Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Hanbalyo Murashaxa hussein harbi Somaliland Parlimantery Candidadte 2015 Somaliland

Salaan dhamaan bahda saxafada ,,waxaa la filaya in doorashooyinka wakiilada iyo madaxweyne dhacaan bartamaha sanadka 2015 ilaa hada shaaciyay da yar badana inay ka qeyb qaatan ,waxaa ka xuseen xarbi oo ah nin suxufi ah oo labaatan sano saxaafada ka soo shaqeenayay haatana iclaamiyay inuu musharax baarlamanka ah yahay

xuseen xarbi waa dhalin yarada ku dhalatay magaalada hargaysa kuna barbaatay waxa barashdiisa asaasiga iyo tan sareba ku idlaystay isla magalada,,waxan shaki ku jirin inuu wax badan kusoo kordhin karo magaladaisa hadii shacab ka degaanku codkooda siiyaan iyadoo boqolkiiba sideetan shacbiga hargaysi yaqaanaan

Waxaa maanta ka taagan golaha wakiilada xaalad cakiran political tormoil ay sabab u tahay xildh ku sheegyada ku mashquulsan nin

iyo xisbi inay u kala saftaan ,laaluush iyo qabyaalada u tahay shidaalka lagu istaadhi,dhinacna iska saaren ba hawshii deegana laga soo doortay u ig madeen,,hadaba si taasi meesha uga baxdo shacab ku waxay haystaan firaanqo qaaliya inay odayadan waayeelka u badan meesha ka saaran codkoogana siiyaan da.yartan si dhiig cusub oo la jaan qaadi kara casrigan cusub loo helo,,waa arin yaab badan in qof ilaa 1960s kii soo shaqaynayay qaar ka midi ilaa maanta 2014 dhex fadhiyaan golayaasha dowlada ama ha noqoto executive ama legislators ka ,,xildhibaaan 22

Isku wada xooriyoo xusee cabdi muxumed xarbi wax badan yuu ka qaban karaa deegaankiisa gobalka maroodi jeex hadii shacabku codkooga ugu deeqaan ,,waxaan ku dhiiri galinayaa dadka hargaysa inaysan samayn khalad kii hore da yarta gobolkana soo saaran ,,iyadoo bahda saxaafadu kow ka tahay uu yahay ruug cadaa

dhalinyarada hargaysa iyo bahda saxaafada somalilandxildhibaaan 22

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com