Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in 32 qof oo Yemeniyiin ah oo ka yimid Ticis ay ka dageen dekedda Berbera ee Somaliland.

Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in 32 qof oo Yemeniyiin ah oo ka yimid Ticis ay ka dageen dekedda Berbera ee Somaliland.

YemeniHay’addu waxay sheegtay in dadkan ay muddo 12 saacadood ah ku soo jireen badda.

Dhinaca kale dowladda Soomaaliya iyo QM ayaa ka wada hadlay sidii loo daad-gureyn lahaa Soomaalida ku sugan Yemen.

Wasiirka arrimaha dibedda Somalia, Cabdisalaam Hadliye Cumar ayaa VOA u sheegay in UNHCR ay mas’uuliyad ka saaran tahay ilaalinta qaxootiga Soomaalida ee Yemen ku sugan haddii mushkilad la soo kulanto.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com