Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliladnd Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa ka hadlay kulan ay la lahaayeen Madaxwynaha Somaliland guddoomiyeyaasha Asxaabta mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID.

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliladnd Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro,ayaa ka hadlay kulan ay la lahaayeen Madaxwynaha Somaliland guddoomiyeyaasha Asxaabta mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID.

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo maanta la hadlay warbaahinta,ayaa sheegay in ay balantii ay labada guddoomiye xisbi mucaarid la lahaayeen Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) in aanay qabsomin isla markaana ay dib ugu dhacday maalinta sabtida.

“Balantii aanu Madaxwynaha la lahayn dib ayay u dhacday waxaanu maanta Madaxweynuhu kulan la lahaa bulshada rayidka ah kulankaasina wali muu dhamaan oo wuu socdaa markaa kulanka aanu anagu la lahayna dib ayuu u hacay waxaanu noqonayaa maalinta sabtida.”

Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlayay waxa ugu weyn ee ay labada guddoomiye Xisbi mucaarid Madaxweynaha kala hadli doonaan,ayaa yidhi.

“Waxaanu Madaxweynaha kala hadlaynaa kala madax bannaanaynta diiwaan galinta madaniga ah iyo diiwaan galinta codbixiyeyaasha kulankaasian sabtida ayuu u dhacay.” Ayuu yidhi Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com