Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Hafayeenka Xisbiga Mucaradka ee Ucid ee Gobolka Togdheer Xamse Salebaan Maxmed oo Ku Qabtay Shir jaraa,iid Magalada Burco kaas oo uu kaga Hadlayay Shiqaaqada ka taagan Baliga Diriye Guleed waxa kale oo uu Dhaliilo Xoogan Ujediyay Xukumada

Rer Dhan oo Somaliland ka mida ah oo Dagan Gobolka Togdheer ay inta Ciidan loo diro oo labaabiyo Deegaankoodi ay lahayn Muddo Dhawr Qarni ah waxaan lanahay Xukumadu way ku Fashilanytay Xal uhelida Deegaanka Diriye Guleed

Hafayeenka Xisbiga Mucaradka ee Ucid ee Gobolka Togdheer Xamse Salebaan Maxmed oo Ku Qabtay Shir jaraa,iid Magalada Burco kaas oo uu kaga Hadlayay Shiqaaqada ka taagan Baliga Diriye Guleed waxa kale oo uu Dhaliilo Xoogan Ujediyay Xukumada uu Hogaaminayo Silaanyo Kuan tilmamay Mid ku Fashilmay Daminta Shiqaqada ka taagan Baliga Diriye Guleed

waxa kale oo Baaq udaray Madax Dhaqmeedka Rrer Somaliland inay Arintani soo galaan oo ay ka Shaqeeyaan sidi ay u hali lahayeen Xal isaga arimahani ka hadlayaa waxa ka mid ahaa Hadaladiisi

” Waa wax laga Xumaado in ay Rer Dhan oo Somaliland ka mida ah oo Dagan Gobolka Togdheer ay inta Ciidan loo diro oo labaabiyo Deegaankoodi ay lahayn Muddo Dhawr Qarni ah waxaan lanahay Xukumadu way

ku Fashilanytay Xal uhalida Deegaanka Diriye Guleed taasna maha mid madaxwayne lagaga Fadhiyay ama laga sugayay waxa aad Rerkan aad iskugu Dartay Xadhig iyo inaad Deegaankoda Baabiso Taasina xalmahaa ee Madaxwayne Waa mid Saamayn baladhan kuyeelanaysa Nabad galyada iyo Mustqabalkaaga Danbe waxa ay hayd inaad usoo Dirto Wafti Madax dhaqmeed ah iyo Guurtiba ka kooban oo Raadiya Xal wara oo labada dhinacba qanciya waxa kale oo an Madaxwayne kugu Bararujinayain Madaxdaqmeedka shaqadoodi ay ahayd arinta meeshan taala waxanaad usoo dirtay wasiro waxayna Huriyeen Colaad wax kale kumay soo kordhin Go,aanki ay soo sarteen oo ahaa mid cadaalad Daro udhacdayna Markay qaadan wayeen Odayashi ayad Xabsiyada u Taxaabteen oo aad Rer dhan ku samaysay arin meelka ka dhac ku ah oo ay waliba wafti kale oo Xukumada ka socday ay iyaguna kusoo kordhiyeen Xadhig oo ay Xidheen Odayashoodi taasna wax aan uragnaa Cabudhin oo ah Car juuq dheh Taasina maha wax soconayaa Maha Madaxwayne wax aan kugu Baqayaa Arinkan udir Guurtida iyo Madax Dhaqmeedka oo kada Wasiradanaad soo dirayso”

Iskusoo wada Duubo shiiqaqadan ka taagan Baliga Diriye Guleed ayaa ah Mid ay Xukumada Uu Hogaamiyo Axmed Silaanyo ku Fashilantay Siday Uga Gun Gaadho oo ay ka dhaliso Xal Waarta oo Mira Dha

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com