Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 65)

Shacabka reer Gabiilay Gobanimadii ay ku taageeren Xukumuada Axmed Siilaanyo mawaxay ka dhaxlayn in lagu badalo Gunnimo iyo cadaalad daro.

Shacabka reer gabiley ma ka soo waaqsan doonaan wixii loo geystey? Ilaah mahdi ha ka gaadhee shacabka reer Gabiley waxay si weyn ugu mahdsanyihiin muwadinimada ay mar walba ku muujiyaan mowqifkooda siyaasadeed iyo kan muwaadinimo iyo mid nabadgelyada intaba. sida laga warqabo marka laga soo bilaabo halgankii shacabka reer Somaliland u galeen inay soo dhacsadaan […]

dhalashada aqoonsiga qoysku waa mid aan looga maarmayn dawladaa hoose bixintooda haday tahay farsamo ahaan.((TAYSARO AMA FAMILY SHEET)).BY, hussein harbi tafatiraha sare ee shabakada maanta somaliland.com

Tan iyo markii lagu dhawaaqay gooni isu taaga jamhuuriyada s/land shirkii burco 1991kii waxa kor u socday dhisida nidaamka dawladnimo oo inta badan ay ku guulaysteen shacabka iyo dawladihii soomaray s/land nidaamka dawladeed oo inta badan ahaa mid laga soo dhisay meel hoose waxa uu ahaa mid inta badan hana qaaday oo ay kow utahay […]

Xeerka Diiwaan Galinta Madaniga Ahi Waa Sharci, Waana Xaqiijinta Muwaadinimada Somaliland

Waxaa loo gudbay golayaal qaran iyo doorasho madaxweyne iyo ku xigeen loo siiyey fursad, inay sameeyaan geedi socod nabadaysan oo dimuqraadiyada ehel u ah. Somaliland waxay soo martay marxalado kala gedisan oo mid waliba ay leedahay waayaheeda,duruufteed, dhaqankeeda iyo hogaaminteeda taas oo aynu soo samaynay doorashooyin sida hoos ku qoran, oo mid waliba ay ku […]

Taageerayaasha iyo Masuuliyiinta Xisbiga UCID Laanta UK waxay si mugleh u taageerayaan go’aankii Xisbiyada Mucaaradka ee UCID iyo WADANI ay ku qaadaceen Diiwaangalinta Madaniga ah ee Dhagaraysan ee Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo Baarlamaanka u gudbisay

Taageerayaasha iyo Masuuliyiinta Xisbiga UCID Laanta UK waxay si mugleh u taageerayaan go’aankii Xisbiyada Mucaaradka ee UCID iyo WADANI ay ku qaadaceen Diiwaangalinta Madaniga ah ee Dhagaraysan ee Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo Baarlamaanka u gudbisay, waxaanu halkan musuuliyiinta sare ee Xisbiga UCID uga cadaynaynaa in aanu idinku taageernay qaadacaadaa aad qaadacdeen diiwaangalinta madaniga ah ee […]

inaa lilaahi wainaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda shabakada wararka ee maantasomaliland.com waxay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay eng axmed maxame ubaxle oo maanta ku geeriyooday magaalada hargaysa

inaa lilaahi wainaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda shabakada wararka ee maantasomaliland.com waxay tacsi u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay eng axmed maxame ubaxle oo maanta ku geeriyooday magaalada hargaysa waaxaanay leeyiin ilaahay janadii ha geeyo ehelkii uu KA BAXAYNA SAMIR IYO IIMAAN HA KA SIIYO AAMIIN AAMIIN TAFATIRAHA GUUD XUSEEN XARBI

Somaliland : Marxaladahay Ka Soo Gudubtay Iyo Maanta Halkay Marayso( TUUR, CIGAAL, RAYAALE IYO SIILAANYO) By: Cabdixakiim Muuse Cali.

Jihaynta iyo xakamaynta guutooyinkii ay ka koobnayd jabhaddii SNM oo khilaaf gama’san iyo xafiiltan ka dhex jiray Somaliland intii ay jirtay ee ay dawlad gaar u taagan sheegatay waxay soo martay marxalado kala duwan oo u kala adkaa siday u kala horreeyeen. Marxaladhaas waxaynu ku soo koobi karnaa afar marxaladood oo kala ah. 1- Marxaladii […]

Hogaamiyaha Somaliland u Baahan Tahay Waa Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ee UCID Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen.

Hogaamiyaha Somaliland u Baahan Tahay Waa Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ee UCID Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen.

dalka waxa ka dhacay doorasho dhiig ku daaday oo boob iyo cadaalad daro Hogaamiyaha Somaliland u Baahan Tahay Waa Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ee UCID Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen. Qormadii 1 aad: Somaliland waxa ka jira hogaan xumo tii ugu liidatay tan iyo markii ay Somaliland la soo noqotay xoriyadeeda sanadkii 1991-kii […]

– Mo Farah; Qaro-yaraanta Jimidhkiisa, Qor-qoraanta foolkiisa (wajigiisa), Qul-dhalaalka midabkiisa, Qosolka iyo muusoodka, Dhakadoo Qusaysani, waa Sumadda Qayrkii lagaga soocaa. Harag Qaro-Wayn iyo Hilbo ku qoofalantoona ma leh ee waa wayd qalanqoolshay oo Orodku Qaadh-shay, oo In-Siniinta iyo Qoyaanba tababarku jidhkiisa ka-geeyay! Waa nin liilshami-qalalay

Mo Farah; Qaro-yaraanta Jimidhkiisa, Qor-qoraanta foolkiisa (wajigiisa), Qul-dhalaalka midabkiisa, Qosolka iyo muusoodka, Dhakadoo Qusaysani, waa Sumadda Qayrkii lagaga soocaa. Harag Qaro-Wayn iyo Hilbo ku qoofalantoona ma leh ee waa wayd qalanqoolshay oo Orodku Qaadh-shay, oo In-Siniinta iyo Qoyaanba tababarku jidhkiisa ka-geeyay! Waa nin liilshami-qalalay, dubatoobay oo sida Qaansada soo qandoodsaday! Waa Qoob-dahab leh, Halyay Qaran […]

QARAN HURDA (Sleeping nation) Dhibaatooyinka dhalinyarada wadanka haysata Qormadii 3aad

Waxaa mahad dhamaanteed iska leh ilaahay SWT waxaan kaloo umahad celinayaa saxaafada xorta ah ee inta badan ku hawlan gudbinta wararka, iyo qoraalada saliimka ah.waxaan jecelahay inaan si kooban ugaga hadlo Qormadan 3aad oo ka mid ah maqaalkii aan ugu magac daray QARAN HURDA (Sleeping nation) dhibaatooyinka haysta dhalinyaradeena ama jiilka wadan usoo kacaya dhibaatooyinkaas […]

Cabdi-weli: Nabad Ku Sii Hoyo W/Q Boobe Yuusuf Ducaale

Cabdi-weli: Nabad Ku Sii Hoyo W/Q Boobe Yuusuf Ducaale

SUXUFIGA-CABDIWALI-FAARAX-JAAMBIIRAqoonyahan gu’giisiyo, Garaadkiisa hurayow, Danta waad gufaysoo, Dadka waad gunnaysoo, Dalka waad u gubatoo, Sidaad tahay gudgude roob, Wada gaadhay uunkoo, Xilkii guudka sare iyo, Garbahaaga saarnaa, Si’ san baad u gudatoo, Gees qudh ah kamaad tegin,” Maansada: Geedkii Xorriyaddow, Cabdillaahi Xasan Ganey, Baroor-diiqdii Gaarriye, Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale- cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com 9/8/2014ka, Hargeysa, Cabdi-weli Faarax […]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay Allaah ha u naxariistee Geerida ku timi Suxufigii Ruug-caddaaga ahaa ee Cabdiwali Faarax Jaambiir oo gelinkii dambe ee Arbacada maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay Allaah ha u naxariistee Geerida ku timi Suxufigii Ruug-caddaaga ahaa ee Cabdiwali Faarax Jaambiir oo gelinkii dambe ee Arbacada maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Waxaanu Madaxweynuhu Tacsi u diray Qoyska, Ehelada, Qaraabada, Asxaabta iyo guud ahaan Bahada Saxaafadda Somaliland oo uu ka tacsiyadeeyey Geeridaas. Madaxweynuhu […]

Tacsi Tiiraanyo Leh Bahda Mareegta MAANTASOMALILAND.COM

Tacsi Tiiraanyo Leh Bahda Mareegta MAANTASOMALILAND.COM

Tacsi Tiiraanyo Leh Bahda Mareegta MAANTASOMALILAND.COM TAFATIRAHA SARE XUSEEN XARBI iyo hawl-wadeenada shabakadda wararka ee MAANTASOMALILAND.COM. waxa iyaga oo ka tiiraanyeysan ay tacsi u dirayaan Muuse Faarax Jaambiir iyo dhamaan qoyska reer Faarax Jaambiirba geerida naxdinta leh ee ku timi Marxuum Cabdiweli Faarax Jaambiir. Marxuumku waxa uu ahaa maareeyihii wargeyska madaxa banaan ee Ogaal iyo […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com