Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Ayaa shacabka ku bogaadiyay Munaasibada Ciidul Fidriga.

Murashaxa Jagada Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Ayaa shacabka ku bogaadiyay Munaasibada Ciidul Fidriga.

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID oo qoraal kooban soo gaadhsiiyay Hadhwanaagnews ayaa waxa uu ku yidhi “Aniga oo ku hadlaya Magacyga iyo ka xisbiga UCID Waxa aan halkan dhambaal hambalyo oo ku aadan Munaasibada Ciidul Fidriga uga dirayaa guud ahaanba shacabka reer Somaliland iyo taageereyaasha Xisbiga Cadaalada iyo daryeelka ee UCID.

Waxa aan ilaahay inooga baryayaa in sanadkan kiisa kale uu inagu gaadhsiiyo bash-bash iyo barwaaqo iyo dalkeena oo nabad ah”

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com