Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Odayaal ka soo jeeda Beesha Ciise ayaa muddo toddobaad ka badan hargeysa u jooga jawaab ay ka sugayaan Xukuumadda, taasoo la xidhiidha cabashooyin ay hore ugu gudbiyeen Madaxweynaha.

Odayaal ka soo jeeda Beesha Ciise ayaa muddo toddobaad ka badan hargeysa u jooga jawaab ay ka sugayaan Xukuumadda, taasoo la xidhiidha cabashooyin ay hore ugu gudbiyeen Madaxweynaha.
Odayaasha oo isugu jira Madax dhaqameed iyo hogaamiyayaal ka soo jeeda Beesha Ciise ayaa hore Madaxweyne Siilaanyo ugula kulmay Hargeysa iyagoo u gudbiyey qoddobo ay Beesha Ciise isla soo meel dhigtay si ay Xukuumaddu wax uga qabato.
Lama oga qoddobada Beesha Ciise Xukuumadda u gudbisay hase yeeshee waxay soo shaac baxday kadib markii Madax dhaqameedka Beesha samaroon oo gaar usocdaa doraad Kulan Gar-naqsi ah la yeesheen Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo xubno ka mid ah Golihiisa Wasiiradda

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com