Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

AQOONYAHAN MAXAMUUD CISMAAN CIYI OO KULAN LAYEESHAY ODOYAASHA IYO WAXGARADKA BEESHIISA SIRASMIYA UGAGA DHAWAAQAY MUSHARAXNIMADIISA GOLAHA WAKIILADA

AQOONYAHAN MAXAMUUD CISMAAN CIYI OO KULAN LAYEESHAY ODOYAASHA IYO WAXGARADKA BEESHIISA SIRASMIYA UGAGA DHAWAAQAY MUSHARAXNIMADIISA GOLAHA WAKIILADA

HARGEISA(maantasomaliland)Musharaxa u taagan doorashada golaha wakiilada somaliand Maxamuud Cismaan Ciyi oo kamida aqoon yahanka somaliand ee xiligan tartanka ugu jira sidii ay dalka uga badbaadinlahayeen amaba figrado cusub ugu soo kodhin lahaa bulshada somaliand ayaa isagoo ku guda jira sidii u shaacin lahaa dmaciisa musharaxnimo wuxuu kulan baladhan kula yee

xil-caways

Magaalada Hargeisa huteel maansoor si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka qayb galayo doorashooyinka golaha wakiilada somaliland ee fooda inagu soo haya sanadka cusub 2015 mudane aqoonyahan maxamuud cismaan ciyi,mudanuhu sidaa wuxuu ka sheegay madal qado sharafeed ugu sameeyay odayaasha iyo cuqaasha reer gadiid oo uu shalay ugu sameeyay magaalada hargaysa,halkaas oo uu ku balan qaaday in uu qaranka si hagar la’aana ugu shaqayn doono bulshada reer somaliland dhamaantood hadii ilaahay yidhaahdo taariikh nololeedkiisii iyo waayo aragnimadiisii la soco…….

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com