan: “Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Saleebaan Ciise Xaglatoosiye ayaa si madax-bannaan ugu ordaya murrashaxa […]

Xukuumadihii soo maray Somaliland tii ugu horeysay ee uu madaxwaynaha ka ahaa AHN Cabdiraxman Axmed Cali kooxda ugu mitidsanayd muxaafidka waxa lagu naanaysi jiray ” shiish”. Kooxdaa waxa bartimaameed u ahayd kooxdii kale ee iyaga Baligubadle lagaga soo adkaaday ee lagu naanaysi jiray” Khaakhda cali guray

Xukuumadihii soo maray Somaliland tii ugu horeysay ee uu madaxwaynaha ka ahaa AHN Cabdiraxman Axmed Cali kooxda ugu mitidsanayd muxaafidka waxa lagu naanaysi jiray ” shiish”. Kooxdaa waxa bartimaameed u ahayd kooxdii kale ee iyaga Baligubadle lagaga soo adkaaday ee lagu naanaysi jiray” Khaakhda” oo u badnayd kooxdii loo aqoon jiray Calan cas oo ay […]

“Qorshihii Lagu kala daadiyey Kooxda Halista. Hawl-galkii Siyaasadda ee Sannadka Qaatey” Suleyman Yuusuf Dhakhtar

“Qorshihii Lagu kala daadiyey Kooxda Halista. Hawl-galkii Siyaasadda ee Sannadka Qaatey” Suleyman Yuusuf Dhakhtar

Maalin-nimadii Kow iyo labbaatankii bisha lixaad ee Sannadkii hore ayay ahayd markiii uu Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay Musharaxnimadii Madaxweyne-nimo ee Xisbiga Kulmiye. Guuldaradaas maalintaa ku dhacday Hogaanka Xisbiga Kulmiye, waxay soo dedejisay inay ogaadaan inay meel cidlo ah taagan yihiin, talladii waddankuna ay gacanta u gashay niman wasiiro ah, oo dhegaha […]

Is Casilaadu Waxay ka mid tahay Nidaamka Dimuqraadiga ah ee Dalka Somaliland ka Hirgalay dawladihii isaga danbeeyeyna ku soo caano maaleen MUSHARAX SUXUFI XUSEEN XARBI

Is Casilaadu Waxay ka mid tahay Nidaamka Dimuqraadiga ah ee Dalka Somaliland ka Hirgalay dawladihii isaga danbeeyeyna ku soo caano maaleen MUSHARAX SUXUFI XUSEEN XARBI

Is Casilaadu Waxay ka mid tahay Nidaamka Dimuqraadiga ah ee Dalka Somaliland ka Hirgalay dawladihii isaga danbeeyeyna ku soo caano maaleen, Qaranimada Somaliland waa mid ku dhisan rabitaan umadeed oo marnaba gorgortan gali kairn iyo ka noqon toona, umadan reer Somaliland iyadaa ilaashanaysa waxay u soo goblantay, u soo dhimatay, u soo saxariirtay, u soo […]

BEELAHA ARAB BARRI OO TAAGEERAY MUSHARAXNIMADDA KIJAANDHE BAAQ CULUSNA U DIRAY MADAXWAYNE SIILAANYO

BEELAHA ARAB BARRI OO TAAGEERAY MUSHARAXNIMADDA KIJAANDHE BAAQ CULUSNA U DIRAY MADAXWAYNE SIILAANYO

WAR SAXAAFADEED UJEEDO BAAQ TAAGEERO IYO DIGNIIN baaq1Anagoo ku hadlaynaa magaca dhalinyarada, aqoonyahanka iyo cuqaasha beelaha Arab bari waxaanu soo dhoweynaynaa musharaxnimada musharax axmed cabdi kijaandhe anagoo hiil iyo hooba u hurayna waxaanu yahay musharaxa keliya ee badbaadin kara wadajirka xisbiga kulmiye. musharax kijaandhe musharaxnimadiisu waxay wax ka bedeshay sawirkii qaldanaa ee la odhan jiray […]

DALKANI U BURBURI MAAYO DAMACA SHAQSIYAAD KOOBAN W/Q NOUR JAMA DUALE

DALKANI U BURBURI MAAYO DAMACA SHAQSIYAAD KOOBAN W/Q NOUR JAMA DUALE

DALKANI U BURBURI MAAYO DAMACA SHAQSIYAAD KOOBAN W/Q NOUR JAMA DUALE

Waxa Fiican in Wax La Barto Intaan Madax La Noqon…Prof Abdi Ali Jama

Waxa Fiican in Wax La Barto Intaan Madax La Noqon…Prof Abdi Ali Jama

Waxa Fiican in Wax La Barto Intaan Madax La Noqon…Prof Abdi Ali Jama Waxa maanta igu kallifay in aan sharxo macnaha dawlad iyo  xukuumad, markaan arkay masuuliyiin u haysta in saamayn ay yeelanayso masuuliyiintii iscasishay. Horta, xukuumaddu waxay ka kooban tahay Madaxweynaha iyo kaaliyayaashiisa(wasiirada). Haddii madaxweynuhu meesha joogo, xukumaddii way joogtaa, xataa haddii wasiirada dhammaantood […]

XUBIN KALE OO ISKA CASILAY XUKUUMADDA MADAXWEYNE SIILAANYO

Wakiilka Somaliland u qaabilsan Arrimaha Xajka ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu qaranka u hayay sida uu ku sheegay qoraan kooban oo uu soo saaray. Ahmed Adem Dagaal (Ahmed Safiina) ayaa ugu baaqay madaxweyne Siilaanyo in uu caddaalada ku soo noqdo waxana uu u dhignaa qoraalka uu soo saaray sidan. “Anigoo […]

Musharax Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa saaka iska xaadiriyay xarunta dhexe ee xisbiga KULMIYE isla markaana waxa uu qaatay kaadhka aqoonsiga golaha dhexe isagoo sidoo kalana Musharaxu beeniyay warar warbaahinta ay ka qoreen oo sheega in loo diiday xubinimada Golaha dhexe ee Xisbigaas

Musharax Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa saaka iska xaadiriyay xarunta dhexe ee xisbiga KULMIYE isla markaana waxa uu qaatay kaadhka aqoonsiga golaha dhexe isagoo sidoo kalana Musharaxu beeniyay warar warbaahinta ay ka qoreen oo sheega in loo diiday xubinimada Golaha dhexe ee Xisbigaasi isaga oo ka hadlaya waxa ka mid ah hadaladiisa. waxa maanta ifarxaada in […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com