Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 59)

iyaaradaha dagaalka ee dawladda Suuriya ayaa qaaday mid ka mid ah weeraradii ugu cuslaa ee ay ka fuliyaan magaalada Palmyra

iyaaradaha dagaalka ee dawladda Suuriya ayaa qaaday mid ka mid ah weeraradii ugu cuslaa ee ay ka fuliyaan magaalada Palmyra

iyaaradaha dagaalka ee dawladda Suuriya ayaa qaaday mid ka mid ah weeraradii ugu cuslaa ee ay ka fuliyaan magaalada PalmyraD, halkaas oo ay gacanta ku hayaan dawladda Islaamiga ah sida ay sheegayaan qolyaha xuquuqda aadamaha u dhaq dhaqaaqa. ku dhawaad 25 weerar oo dhanka cirka ah ayaa sababay geerida 26 ruux oo ay ku jiraan […]

Saddex mashruuc oo Siilaanyo u balanqaaday Wajaale, sidoodii ayuu u fuliyay

Saddex mashruuc oo Siilaanyo u balanqaaday Wajaale, sidoodii ayuu u fuliyay

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa si buuxda uga dhabeeyay hirgelintoodda mashaariic horumarineed oo uu bulshadda ku nool magaaladda Wajaale u balanqaaday xiligii uu ku jiray ololihiiSI Mashaariicdaasi oo ay ka mid ahaayeen cusbitaal loo dhiso magaaladda, wadadda isku xidha Kala-baydh iyo Wajaale in laami laga dhigo iyo in biyo nadiif ah ay helaan […]

WAY QALIN JABIYEEN LAAKIIN WAY NIYAD JABEEN,M.XILDHIBAANKA BAARLAMANKA SUXUFI XUSEEN XARBI

WAY QALIN JABIYEEN LAAKIIN WAY NIYAD JABEEN,M.XILDHIBAANKA BAARLAMANKA SUXUFI XUSEEN XARBI

Laga bilaabo 2000 waxa Somaliland aad usoo kobcayay horomarka wax barashada ee dhalinyarada iyo ka qalin jabinaya sanadba sanadka ka danbeeya kumanan arday ah oo u heelan inay wadankooda wax u qabtaan. Waxa wax lagu faano ah sida ay ardaydu wax u dhiganayan ee ay ugu kalsoonyiin wadankooda ,iyagoo ku rajo wayn inay wax ka […]

waxa kala cadaaday ninka shuruucda dalka yaqaan iyo nin iska helay kursi oo aanan garanayn dalka shuruucdiisa

waxa kala cadaaday ninka shuruucda dalka yaqaan iyo nin iska helay kursi oo aanan garanayn dalka shuruucdiisa

waxa kala cadaaday ninka shuruucda dalka yaqaan iyo nin iska helay kursi oo aanan garanayn dalka shuruucdiisa !!, jawaabti gudoomiye C/raxmaan Cirro ku aadanayd haamaha shidaalka wuxuu cadeyay inu aha mid sharciga waafagsan kuna baray silaanyo hab u dhaqanka dublomaasiyadda !!. Waxaad moodaa in dhoow dhoowdu wali caduur u dhicin, SILAANYO iyo maamulkiisu qayladhaanta dadka […]

Wax Ka Ogow Cuntooyinka Yareeya Duxda Ama Cholestrol Ka

Wax Ka Ogow Cuntooyinka Yareeya Duxda Ama Cholestrol Ka

Isticmaalka caleenta shaaha ee leh Midabka Greenka ah ama cagaarka waxay yaraysaan Dufanka Dhiiga sidoo kale waxay yaraysaa WAX KA OGOW CUNTOOYINKA YAREEYA DUXDA AMA CHOLESTROL KA Waxaynu wax ka tilmaami doonaa cuntooyinka yareeya Duxda oo aad ugu badan Dadka Somalida iyo Dadyawka calamkaba Duxda ayaa ah Xadiga Dufanka ee dhiiga kujira. 1 Kaluunka: kaluunka […]

Gudoomiyaha shabakada wararka ee maanta somaliland.com musharax xuseen xarbi iyo dhamaan bahda shabakadaMSL WAXAY TACSI U DIRAYAAN DHAMAAN REER CALI XARBI IYO DHAMAAN REER XAAJI AADAN OO AY KA BAXDAY CAASHA XAAJI AADAN HABEENKII XALAYWAXAANAY ILAAHAY UGA BARYAYAAN IN JANADII FARDAWSA UU GEEYO

Gudoomiyaha shabakada wararka ee maanta somaliland.com musharax xuseen xarbi iyo dhamaan bahda shabakadaMSL WAXAY TACSI U DIRAYAAN DHAMAAN REER CALI XARBI IYO DHAMAAN REER XAAJI AADAN OO AY KA BAXDAY CAASHA XAAJI AADAN HABEENKII XALAYWAXAANAY ILAAHAY UGA BARYAYAAN IN JANADII FARDAWSA UU GEEYO WAXAANAY SI GAARA UGU DIRAYAAN SAADO XAAJI AADAN IYO CARUUTEEDA IYO ILMA […]

ARDAYDA QALINJABINAYSA IYO QORSHE LA’AANTA SHAQO EE DALKA KAJIRTA.MUSHARAX XILDHIBAANIMADA BAARLAMANKA SUXUFI XUSEEN XARBI

ARDAYDA QALINJABINAYSA IYO QORSHE LA’AANTA SHAQO EE DALKA KAJIRTA.MUSHARAX XILDHIBAANIMADA  BAARLAMANKA  SUXUFI XUSEEN XARBI

FAALADAN AYAA KU SAABSAN ARDAYDA QALAN JABINAYSA IYO CAMAL LAANTOODA OO aan wax ka yidhaahdo shaqaxumid ka jirta dalka,IYADOO SHAQADII LAGU SALEEYAY QABIIL kumanaan arday ah oo sanad walba kasoo baxaaya jaamacadaa tirade badan ee dalka kuyaal kuwaasi oo si hagar la’aana u soosaara ardayda kala duwan ee barta culuumta lagu barto xayndaabka aduunka dhexdiisa […]

Malaha isma maqalaysid waxad shalay reerkii aad lahayd waa gob oo abaal baannu u haynaa…” Boqor Bad Madow

Malaha isma maqalaysid waxad shalay reerkii aad lahayd waa gob oo abaal baannu u haynaa…” Boqor Bad Madow

Dhaqan bay leedahay Boqornimadu iyo Caaqilnimadu, Milgo ayuu hadalkuna leeyahay, anigu u hadli maayo sidii Boqor Cismaan oo Nin dadkiisa metelayaan ahay. Habar-jeclo iyo Habar-awal wax wayn baa ka dhexeeya, dadkuna hadduu yahay dad wada dashay intaa wax buu iska dilaya, waxna way kala galayaan, wax walbana waxa ka wayn tolnimada dadka ka dhaxaysa. Boqor […]

Canbaarayn Cid Kasta Oo Ciidanka Police-ka Iyo Hogaankooda Wax ka Sheegaysaa.

Canbaarayn Cid Kasta Oo Ciidanka Police-ka Iyo Hogaankooda Wax ka Sheegaysaa.

Ciidanka booliska somaliland waa ciidan qaran waajibaabkoodana si fiican u guta maalmahan dambe waxaanu warbaahinta ku maqlaynay odoyaal iyo dhalinyaro ka soo jeeda galbeedka hargeisa oo cambaaraynaya ciidanka booliska Somaliland gaar ahaan taliyaha ciidanka booliska sareeyo guuto Abdillaahai Fadal Imaan oo ay ku cambaaraynayaan wiil yar oo ku geeriyooday dhacdo ka dhacday gableedka magaalada hargeisa. […]

Isgaadhsiinta casriga ah oo saamayn taban ku yeelatay hawl maalmeedka Hay’adaha Dawladda

Isgaadhsiinta casriga ah oo saamayn taban ku yeelatay hawl maalmeedka Hay’adaha Dawladda

Adeegyadda kala duwan ee shirkadaha Isgaadhsiintu ku soo kordhiyeen dalka gaar ahaana kuwa xidhiidhka bulshada ayaa saamayn taban ku yeeshay Hawl maalmeedkii xafiisyada Dawladda, waxaana soo kordhaya in shaqaala weynaha iyo madaxda Dawladduba ku mashquulsan yihiin isticmaalka noocyada kala ah Facebook, Twitter, Yuotube, What’sup, Snapchat, Skype, Fiber, Imo, iyo kuwo kale oo ay dadka qaarkood […]

Orod-yahanka Mo Faarax Oo Wacdaro Ka Dhigay Tarankii Orodka Fudud Ee Ciyaaraha 10,000M

Orod-yahanka Mo Faarax Oo Wacdaro Ka Dhigay Tarankii Orodka Fudud Ee Ciyaaraha 10,000M

Orodyahanka loo caal-layahay ee Soomaaliyeed Maxamed Faarax (Mo Farah), ayaa u diiday in ciyaaryahanadii reer Kenya fursad ay isku muujiyaan tartanka gegida Buul Shinbireedka ka socda ‘Bird’s Nest’. Maxamed (Mo) Faarax, ayaa markii labaad oo xidhiidh ah ku guulaystay bilada dahabka ah ee ciyaaraha Orodka Adduunka 10,000m oo ka socda magaalada Beijing ee Caasimadda dalka […]

Aniga ooah Triig Cabdi Xandule, Waxaan WAXAAN TACSI U DIRAYA Eheladiiy ayo Qaraabadi Ay ka Geeriyootay Hooyo Ayeeyo Xadiyo Ibraahin Cabdi Cali Samatar

Aniga ooah Triig Cabdi Xandule, Waxaan WAXAAN TACSI U DIRAYA  Eheladiiy ayo Qaraabadi Ay ka Geeriyootay Hooyo Ayeeyo Xadiyo Ibraahin Cabdi Cali Samatar

Tacsi Enaalilaahi wainaailaayhi Rajicuun Arab Giir Caraale, oku Geeriyootay Degmada Dhuxun Gabolka Nogob Ee ismaamulka Somalida Ethiopia WaxaanaN ILAAHAY UGA BARYAYAA INUU JANADII FARDAWSA GEEYO INAALILAAHI WANAA ILAYHI RAAJICUUN

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com