Home » Archives by category » Aragti (Page 68)

Kiimikooyinka Qaadka Ku Jira Iyo Saamaynta Maskaxda – Qalinkii: Cali Cabdi Coomay.

Kiimikooyinka Qaadka Ku Jira Iyo Saamaynta Maskaxda – Qalinkii: Cali Cabdi Coomay.

Walxaha saameeya maskaxda iyo xubnaha jidhka ee qaadka ku jiraa way badan yihiin, balse waxaynu soo qaadan doonaa kuwa ugu saamaynta badan ee lagu tilmaamo maandooriyaha. Markii qaadka shaybaadh la geliyey waxa soo baxay natiijooyinkan: 1. Kaathiin ( cathine) waa maado kiimiko ah, oo laga helo geedka qaadka, waxay keentaa firfircooni aan xoog lahayn. Waxay […]

Gud. Qurbajooga SL ee EU. A Ubaxle oo Qurbajooga u sheegay in aan cidina hor istaagi karin xuska maalinta qadiyadooda 18 May

Gud. Qurbajooga SL ee EU. A Ubaxle oo Qurbajooga u sheegay in aan cidina hor istaagi karin xuska maalinta qadiyadooda 18 May

Anigoo tixraacaya cabashooyin tiro badan oo ka imanaya Jaaliyadaha Qurbajooga iyo barnaamijkii ugu danbeeyey ee rayiga dadweynaha reer UK, waxaa iiga soo baxay sida ay jaaliyadaha qurbajoogu uga xunyihiin in maalinta qaranimada Somaliland oo calaamada u ah muujinta qadiyada halganka dheer loo soo maray ee 18May in cid gaara ahi taladeeda yeelato ama loo maamulo […]

FARRIIN KU SOCOTA RAIISAL WASAARAHA SOOMAALIYA SAACID by AHMED SAEED XIIR GUDOOMIYAHA XAQSOOR OTTAWA

¬† Marka hore Ilaahay baa mahad leh nimcooyinkiisa aan lasoo koobi karin inagu galadaystay, Marka kale Rasuulkeena suuban SCWS ba mahad leh Diinta wacan inoo kenay, Marka klae waxan¬† saalamaaya dhamaan dadka af soomaliga ku hadla. Waxaan arkay oon la yaabay, ninkii dhamaa masuul Soomaliya ka dhigatay oo intuu garbaharey tegey xabaashii marxuumki Siyaad bare […]

Sidee Loo Wada Hadlaa? By Cabdisalaam Yaasiin

Xidhiidhka adoonweynaha iyo dibloomaasiyadda caalamiga ahi waxay noqotay cilmi jaamaicadaha lagu barto. Isla markaan waa dhaqan soo jireen ah oo leh jidadkii loo marayay, habkii loo dhaqmayay, iyo afkii la adeegsanayay. Wada hadlada dhincayo is hayaa wada hadlayaana waa qayb weyn oo ka mid ah dibloomaasiyadda caalamiga ah.   Hase ahaatee, sidee loo wada hadlaa? […]

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com