Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Madaxweynaha Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Wakhtigan ka shaahaynaya Hotel Emperial ee Magalaada Hargeysa,

Madaxweynaha Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Wakhtigan ka shaahaynaya Hotel Emperial ee Magalaada Hargeysa, iyada oo aanay madaxweynaha aanay la soconIN waxa ilaalo ah, Dadweynihii ku sugnaa hotelka ayaa ka war Helen mar qudha Madaxweynihii Somaliland Xaaji Axmed oo hotelka kula sugan oo ka shaahaynaya, waxanay mar qudha indhahoodu qabteen madaxweynihii oo Cal qof dadka ku sugan hotelka u salaamay.

Illaa Hatan madaxweynuhu dhinca umu dhaafin hotel, laakiin lama garanyo in uu meel kale tagidoono iyo in kale

wariye Waaheen ka tirsan oo ku sugan hotelka ayaa warkaasi na soo gaadhsiiye.

Arrintan ayaa Makhraati u ah Nabadgelayda Somaliland ka jirta.

Iyad aoo madaxweynuhu hore Booqasho noocna oo kale ku dhex maray amgaalada hargeysa.

Warkaasi oo fahfahsan iyo sawiro wakhti dhaw ka fiillo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com