Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 70)

Tollaay Reer Hebelow, taladu maanta ma joogto” Qalinka: Boobe yuusuf Ducaale ´ cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com

Tollaay Reer Hebelow, taladu maanta ma joogto” Qalinka: Boobe yuusuf Ducaale ´ cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com

(maantasomaliland) :-Qabiilkii dorraad yiil, Isticmaarki baa dumay, Shalay dabo-ka-naax iyo, Dibitaati baa waday, Maantana dillaal iyo, Dibbir baa ku xoogsada Waa dabin qarsoodiya, Ummadday ku dagayaan, Boobkay ku dedayaan, Qolo qoladan loo degay, Kama dhalan dadweynaha, Ragga dacarta huriyaa, Waa kooxo duumo ah, Daaddihiyayaashiyo, Maammulkay ku duran yiin, Qaar baa digtoorro ah, Digriigoodu madhan yahay, […]

Waxaan La Yaabay! Qaybtii 4′Aad By:- Abdi M.Saleiman (Mingiste)

Waxaan La Yaabay! Qaybtii 4′Aad By:- Abdi M.Saleiman (Mingiste)

Dowlada waanu ka xishoonaa,laakiin Dowladu nagama xishooto,nagama naxdo .!! Waxaan la yaabay,waa qormooyin taxane ah ,oo aan si joogta ah ugu soo gudbin doono ,saxaafada xorta ah iyo dadweynaha faraha badan ee akhrista , Waatan qayb kale oo ka mid, qormooyinkii waxaan la yaabay. Xilligu waa Durur aad u kulul ,saacadu waa ilaa 1:00(13:00) saacada […]

Cadaalad Darada Iyo Cabashooyinka Maxkamada Degmada Hargaysa Iyo Maxkamada Sare Oo Ceebo Dul Hoganayaan Qaybtii Afraad; Cabdi Maxamed (Mataan)

cadaalad darada iyo cabashooyinka maxkamada degmada hargaysa iyo maxkamada sare oo ceebo dul hoganayaan qaybtii afraad; cabdi maxamed (mataan) oo ku haajiray cadaalad daradii ka qabsatay garsoorka oo ku sugan magaalada khartuum . waxaan layaabay markii gudoomiyaha maxkamada sare iska indhotiray heshiis laba dhinac ahaa oo u dhaxeeyay aniga iyo gabadhayda oo markii horaba been […]

Muxaafidka Djiboutiiyo Mucaaridka Djibouti Waxaan Leeyahay Labadaba. by:Khadiir Dhuxule.

Muxaafidka Djiboutiiyo Mucaaridka Djibouti Waxaan Leeyahay Labadaba. Muxaafidka Waxaan Leeyahay Maa Waa Inaydun Dul Qaadataan Masuuliyad Ayaa Idin Saarane Mucaaridkana Waxaan Leeyahay Waa Tii Odayaashii Hore Odhan Jireen Hadal Tol Waa Ladaboolaa. Anigoo ah muwaadin ka soo jeeda beesha ciise ee somaliland ku dhaqan waxaan si wayn utaageeray wada hadalada u dhaxeeya muxaafidka iyo mucaaridka […]

Waxaan la yaabay! Qaybtii 3aad Abdi M.Saleiman(Mingiste)

Waxaan la yaabay! Qaybtii 3aad Abdi M.Saleiman(Mingiste)

Meel dhac-dhac leh noogu dhiib(meel uu caruurta ku korsado,meel uu ka xoogsado) Waxaan la yaabay,waa qormooyin taxane ah ,oo aan si joogta ah ugu soo gudbin doono ,saxaafada xorta ah iyo dadweynaha faraha badan ee akhristayaasha ah .Qormooyinkan waxaan ku iftiimin doonaa ,arimo badan oo kala duwan kana tarjumaya xaalada dhabta ah ee maanta ka […]

Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale Garbihii Arradnaa Inkastoo, Badankood Asturmeen, Haddana?

Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale Garbihii Arradnaa Inkastoo, Badankood Asturmeen, Haddana?

(maantasomaliland):-Qawad iyo saluug waa iska jiraa. Ciidammada Qaranka iyo asluubta sidaa carrabka looguma hayo. Waa Bilayska meesha afka laga dhigi la? yahay. Kolka horeba ciidammadu ma sinnayn. Ciidanka Qaranku wuu ka horreeyay kuwa kale oo waa kii gartay in uu leyli sarkaal ciidammada ugu diro dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya. Haa?.Immika ayaad mooddaa in […]

Qaybtii Labaad: Dharaaro Xusuustood Qormooyinka Taxanaha Ahaa Ee Professor Maxamed Siciid Gees Guddoomiyaha Akaadamiyadda Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland

Qaybtii Labaad: Dharaaro Xusuustood Qormooyinka Taxanaha Ahaa Ee Professor Maxamed Siciid Gees Guddoomiyaha Akaadamiyadda Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland

Xasanow xoolodhaqasho iyo markaad xili ka weynaatid Saw dharaaro tegay xasuustood dib uma soo xigatid Maxamed Siciid Gees – Hargeysa Qeybtii 2aad Markii mucaaradku ku dhawaaqeen dib-u-habaynta SNM, ayaa Marxuun Madaxweyne Cigaal koox Wasiirro ah oo aan ka sii xasuusto Mudane Axmed Maxamed (Siilaanyo), Marxuun Maxamuud Saalax (Fagadhe), Axmed Xuseen Oomane, Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Dareewal), […]

Madaxweyne Cigaal Iyo Hamigiisii Ahaa Dal Dimuqraadi Ah Oo Afrika Laga Unko….Qaybtii 3aad…By BarkhadLadiif M.Cumar

Bal aynu yara eegno dood adag oo dhexmartay labadda dhinac ee danta qaranka isku hayey iyo sida uu Gees u dhigay ?Arrintu markay adkaatay waxa soo dhexgalay Golaha Guurtida, waxayna soo jeediyeen in la wadahadlo saddexda Gole oo Guurtidu dhexdhexaadin samaynayso, iyada oo fadhigii laga dhigay Madaxtooyada: toban xubnood oo Golaha Wakiilladu soo dirtay iyo […]

Qormadii -20 aad – Somaliland waxay ku danbeysey Qawleysato Qowdhameysa iyo Qaranimo is Qaawisey!!

Ciid wanaagsan oo wacan dhamaan shacabka gobta ah ee reer Somaliland. Alleh hayna siiyo Barakada Ciidul-fitrida, Amiin = Aamiin! Waxaa afka baarkiisa noqdey oo meesha ka baxey Dimuqraadigii curdinka ahaa ee Somaliland dhab-dhabaneysey ,kadib markii xukuumadii horseeday qabyaalad cadaan ah oo aan cidna lagala gaban. waxaana shaqadii loo igmadey dayacey oo jeebkii xukuumada galey Guurtidii […]

Maxaa Dhismaha Madaarka Loo Kala Dhantaalay oo Looga Dhimay 400 M?

Nasiib wanaag xukuumaddii dhalatay ee uu hogaaminayay xisbiga Kulmiye ayaa noqotay mid u dhaqaaqda Waxanu mudo badan maqlaynay inay hawl balaadhan ka socotay Madaarka magaalada Hargaysa ee Cigaal International. Waxay ahayd hawl aad u mihiim ah oo mudo badan lagu taamayay in mar uun uu noqdo madaarka magaalada Hargaysi mid caalamka la jaan qaada, oo […]

Madaxweyne Cigaal iyo Hamigiisii Ahaa Dal Dimuqraadi Ah Oo Afrika Laga Unko By:Barkhad-ladiif M. Cumar, Q:2AAD

Madaxweyne Cigaal iyo Hamigiisii Ahaa Dal Dimuqraadi Ah Oo Afrika Laga Unko By:Barkhad-ladiif M. Cumar, Q:2AAD

Madaxweyne Cigaal waxa dadku isku raacsan yihiin in aanu nin qabiil ahayn, isla markaana aan lagu arki jirin xafiiskiisa iyo madxtooyadaba siyaasiyiin ka soo jeedda deegaankiisa, waxaana taas daliil u ah waxa ciidankiisa gaarka ah ee madaxtooyada ilaaliya taliye u ahaa sarkaal reer Sool ah Madaxweyne Cigaal waxa dadku isku raacsan yihiin in aanu nin […]

Kiimikooyinka Qaadka Ku Jira Iyo Saamaynta Maskaxda – Qalinkii: Cali Cabdi Coomay.

Kiimikooyinka Qaadka Ku Jira Iyo Saamaynta Maskaxda – Qalinkii: Cali Cabdi Coomay.

Walxaha saameeya maskaxda iyo xubnaha jidhka ee qaadka ku jiraa way badan yihiin, balse waxaynu soo qaadan doonaa kuwa ugu saamaynta badan ee lagu tilmaamo maandooriyaha. Markii qaadka shaybaadh la geliyey waxa soo baxay natiijooyinkan: 1. Kaathiin ( cathine) waa maado kiimiko ah, oo laga helo geedka qaadka, waxay keentaa firfircooni aan xoog lahayn. Waxay […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com