Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

QOYSKA REER JIRDE AW CALI MA AQBALAAYO IN CID GAAR AH LA SIIYO DHULKA MAKTABADA GANDI IYO cid laga iibin karaa

Waxaan fariin halkan uga diraayaa dawlada talada dalka heysa ee axmed siiraanyo uu madaxweynaha ka yahay waxaanan leeyahay kaa ogolaan mayno hadaanu nahay ilma jirde aw ali oo ah reerkii lahaa dhulka baanka dhexe iyo saldhiga dhexe iyo waliba boostii hore waxaan ku leenahey dhulka boostii hore ka dhisan yahay oo aanu maqalney in shaqsi ganacsadaa in laga iibinaayo waa habeen xaley tagey maadama oo khayryadii hore iyo gandiba ay dawladu u celisey dadkii lahaan jirey
Anaguna ma ogolaan doono in aad dhulkayagii aad iibiso oo shakhsi kale gacanta u galiso dhulka boostii hore ku taal oo ah meel qadiimiya oo taariikha dhulkaasna aan ku xasuusano awoowgey jirde aw ali oo bixiyey dhulka waliba dhismaha boosta waxaa isna gacan ka geystey dhismah boosta adeerkey salaan jirde oo ahaa curadkii jirde aw ali waxaan leenahay madaxweynaha iyo cidkasta oo dooneysey dhulkan in ay iibiso ama iibsato wax idinka soconaaya maaha
Xoonjinho Jirde’s

Garyaqaan Muuse Yuusuf

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com