Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 69)

Xaquuqda Maxbuuska: Huda Cali Banfas Qaybta koowaad

Xaquuqda Maxbuuska: Huda Cali Banfas Qaybta koowaad

Xaquuqda Maxbuuska: Huda Cali Banfas Qaybta koowaad ilaahay subxaanahu watacaalaa waxa uu ka fadilay bini’aadamka khalqigiisa kale, Isaga oo sharaf iyo karaamo huwiyay Nabiyulaahi Adam oo ahaa aabihii ummudu kasoo farcan tahay. Qof kastana waxa uu leeyahay sharaftaas , haddaba side ayay tahay in loola dhaqmo dadku markay geystaan dambi  ama lagu eedeeyo inay geysteen […]

Taariikhda Magaalada Berbera W/Q: Cali Cabdi Coomay

Taariikhda Magaalada Berbera W/Q: Cali Cabdi Coomay Berbera waa magaallo taariikh fog, leh oo ay adag tahay in la soo bandhigo taariikhdeed, oo dhan. Balse waxaynu soo bandhigi doonaa inta taariikhda qoran lagu hayo. Magacii hore ee magaalda loo yaqaanay wuxuu ahaa Malao. Magacan Malao waxa laga soo xigtay inay isticmaali jireen Giriigii hore iyo […]

Qormo Khamiisle ah, Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale, Qaybta 1-aad. “Waar hooy dadkaygow, Laba daan dhexdoodiyo, Dalqo bahal qof galayoo,Dirqi iyo tu, fool adag, Dibaddawgu soo baxay, Halkii shalayto lagu dilay,Ma dareemi waayee, Durba miyaa illowdeen, Duunyadeenni dhacantiyo, In u deynki maqan yahay? Maansadii Dir-sooc ee Ibraahin-gadhle, 6/4/1990kii,

Qormo Khamiisle ah, Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale, Qaybta 1-aad. “Waar hooy dadkaygow, Laba daan dhexdoodiyo, Dalqo bahal qof galayoo,Dirqi iyo tu, fool adag, Dibaddawgu soo baxay, Halkii shalayto lagu dilay,Ma dareemi waayee, Durba miyaa illowdeen, Duunyadeenni dhacantiyo, In u deynki maqan yahay? Maansadii Dir-sooc ee Ibraahin-gadhle, 6/4/1990kii, Jiidihii hore ee halgankii hubeysnaa, 12/12/2013ka, Hargeysa Haa”Miyaan […]

Of Titans and Trolls by:Ahmed M.I. Egal

During the last two weeks we have lost two titans of African politics: the first, and somewhat lesser giant, was Ambassador Axmed Maxamed Adan (Qaybe) of Somaliland, and the second, was the inestimable Madiba – Nelson Mandela of South Africa. Clearly, Mandela was a figure of global renown that is known and loved the world […]

Soomaalida iyo Dawladnimada – Qalinkii: Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”

Markii la dawladoobay in badan oo soomaalida ah waxaa ku dhacay waxa aynnu ku sheegi karro ”iswaayid”. Taasi waa qofka oo nafsad ahaan ka la luma oo jahawareera oo ay waaya’aragnimadiisa, filashadiisa, dareenkiisa iyo garashadiisu ka la qubtaan habsamida nafsadeedna ka xumaato. Iswaayiddu wax ay dhacdaa marka la galo xaalad nololeed oo aad uga duwan […]

wax qabad la aanta iyo indho adayga xukuumada madaxwayne siilaanyo mudadii ay talada dalka haysay

Qaadirohargiesawi@yahoo.com     Hargeisa somaliland Bismilaahi raxmaani raxiim ilaahay baa awood leh oo waaxid ah  Waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa maqaal  taxane ah oo ka hadlaya wax qabad la.aanta iyo indho adeyga ay ku talaabsatay xukumada uu hogaaminayo madaxweyne axmed maxamed maxamuud siilaanyo intii ay talada haysay ama ay gadhwadeenka ka aheyd..    Waxaynu wadda ogsoonahay […]

Waa Maanso Lagu Xusayo Mujaahid Lixle oo ku beegan maanta maalintii uu geeryooday

Waa Maanso Lagu Xusayo Mujaahid Lixle oo ku beegan maanta maalintii uu geeryooday

  Waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan saxaafada madaxa banaan iyo akhristayaasha sharafta mudan.   Waa yoomul shuhadaa. Waa maalin wayn oo waa maalintii mujaahidiintii xaq u dirirka ahyd ee SNM loo qoondeeyay in la xuso isla markaana waa maalintii Mujaahidkii mujaahidiinta SNM. Maxamed Xaashiye (Lixle) Iyo saciimiin kaleba ku shahiideen BURCO DUURAY Ilaahay naxariistii jano […]

Is-xanbaarka is-xanbaartay Ma Xanbaari Karnaa?

Is-xanbaarka is-xanbaartay Ma Xanbaari Karnaa?

(maantasomaliland):-Maanta, marka aynu dheehanno xaaladdan aloosan iyo sowraca xeerarkan ay inagu sharciyaynayaan, iyo sida aanay u danaynayn goldaloolooyinka maamulka ku jira, maxaa loo bixin lahaa ama loogu wan-qali lahaa? Malahayga waxa ila fiican in aynu ku deysanno tuduc Hadraawi lahaa oo odhanaya: Dib baa looga sheekayn, Ka-daraa u-magac-bixin,?   Waxaan hordhacan gole-ka-fuulka ah ee kooban […]

Aqoonsiga Somaaliland Waa Xil Ku Waajibay Ethiopia (Qaybtii 10-aad)

Aqoonsiga Somaaliland Waa Xil Ku Waajibay Ethiopia (Qaybtii 10-aad)

(maantasomaliland):-Muddo labaatan sannadood ah, Somaaliland waxaa ay isku maamulaysay sabaalo, rajo-gelin iyo dulqaad. Geed sare iyo geed gaaban waxay u kortay sidii loo xaqiijin lahaa hiigsiga shacabka oo ku suntan aftidii qaran taas oo 97% u codeeyeen la soo noqoshada madax-bannaanidii marin habowday 1dii July 1960. Dalku waxaa uu ku caano-maalay nabad iyo deris wanaag […]

maamulka maxkamadahad degmada.rafcaanka iyo walba ta sare oo hhos u dhac wayni ku yimid marka loo eego maamuladii hore

maxkamadaha degmada .rafcaanka iyo waliba ta sare ayaa markaad eegto shaqo maalmoodkooda aad moodaa inaanay cid maamuli ahiba jirin taasi oo ay kuu cadaynayso maxkamd walba waxaa ugu badnaan la qaadaahaday usuurta gasho hal  galdacwadeed.halka maamuladii hore ee maxkamada degmada iyo ta rafcaanka iyo waliba ta sare ay ilaa afr-shan galdacwadeed qaadi jireen .ha u […]

Ardayad Jaamacadda Gollis Laba buug ku soo bandhigtay iyo Jaamacadda oo Caafimaadka Qaybo cusub ku soo kordhinaysa.

Ardayad Jaamacadda Gollis Laba buug ku soo bandhigtay iyo Jaamacadda oo Caafimaadka Qaybo cusub ku soo kordhinaysa.

(maantasomaliland):-xaflad balaadhan oo ay kasoo qayb galeen Ardayda iyo Macalimiinta jaamacadda Gollis iyo martisharaf kale oo tirobadan ayaa xalay lagu qabtay Hoolka jaamacadda Gollis ee Multipurpose Hull. Xafladaasi oo ahayd mid lagu soo bandhigaayey laba buug oo ay qortay Eng:Niciima Faysal Maxamuud oo kamida ardayda kuuliyada Engineering-ka ee sannadkan ka qalin jebinaysa jaamacadda Gollis . […]

Qoraaga Weyn ee Boobe Yuusuf Ducaale oo aan bishii Feberweri/2012ka wax ka weydiiyay sifaha iyo sawraca uu ku yaqaanno Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe) oo ka mid noqda dhigaha SAMO-TALIS ayaa si milge iyo maamuus leh uga warbixiyay tilmaahaha odayga ugu da’da weyn Somaliland. Qoraalka Boobe Yuusuf Ducaale ayaa u dhignaa sidan:

(maantasomaliland):-Qoraaga Weyn ee Boobe Yuusuf Ducaale oo aan bishii Feberweri/2012ka wax ka weydiiyay sifaha iyo sawraca uu ku yaqaanno Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe) oo ka mid noqda dhigaha SAMO-TALIS ayaa si milge iyo maamuus leh uga warbixiyay tilmaahaha odayga ugu da’da weyn Somaliland. Qoraalka Boobe Yuusuf Ducaale ayaa u dhignaa sidan: “Cabdi-waraabe…… Xaaji Cabdi…..Xaaji […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com