Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 63)

“Hogaamiyayaasha Qabiilada Ayaa Ku Ah Caqabad In Haweenku Helaan Cadaalad” Human Rights Center

“Hogaamiyayaasha Qabiilada Ayaa Ku Ah Caqabad In Haweenku Helaan Cadaalad” Human Rights Center

Xarunta Xuquuqal Iisaanka oo fadhigeedu yahay Magaalada Hargeysa, ayaa walaac ka muujisay Xuquuqda haweenka Somaliland, iyagoo baaqyo u soo jeediyay Dhinacyada siyaasadda wadanka iyo hogaanka dhaqanka. Xaruntu waxay hogaanka dhaqanka ku eedeeysay in caddaalad badan oo haweenku heli lahaa ay hor taagan yihiin, maadaama inta badan dambiyada haweenka laga galo ay faro galiyaan madaxdhaqameedku, islamarkaana […]

Isku badalka iyo xil qaadista xilalka qaranku waa sunaha dawladnimo iyo dhaqanka dawladnimo

Isku badalka iyo xil qaadista xilalka qaranku waa sunaha dawladnimo iyo dhaqanka dawladnimo

Isku badalka iyo xil qaadista xilalka qaranku waa sunaha dawladnimo iyo dhaqanka dawladnimo. Waa mid ka mida ereyada wuu xafiiska madaxwaynuhu u isticmaalo marka wuu xil ka qaadis samaynayo. Dhinaca kalana marka wuu magacaabis samaynayana waxaan u gartay weeyi. Wali ma’arag wareegto ka soo baxday xafiiska madaxwayanaha oo xill ka qaadisa, oo leh. Markaan arkay […]

saleebaan xuquuq waa guulwade dano gaara lagu fushado umana qalmo inuu xildhibaan siciid cilmi rooble wax ka sheego isku leefalna ma aha ee yaa soo riday?

saleebaan xuquuq waa guulwade dano gaara lagu fushado umana qalmo inuu xildhibaan siciid cilmi rooble wax ka sheego isku leefalna ma aha ee yaa soo riday?

todobaadkan gudihiisa ayaa ninka lagu magacaabo saleebaan xuqquq uu gaf iyo meel ka dhac saxaafada u mariyay xildhibaan siciid cilmi rooble taasi oo aan ku tilmaami karo in uu shakhsiyaad gaara ahi ay ka danbeeyaan waayo waa xaydha jecli beerka jecli xaguu mida kale ku soo bartay xuquuqda aadmaha tan iyo dawladii riyaale ayuu ku […]

Dr. Edna: Somaliland A World-Neglected Democracy

Dr. Edna: Somaliland A World-Neglected Democracy

Dr. Edna: Somaliland A World-Neglected Democracy Dr. Edna Aden delivered the following speech at a conference at the EU foreign affairs committee on the world democracy day. Your Excellences, On this day which is designated ‘World Democracy Day’, I present the Honorable Members of this House the case of the people of Somaliland who until […]

Hay’addo ay ka mid yihiin Oxfam iyo Adeso ayaa sheegay in 3 Milyan oo Soomaali ahi wajahayaan khataro macaluuleed haddii sidaasi lagu joojiyo Lacagaha Xawaaladdaha Soomaalida ee Maraykanku mamnuucay.

Hay’addo ay ka mid yihiin Oxfam iyo Adeso ayaa sheegay in 3 Milyan oo Soomaali ahi wajahayaan khataro macaluuleed haddii sidaasi lagu joojiyo Lacagaha Xawaaladdaha Soomaalida ee Maraykanku mamnuucay.

Hay’addo ay ka mid yihiin Oxfam iyo Adeso ayaa sheegay in 3 Milyan oo Soomaali ahi wajahayaan khataro macaluuleed haddii sidaasi lagu joojiyo Lacagaha Xawaaladdaha Soomaalida ee Maraykanku mamnuucay. Waxay sheegeen in dadkaasi ku tiirsanaaa Lacagaha Eheladoodu uga soo diraan wadamada dibadda. Digniinta ayaa imanaysa laba todobaad ka dib markii Banki ku yaalla Maraykanka uu […]

Tacsi:

Tacsi:

Guddoomiyaha Ururka Solja Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), Guddomiyaha Waaheen Naasir Maxamed Cabdilaahi, Tafatiraha Waaheen Cabdiraxman Cismaan (isbatoore), Maxamedtaajir maxamuud haybe, Maxamed Cali kaahin, Maxamuud Cisman Heeban, Cabdilaahi Baxraawi, Jimcaale Dayib Aw Cali. gudoomiyaha shabakada maanta somaliland.com xuseen xarbi Dhammaan dadkani waxay Tacsi Tiiranyo leh u diryaan Cabdishakur Maxamuud Cumar oo Caawa Aabihii ku Geeriyooday Magaalada […]

FANAANAD RUUG-CADAA AH OO SOOMAALIYEED OO CAAN KA AH DHAMMAAN GEYIGA AY SOOMAALIDU DEGTO OO JOOJISAY QAADISTA HEESAHA MUYUUSIGA LEH

FANAANAD RUUG-CADAA AH OO SOOMAALIYEED OO CAAN KA AH DHAMMAAN GEYIGA AY SOOMAALIDU DEGTO OO JOOJISAY QAADISTA HEESAHA MUYUUSIGA LEH

Fannaanada caanka ah ee ruug cadaaga ah ee sida weyn looga wada yaqaano dhammaan geyiga ay Soomaalidu degto, kanna mid ah Fanaaniinta faro ku tiriska ah ee sida weyn loo jecel yahay codkeeda Hibo Maxamed Huddoon, ayaa daboolka ka qaaday in ay ka fadhiisatay Fanka, isla markaana ay si rasmi ah u joojisay qaadista heesha […]

Shirkadda TELESOM Oo Kulan Soo Dhoweyn Ah Ku Casuuntay Hotel Maansoor Hogaanka Ururka Warbaahinta Ee SOLJA.

Shirkadda TELESOM Oo Kulan Soo Dhoweyn Ah Ku Casuuntay Hotel Maansoor Hogaanka Ururka Warbaahinta Ee SOLJA.

waxaa xalay fiidkii ka dhacday munaasabad ay Shirkadda Telesom u qabatay soo dhoweynta Hogaanka cusub ee dhowaan loo doortay Ururka Suxufiyiinta S/Land ee SOLJA. Munaasabadan oo ay ka soo qayb galeen mas’uuliyinta Ururka Solja, Xubnaha Guddiga Fulinta, Weriyayaal kale oo waayo arag ah, madaxda waaxda xidhiidhka dadweynaha ee Shirkadda telesom, saraakiisha daladda isku xidhka ururada […]

Booliska Iyo Guddiyadda Nabadgelyadda Hargeysa Oo Yeeshay Kulan Lagu Xoojinayo Amniga

Booliska Iyo Guddiyadda Nabadgelyadda Hargeysa Oo Yeeshay Kulan Lagu Xoojinayo Amniga

Saraakiisha Ciiddanka Booliska oo uu hogaaminayay Taliyaha Booliska Sareeyo-guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, Maayar ku xigeenka Caasimadda Hargeysa iyo Guddiyadda Nabadgelyadda Degmooyinka ay ka kooban tahay Hargeysa, ayaa iskugu yimid kulan lagu xoojinayay amaanka iyo sidii gacan bir ah loogu qaban lahaa dhalinyaradda samaysa rabshaddaha lagu dhibaateeyo bulshadda.         Kulankan oo maanta ka […]

MUSHARAX wariye xuseen xarbi oo ciidamada qalabka sida hanbalyo u diray sanad guurad 21 ee ka soo wareegtay awgeed

MUSHARAX wariye xuseen xarbi oo ciidamada qalabka sida hanbalyo u diray sanad guurad 21 ee ka soo wareegtay awgeed

Gudoomiyaha shabakada wararka ee caalamiga  ee maanta somaliland ahna musharax u taagan doorashada baarlamanka jamhuuryada somaliland isagoo ku hadlaaya magaciisda ka taageerayaashiisa iyo ka dhamaan bahda shaqaalaha ka hawl gala shabakada wararka ee caalamiee maanta somaliland waxay hanbalyo u dirayaan dhamaan ciidamada qaranka jamhuuryada somaliland xuska koobyolabatn aad ee ka soo wareegtay aasaaskoodii oo ku […]

DAAWO: SAWIRADA HUBKII UU SIDAY MARKABKII BERBERA LAGA QABTAY IYO WASIIR WARANCADE OO SHEEGAY IN HUBKAA LAGA DAJINAYO MARKABKA

DAAWO: SAWIRADA HUBKII UU SIDAY MARKABKII BERBERA LAGA QABTAY IYO WASIIR WARANCADE OO SHEEGAY IN HUBKAA LAGA DAJINAYO MARKABKA

Markabkii MC Shaakir ee toddobaadkii hore lagu qabtay dekedda Berbera, ayaa weli xayiran iyadoo uu wasiirka daakhiliga Md. Cali Maxamed Warancade sheegay in hubka laga dejinayo si ay dawladu ula wareegto. Markabka ayaa lagu qabtay isagoo sida hub isugu jira baabuurta dagaalka, kaare, beebee, iyo laashka dheereeya ee dagaalka, waxaanu markabka oo ka yimid dalka […]

Veteran Journalist Hussein Harbi pledges to have a positive influence if he is elected

Veteran Journalist Hussein Harbi pledges to have a positive influence if he is elected

–Somaliland’s upcoming parliamentary race is heating up, with a veteran journalist Hussein Abdi Muhumed Harbi throwing his hat into the ring. Hussein Harbi is best known locally as the former deputy director of stated-controlled Dawan Newspaper and has held senior roles at various news organizations across Somaliland. Currently he is the chief editor of Maanta […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com