Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 67)

hussein mohamed bissad oo caawa tacsi uu na soo gaadhsiiyay u diray fu aad omar yare oo hooydii ku geeriyootay( hada )xalay magaalada hargaysa

hussein mohamed bissad  oo caawa tacsi uu na soo gaadhsiiyay u diray fu aad omar yare oo hooydii ku geeriyootay( hada )xalay magaalada hargaysa

Tacsi Anigoo aha hussein mohamed bissad waxaa tacsi udirayaa dhamaan famliga reer omar abdi Gar ahaan sxb marna aha walaalkay fu aad omar yare oo hooyadii cawa ay kugeriyotay magalda hargeisa ee casimada somaliland ilahay marxumad jandii fardowsa hageeyo dhamaanteen samir iyo imaan haa inagaa siiyo aamin aamiin inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun london

Daraasad Cusub:Lixda Qodob Ee Dhalinyarada Ugu Samaynta badan 3sanaadood Ee Ugu Danbeeyaay iyo Warla,anta Dhalinta?

Waxaa Mahadnaq-Iyo ugaaryeelid mudan Eebeheen ,sareeye,ee inoo suurta geliyaay inaan Awood ,Karti,Wakhti u helno Qoraalkan ,oo hadaan alle saamixin,Inana siin Caqli,garsheed aynaan waxba Qori karneen,waxa Akhriyikarneen,Marlabaadkana waxaa ,Aaman ,Mudan Akhristayaasha ,Gaar ahaan Kuwa Qaderiya ,Maamusa,Ildheer ule Qaraaladaydan Taxanahaa. Intaa kadib waxaan Walaalyaal ,Hore uga soo hdalnay Qaybtii 1aad: laakiin Qaab Qoraalada ,kale ka yar duwan […]

yaad ka taqaan shakhsiyaadka magaca wayn ku yeeshay caalamka ama galay genius world record ee reer dalka somaliland ka soo jeeda? Added by Xuseen Xarbi on July 8, 2014. Saved under War Share This Post (maantasomaliland)yaad ka taqaan shakhsiyaadka magaca wayn ku yeeshay caalamka ama galayg genius world record ee reer dalka somaliland ka soo jeeda?

(maantasomaliland)yaad ka taqaan shakhsiyaadka magaca wayn ku yeeshay caalamka ama galayg genius world record ee reer dalka somaliland ka soo jeeda? qormadan waxaanu u soo bandhigaynaa shacbiga reer somaliland qof kastaa wixii uu hayo shakhsiyaadka caalamka taariikhdiisa galay sida xuseen bisad oo ahaa mar ninka ugu dheer aduunka galayna genius world ama moe farah oo […]

Wax ka baro Bisha Ramadaan.Q8aad W/Q: C/RAXMAAN C/LAAHI WIRDAANI

8. FADLIGA BISHA RAMADAAN WirdaadnWaa bishii towbada iyo danbi dhaafka, iyo xumaha waskhda qofka muslimka ahi iska maydhayey, waa bishii shayaadiinta la xidhxidhayey, waa bishii ay ku jirtey habeen ka fadli badan 1000 habeen, waa bishii habeen kasta Alle ka xoreynayey naarta, waa bishii horaanteedu ahayd raxmad, badhtankeeduna ahaa danbi dhaaf, gadaasheeduna ahayd naarta oo […]

Wax ka baro bisha Ramadan W/Q: C/RAXMAAN C/LAAHI WIRDAANI QORMADII 7-AAD

Wax ka baro bisha Ramadan  W/Q: C/RAXMAAN C/LAAHI WIRDAANI  QORMADII 7-AAD

Wax ka baro bisha Ramadan W/Q: C/RAXMAAN C/LAAHI WIRDAANI QORMADII 7-AAD 7. AXKAAMTA BISH RAMADAAN Soonku waa waajib ku soo arooray Kitaabka Quraanka Kariimka ah, Sunnada Nabigeenna (NNKHH) oo dhamaan Umadda Muslimiintu ay isku raaceen. Eebbe korreeye wuxuu yidhi “Kuwa Iimaanka laga helayow waxa la idinku faral yeelay dushiina Soonka sidii loogu faral yeelay kuwii […]

Wax ka baro bisha ramadaan W/Q: C/raxman C/lahi WirdaniQORMADII 3-AAD

Wax ka baro bisha ramadaan W/Q: C/raxman C/lahi WirdaniQORMADII 3-AAD

3. FADLIGA BISHA RAMADAAN Waa bishii towbada iyo danbi dhaafka, iyo xumaha waskhda qofka muslimka ahi iska maydhayey, waa bishii shayaadiinta la xidhxidhayey, waa bishii ay ku jirtey habeen ka fadli badan 1000 habeen, waa bishii habeen kasta Alle ka xoreynayey naarta, waa bishii horaanteedu ahayd raxmad, badhtankeeduna ahaa danbi dhaaf, gadaasheeduna ahayd naarta oo […]

Wax ka baro bisha ramadaan W/Q: C/raxman C/lahi Wirdani maqaal

Wax ka baro bisha ramadaan W/Q: C/raxman C/lahi Wirdani maqaal 2. SIDEYNU UGA FAA’IDEYSANAA RAMADAAN Hadaba si aynu uga faa’idaysano bishan ugana qadhimaysano rabina ugu dhawaano camalada wanaagsan ee aynu falayno, si aynu ugu helno danbi dhaaf iyo naarta oo la inaga xoreeyo waxa lagama maar-maana inaynu raacno sideedan talaabo oo aad muhiim u ah. […]

Kusoo Dhawoow Bogga Rayiga Dadweynaha ee Shabakada maantasomaliland.com Boggani waa bogga Rayiga, waa bog qof kastaa ku cabiri karo fikirka uu qabo ee ku aadan mawduuc uu isagu doorto. Marwalba rayiga wax dhisaya ee aan waxba duminahayn. Rayi ka madhan Naxli iyo qabyaalad, mid si cilmiyeysan oo bisayl ku jiro qofku waxa uu aaminsanyahay ugu cabiro.

Kusoo Dhawoow Bogga Rayiga Dadweynaha ee Shabakada maantasomaliland.com Boggani waa bogga Rayiga, waa bog qof kastaa ku cabiri karo fikirka uu qabo ee ku aadan mawduuc uu isagu doorto. Marwalba rayiga wax dhisaya ee aan waxba duminahayn. Rayi ka madhan Naxli iyo qabyaalad, mid si cilmiyeysan oo bisayl ku jiro qofku waxa uu aaminsanyahay ugu […]

Abwaankii,Fannaankii Iyo Jilaagii Cabdilaahi Diiriye Sooraan Oo Fankii ka Baxay,Ummadda Soomaaliyeed-na Ka Codsaday Inaanay

Abwaankii,Fannaankii Iyo Jilaagii Cabdilaahi Diiriye Sooraan Oo Fankii ka Baxay,Ummadda Soomaaliyeed-na Ka Codsaday Inaanay

Abwaanka weyn ee Cabdillaahi Diiriye Sooraan,sidoo kalena ahaa Fanaan Caan ah,oo aad looga yaqaanno dhulka Soomaalidu degto,ayaa ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogto waxa uu ka codsaday in aanay dhagaysan Heesihii uu qaadi jiray iyo Riwaayadihii uu sameeyay midna. Cabdilaahi Diiriye Sooraan oo imika ku nool Magaaladda Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, ayaa […]

Ma aha shirkadda Dahab Shiil,mid loo nisbeeyo Qabiil iyo reer toona,isla markaana lagu xidhiidhiyo Xukuumada. Waa shakhsi ka madax bannaan oo aan wax xidhiidh ah ama lugba ku lahayn,.

Ma aha shirkadda Dahab Shiil,mid loo nisbeeyo Qabiil iyo reer toona,isla markaana lagu xidhiidhiyo Xukuumada. Waa shakhsi ka madax bannaan oo aan wax xidhiidh ah ama lugba ku lahayn,.

Shirkadda Dahabshiil waxay dhaqangelisay ganacsiga iyo abuuritaanka shaqooyinku iyo inay ilaalinayaan da’yarta ay haysato shaqo la’aanta baahsani. Shirkadda Dahabshiil oo ah shirkadaha wadaniga ee lagu yaqaan arrimaha la xidhiidha lacagta la xawilo, mida ugu wayn ee ka shaqaysata dalalka dadka Afka Soomaaliga ku hadla iyo wadamo fara badan oo caalamka ka mida, isla markaana leh […]

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto   Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale

Xus oo Xasuusnow – Hawlgalkii balaadhnaa ee Mujaahid Cabdilaahi Askar lagala baxay miiskii Saraakiisha ee Hargeysa 12kii April 1983 oo la rabay in aroornimada la toogto Qalinkii – Boobe Yusuf Ducaale Hargeysa – Sheekadan qiirada leh ee dhabta ah ee ka hadlaysa farsamadii iyo geesinamdii Qarnigii hore ee lagula baxay Muj.Cabdilaahi Askar Barkhadlewaxa ka waramaya […]

Dhalandhoolka Tahriibta Iyo Dhugla’aanta Dhalinta: Qallinkii:Maxamed Xasan(Daacad)

Dhalandhoolka Tahriibta Iyo Dhugla’aanta Dhalinta: Qallinkii:Maxamed Xasan(Daacad) Hargeysa-dhalinyarada cabanaysa iyo , Camalka loo baahday, carigeenu waa dinyahoo, waa Cusayb waliye, calooshiisa dahabkaa ku jira, cimidh u soo saara, culimada cilmiga sayniska ah, caanka ku ah doona, caynaanka nimanyaw hayaa, ceebta ka ilaasha.” “Hanti aanad lahaynood, Gacmaa hoos dhigataana, Halnugayl kugu beermiyo, Hayin layskaga guuriyo, Hoorigii […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com