Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa maanta si adag ugu hanjabay xukuumadda somaliland isagoo sheegay inaanay mardanbe ka xisbi ahaan u dulqaadan doonin xukuumadda madaxwayne siilaanyo

Gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa maanta si adag ugu hanjabay xukuumadda somaliland isagoo sheegay inaanay mardanbe ka xisbi ahaan u dulqaadan doonin xukuumadda madaxwayne siilaanyo, faysal cali waraabe ayaa hadalka sheegay mar uu maanta ka hadlayay kulan maalinta sabtida u dhacay oo la filayay inuu maanta dhex maro muncaaradka iyo xukuumadda ayuu gudoomiyaha xisbiga ucid sheegay inaanay axaabta muncaaradku mardanbe u dulqaadan doonin xukuumadda somaliland

faysal-iyo-cirro

Inkastoo gudoomiye faysal cali xuseen si adag u hadlay hadana waxa hadalkiisii gabay oo sidii loo baahnaa aan u hadal gudoomiyaha xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro oo aad moodo jini is boqray oo aan u baahnayn taageero shacab islamarkaana meesha ka saaray hadaladii ad-adkaa ee gudoomiye xisbi muncaarad lagu yaqaanay

Si kastaba ha ahaatee gudoomiye cirro wuxuu maalinkasta dayacaa jaanisyo fara badan oo u ka helo xukuumadda kuwaas oo loo baahnaa inuu qaab muncaaradnimo uga hadlo balse isagoo booskiisa gudoonka wakiilada ilaashanaya ayuu cabdiraxmaan cirro ku margadaa saaxadda siyaasadda somaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com