Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Munaasibad ay xilalka kula Wareegayeen maamulada Waxbarashada Heer Degmo Ee Magaaladda Baligubadle ee xarunta Gobolka Hawd ayaa ka dhacday Magaaladaasi.

Munaasibad ay xilalka kula Wareegayeen maamulada Waxbarashada Heer Degmo Ee Magaaladda Baligubadle ee xarunta Gobolka Hawd ayaa ka dhacday Magaaladaasi.

Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen Guddoomiyaha Waxbarashada ee Gobolka Hawd Cabdilaahi Ibraahim Xaaji Xasan iyo xubno kale.

Cabdikariin Xaaji Cali oo ka mid ah haldoorka Gobolka Hawd oo halkaasi kalmado kooban ka soo jeediyay ayaa maamulaha cusub ee Waxbarashada ee heer Degmo u soo jeediyay in uu wax badan ka qabto baahiyaadka jira.

Waxa kale oo uu amaanay maamulihii hore oo u sheegay in uu dedaal dheeri ah muujiyay wakhtigii uu halkaasi ku sugnaa.

Gabogabadiina Guddoomiyaha Waxbarashada ee Gobolka Hawd Cabdilaahi Ibraahim Xaaji Xasan oo isna Halkaasi hadal kooban ka soo jeediyay ayaa amaan balaadhan u soo jeediyay Wasiirada Waxbarashada, Wasiir ku xigeenada shaqada iyo arrimaha dibada, kuwaas oo uu dhamaantoodba ku tilmaamay in ay dedaal badan geliyeen Gobolka Hawd.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com