Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Suxufiga  wayn ee ruug cadaaga ah ee haatana u taagan tartanka doorashada baarlamanka somaliland ee ku beegan 2015 ayaa caawa kula shiray dhalinyarada beesha uu ka soo jeedo magaalada hargaysa

suxufiga  wayn ee ruug cadaaga ah ee haatana u taa

gan tartanka doorashada baarlamanka somaliland ee ku beegan 2015
ayaa caawa kula shiray dhalinyarada beesha uu ka soo jeedo magaalada hargaysa

kulankan oo ay soo qabn qaabiyeen dhalinyaradu ayaa waxaa lagaga hadlay doorka ay dhalintu ka qaadan doonto inay ka mid noqdaan golaha baarlamanka iyagoo kulankan ku sheegay mid aan loo dhamaystirnayn oo ay jimcaha awgeed ahayd waxaa ka soo qayb galay ilaa labaataneeyo dhalinyaro ah iyo afar iyo toban xubnood oo haweenka
waxaana halkaasi ka hadlay xubno dhalinyarada afkooda ku hadlaysay iyo maryan maxamed oo haweenka u hadlaysay

iyagoo sheegay inay musharaxa wariye xuseen xarbi hiil iyo hooba lagarab istaagi doonaan

sidoo kale kulankan kukankiisa ayaa loo balamay in dhamaan dhalintu shir kan ka balaadhan isugu yimaadaan huteel hadhiwanaag
waxaa iyana halkaasi ka hadlay cabdi fataax duufaan iyo rashiid maxamed yuusuf ,mahad jaamac

gabagabdii waxaa halkaasi ka hadlay musharax xuseen xarbi oo u mahad celiyay dhalintaa iskood isu soo abaabulay
isgoo ilaahay ka baryay inuu ku guuleeyo hamigiisa siyaasadeed

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com