Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

gudoomiyaha xisbiga ucid ee UK mudane xuseen bisad oo ku canbaareeyay xukuumada somalilnd sida arxan darada ah ee ay laysy ubadka yar yar ee reer gabilay

Gudoomiyaha xisbiga ucid ee dalka uk mudane xuseen bisad ayaa, si adag u cambaareeyay sida ay Ciidamada RRU xabada udhaceen dhalinyaradii ka mudaharaadayay Magaalada Gabiley,kuwaas oo dhaawacyo iyo dhimashaba u gaystey caruur iyo dhalinyar.
gudoomiyaha xisbiga ucid ee dakaasi britan uk oo aanu khadka telfoonkacaawa ku waraysanay ayaa waxaa uu yidhi

waxaan dalka ka dhacaaya tii horaba tii kale ka daran mashqadan iyo dhiigan daatay maanta magaalada gabilay dhalinteeda dawladaa u sabab ah .waliba dad mudahraadsalami ah u samaynaya ragoodii ciida iyo calanka u ilaalinaayay in laga hor keeno rasaas waa ayaan daro ayuu yidhi xuseen bisad

waxaa kaleeto oo uu intaa ku daray mudane xuseen bisad

nuy u wxaanu u aragnaa masuuliyad daro, aan wali ka dhicin dallkan Soomaliland , kana suuroobin xukumadihii ka soo taliyay Somaliland, arrinkaasi oo wax u dhimaya qarinmada Somaliland , ahna fal cadaw nimo, laguna sifayn karo waxshinimo, waa ayaan daro hoos u dhigaysa dawladnimada yagleelka ah khasaarahas foosha xun ee sida masuuliyad darada loogu adeegsaday, iyo khasaaraas dhacay maanta sidoo kale waxaan tacsi udirayaa ayuu yidhii ehelladii ubadkoodu maant ku geeriyoodeen magaalda gabiilay

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com